General Cali Madoobe: 'Doolow conference was a success"

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

General Cali Madoobe: 'Doolow conference was a success"

Post by XimanJaale »

Taliyihi Hore ee Ciidanka Bolisk Gen.Cali Madoobe oo Guul ku tilmamay Shirka ku soo dhamaday Dagmada Doolow Dhagayso

Read more: http://kismaayo24.com/?p=16821#ixzz1YaFkkOwa
Go to saadaal.com to hear him.

In the conference the elders, politicians have agreed to make a big conference either in Gedo or Jubooyinka after 45 days.

Also, Beesha Sade of Jubooyinka and Beesha Kumada of Jubooyinka have made peace in the Doolow conference.
Shirki dib u heshinta iyo Maamul Usameynta Gobolada Jubboyinka iyo Gedo oo Magalada Doolow ku soo dhamaday

Shirweynahaasi ayaa waxaa lagu balamay in uu dhaco 45 Malmood gudahood ayado lagu qaban doono Magaloyiinka waa weyn ee Gobolada jubboyinka iyo Gedo hadba mida la isla afgarto.

Isku soo wada duubo Shirki ka dhacay Magalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa u muqda mid rajo nabaded ku beray dhamaan Shacabka Dagaan Gobolada Jubboyinka Iyo Gedo oo ah gobolada Somalia ugu qayraadka badan hadana ugu hormarka yar ayado hormar la,anta lo aneynayo dagaalada jogtada ah ee ka dhaca Goboladaasi.


Read more: http://kismaayo24.com/?p=16809#ixzz1YaGtE17q
Good progress :up: :som:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: General Cali Madoobe: 'Doolow conference was a success"

Post by Voltage »

I have been told this is it!! The formation of Jubbaland is right now underway jointly by Sade and Absame.

:clap: :clap: :clap:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: General Cali Madoobe: 'Doolow conference was a success"

Post by XimanJaale »

Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo arrimaha la dagaalanka Al-shabaab ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo shirkaasi maalmihii la soo dhaafay u soconayay Waxgaradka ka soo jeeda gobolada Gedo iyo Jubooyinka, iyadoo gelinkii danbe shalay la soo gaba gabeeyey kullankaasi.

Dhanka Dowladda KMG Soomaaliya waxaa shirkaasi uga qeyb galay Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka KMG Soomaliya isagoo ka hadlay arrintaasi gaba gabadi shirka waxyaabihii laga soo saaray ama looga hadlay.

Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan waxa uu sheegay in kullanka ku dhammaaday si heer sare ah, isla markaana waxa uu xusay in ay isla garteen in shirweyne Caalami ah lagu qabto magaalooyinka Gedo iyo Jubooyinka mid ka mid ah si buu yiri loo dhiso Maamul Goboleed, isagoo sheegay in laga soo horjeedo maamul goboleedkii lagu dhisay Magaalada neyroobi ee DalkaKenya.

Si kasta oo ay ahaato waxaa la sugayaa 45 cesho oo loo madalsan yahay in shirweyne caalami ah isugu yimaadaan waxgaradka ka soo jeeda gobolada Jubooyinka iyo Gedo si ay maamul loo dhan yahay u samaystaan isla markaana deegaanada iyo degmooyinka gobolkaasi kaga sugan yihiin Dagaal yanada Alshabab uga saaraan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”