Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa dib udhis ku sameysay Buunadada deegaanka Wirkooley oo muddo ka badan 20-sano aan la isticmaalin.
Qarash iyo Maskax xeeldher ayaa ku baxday dhismaha buundadan muhiimka u ah isku socodka gaadiidka dadweynaha, Ganacsiga iyo Beeraha dalka Soomaaliya.irkooley oo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan Wilaayada ayaa maanta ka dhacday isla deegaanka Wirkoooley, Waaliga Jubbooyinka sheekh Abuukar Cali Aaden oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in wilaayadu Kumanaan dollar ku bixisay dhismaha buundadaasi muhiimka ah iyadoo kaashanaysa ganacsatada Jubbada Hoose.
Buundadan waxaa loogu magac daray Halyeygii Islaamka Salaaxudiin Al-ayuubi waxaana labedelay magaca Nin gaal talyaani ah oo horay u dhisay buundada.
Arrintani waxay qeyb ka tahay wax uqabadka wilaayadu shacabka Muslimka soomaaliyeed dhan walba kahor marinayso

