Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayrah
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayrah
Sh. C/qaadir Cali Cumar Oo Masjidka Abuu Hureeyra Kula Hadlay Ganacsatada Bakaaraha{Dhageyso}
Published on September 17, 2011 by Mowliid · No Comments · 1,206 views
Wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa ku booriyay ganacsatada suuqa Bakaaraha in ay gacan ka geystaan sugidda amaanka suuqa Bakaaraha.
Sheekh C/qaadir oo Masjidka Abuu Hureyra kula hadlayay ganacsatada suqaasi Salaadii Duhur kadib ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay nabaddu u leedahay nolosha bani’aadamka, isagoo soo qaadanayay Aayado Qur’aan ah iyo Axaadiis ka tarjumaya qiimaha nabadda.
Sidoo kale Sheekhu waxa uu ku guubaabiyay ganacsatada suuqaasi in ay ciidamada ammaanka kala shqeeyaan nabadgelyada Suuqaasi, si goob nabadgelyo ah uu u noqdo suuqu, wuxuuna intaa ku daray in dowladdu ay tahay tan kaliya ee u taagan sugida amaanka dalka loona baahanyahay in gacan lagu siiyo howlahaasi.
“haddii aad indaha ka daawataan wiilka bambada tuuraya iyo kan bistoolada wax ku dilaya iyo midka taqriir diin ka dhigaya, waxa ka imaan kara waad garan kartaan” ayuu yiri Sheekh c/qaadir Cali Cumar oo ganacsatada kula hadlayay gudaha Masjidka Abuu hureyra ee suuqa Bakaaraha.
Dhageyso codka Sh.C.qaadir
Dowladda KMG ah ayaa ku guuleeysatay sugidda amaanka suuqaasi tan iyo markii ay dhawaan kala wareegtay maleeshiyaadki Shabaab, waxeyna dowladdu u sameeysay suuqaasi ciidamado gaar ah oo qaabilsan sugidda amaanka suuqaasi, mana ka dhicin ilaa iyo haatan suuqaasi falal lagu tilmaamo karo amnidarro.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
Imam HutuKing,
Would this be the former masjid diraar?
Would this be the former masjid diraar?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
AW,
He never supported the khawaarijta.
Murax,
Its the same place where shongole gave his hateful speeches every saturday.

HutuKing01 wrote:AW,
He never supported the khawaarijta.![]()
Murax,
Its the same place where shongole gave his hateful speeches every saturday.
Who controls it now?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
Some of the diehard Amisom supporters from the soomalis(diehard dabadhilifs) would answer to your question this way: Mujaahidiinta Amisom controls 90% of Xamar!
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
HutuKing01 wrote:Some of the diehard Amisom supporters from the soomalis(diehard dabadhilifs) would answer to your question this way: Mujaahidiinta Amisom controls 90% of Xamar!

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
HutuKing01.
Remember it was his bodyguards who kidnapped those 2 French military advisors from their hotel. His soldiers were often known to sell weapons to AS.
He is a double agent and munafaq. Fuad Shongole is a well known Hawiye hating Jeberti but what is this crooked wadaad's excuse

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
Murax wrote:HutuKing01 wrote:Some of the diehard Amisom supporters from the soomalis(diehard dabadhilifs) would answer to your question this way: Mujaahidiinta Amisom controls 90% of Xamar!
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()

yap he is AS agent sxb wa undercover prolly he is those guys markey TFG ku tashtaan habeenki subaxdi sirtooda sii gudbiyo waayeAbdiWahab252 wrote:AS agent....

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Sh.C/Qadir Cali Cumar(haf) talking in Masjid Abu Hurayra
agree hes al shabaab agent. and masjidkaas FITNADA dhan meesha lagu abuuri jiray ayey aheeyd,AbdiWahab252 wrote:AS agent....
ABU HUREYRA waxaa xureeystay AHLU SUNNAH WALJAMAACA. xitaa waa ku dhex digrinay. maasha allah.
maaha masaajidkaas in loo ogolaato Wahaabiyada.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1123 Views
-
Last post by guhad122
-
- 1 Replies
- 698 Views
-
Last post by Berke
-
- 1 Replies
- 31 Views
-
Last post by Berke
-
- 2 Replies
- 773 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 10 Replies
- 939 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 21 Replies
- 1476 Views
-
Last post by AR1223
-
- 6 Replies
- 664 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 6 Replies
- 622 Views
-
Last post by Samatr
-
- 8 Replies
- 1147 Views
-
Last post by Siciid85