
Hargeysa berberanews. Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muusa Biixi cabdi ayaa dib u magacaabay sadex xil oo ka mid ah dhismaha Gobolka hargeysa eeh xisbiga kulmiye
War saxaafadeed u gudoomiyuhu ku magaacabay xilalkaasi oo nuqul ka mid ahi na so gaadha ayaa u qorna Sidan..
Laga bilaabo maanta oo ay taarikhda tahay 23/09 2011 Gudoomiyaha xisbiga kulmiye isaga ooo la tashaday hogaanka xisbiga kulmiye iyo waxgaradka xisbiga kulmiye wuxu u magacaabay xilal
1 Khadar cabdi xuseyn Gudoomiyaha Gobolka maroodijeex eeh Xisbiga Kulmiye
2 xusni maxammad warsame kulmiye Gudoomiyaha garabka haweenka gobolka maroodijeex 33h xisbiga kulmiye
3sidiq cawil axmed xogyaha gobolka maroodijeex eeh xisbiga kulmiye
Masuuuliyintan waxa loo rajaynaya in eebe u fududeyo xililan ayaa warsaxafadeedku gudmoomiyah lagu so gebogeboobay



