AMISOM BANNED Muslim AID agency bringing FOOD

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

AMISOM BANNED Muslim AID agency bringing FOOD

Post by Hussein53 »

AMISOM oo Hay'adaha Samafalka Islaamka u diiday in ay Gargaar kasoo dejiyaan Garoonka Muqdisho (Warbixin).

Thursday, 15 September 2011

Ciidamada AMISOM ee xoogga ku jooga magaalada Muqdisho ayaa ishor taag ku sameeyay kolonyo gaadiid xamuul ah oo gargaar u siday Barakacayaasha ku dhaqan duleedka Muqdisho.

Taliska ugu sareeya ciidamada shisheeye ayaa go'aansaday in mar dambe aysan garoonka Muqdisho kasoo degin diyuurado shixnado gargaar u sida Barakacayaasha kuwaasi oo ka socda wadamada carabta.

Mas'uuliyiin katirsan hay'adaha Maxaliga ah ee qaabilsan soo dhaweynta hay'adaha carabta ayaa warbaahinta u sheegay in amar kasoo baxay taliyaha ciidanka Uganda lagu joojiyay dhamaan duulimaadyadii Gargaarka siday ee wadamada carabta ka imaan jiray kadib markii dadka muxsiniinta ah gargaarkooda ugu xoogan geeyeen Mukhayamka Aala Yaasir.

"AMISOM waxay amar nagusiisay in aanan mar dambe soo dhaweyn karin Hay'adaha carabta ee doonaya in ay shacabka gargaaraan waxaa kale oo digniin nagula siiyay in aanan samafalayaasha cadaanka ah u gudbin karin dhanka shabeelaha Hoose oo ay shabaabul Mujaahidiin maamulaan"ayuu yiri mas'uul katirsan Hay'adda Zam Zam oo magaciisa qariyay.

AMISOM ayaa ka xumaatay sida ay hay'adaha carabta iyo Turkiga ugu qulqulayaan wilaayaatka mujaahidiintu maamulaan kadib markii amaan xumo iyo boob xoogani ka dhacay xerada Bad Baado ee Barakacayaasha.

Wafdigii Turkiga ka socday ee dhawaan gaaray Aala Yaasir ayaa wax weyn ka bedelay qaabka loo bixiyo gargaarka Soomaaliya wuxuuna ku booriyay dadka muxsiniinta ah in sadaqada ay bixinayaan geeyaan wilaayaatka dalka oo amaan ahaan iyo maamul ahaan ka wanaagsan meelaha AMISOM maamusho.

Ujeedka AMISOM ayaa ah in uu meel maro Baaq ay horay ugu jeedisay beesha caalamka oo ahaa in ciidanka Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan lakordhiyo islamarkaana lasoo gaarsiiyo gargaar si ay ugu gelbiyaan gobolada Mujaahidiinta maamulaan, balse qorshahaasi waxaa meesha saaray shabaabul mujaahidiin oo dadka waxbixiya u ogolaatay in ay wilaayatka geeyaan Gargaar

source: http://www.amiirnuur.com/index.php?opti ... 48:wararka

They are only allowing christian aid agencies to bring food to force you to become dependent on them ONLY

I told you before that they want to wipe you out, but you wont listen until its too late.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: AMISOM BANNED Muslim AID agency bringing FOOD

Post by Voltage »

Sounds fake. How come you never post Al shabaab banning most AID agencies from working in Somalia?

If God said you are obligated to eat bakhti to survive in hunger, how come people like you don't condemn Shabaab for willfully starving the masses by still continuing to ban the WFP and other large aid organizations with the best logistics in in drought and famine?
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: AMISOM BANNED Muslim AID agency bringing FOOD

Post by Coeus »

Al kelab propaganda.
Hussein53
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 297
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:31 pm

Re: AMISOM BANNED Muslim AID agency bringing FOOD

Post by Hussein53 »

This is why I support Al Shabab ban on WFP;




The muslims are enough to satisfy our needs while at the same time protect our dignity.

We don't need an arrogant kafir feed our people.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”