Hargeysa(Waaheen) sida ay Waaheen wararka Hordhaca ah ee kaga imanaya dawga u dhaxeeya Jabuuti iyo Hargeysi sheegayaan waxa ku geeriyooday inta la ogyahay shan iyo toban qof oo Rakaab ahaa oo u kala socday jabuuti iyo Hargeysa
Dadka Geeriyooday ayaa wararku sheegayaan in baabuurtii ay saarnaayeen Daad qaaday kadibmarkii dhulka Buuralayda ah ee waqooyiga Hargeysa uu ka da’ay roob Mahiigaan ah kaasoo soo rogay Dooxyada ay gaadiidku maraan.
Si rasmi ah looma oga tirade inay intaa ka badan tahay hase yeeshee wararka qaarkood ayaa sheegaya in la la’yahay qaar ka mid ah dadkii gaadiidkaa saarnaa halka baabuur ka mid ah kuwa ay dadku saarnaayeen la sheegayo inuu ku dul jiifo qaar ka mid ah rakaabkii.
Ilaa hada ma jiraan wax Gurmad ah oo dadkaas loo sameeyay sida ay wararku sheegayaana waxa kala xidhan isku socodkii Jidkaasi roobka oo weynaa awgii, hase yeeshee waxa jira dhaqdhaqaaq ay xukuumadda Somaliland ugu tabaabulshaysanayso sidii dadkaas Raq iyo Ruux loo soo samatabixin lahaa, maadaama khasaare balaadhani uu dhacay
http://waaheen.com/?p=21527
PICTURES:
http://www.boramanews.com/news/index.ph ... 7&catid=66
TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Moderator: Moderators
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
-
anonymousfaarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1987
- Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Subxanallah.
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
inaalilaahi wa ina calayhi raajicuun, waar dadow cidi ma ii sheegi karta meeshani magaceeda waxan uga baqaya ina noqotay xagayagi 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Anaga ba beri bu daad ina qaaday. Gaadhi baynu wadanay{land cruiser pick up} oo waxaynu ku soconay Jabuti aniga iyo labo inamo oo kale oo aynu tol nahay . Roob Ethiopia ku da'ay ayaa dooxa la yidha "qabri baxar" soo rogay . Saq badhki anaga oo iska duulayna oo de irbadda mirqaanku xaamiga ay saarantahay baynu soo dul istaagnay dooxi. Walle baxr caadi ah oo aad badweynta hindiya aad moodo ba inagu helay halki. Cirkaasan iska wada maraynay oo gaadhigi baynu ku ridnay dooxi .
2 secs inagu ma ba qaadan , sidii wax aynu dooni sarnayn oo kale ayay biyihi intey gaadhigi taayaradiisi dhulka kaa qaaden , halka iyo bari la inoo la kacay . Daqaadihii baynu ka boodnay .Allah maxa kolba dhagax kugu dhacaya . Ilaah ba inaga saaray .
Anigii na Ina Baxar la i yidhi , meel baa'stan cidlo cad ku taal na Qabri Baxar noqotay ... adigu waxan u maleeya in marka Baxar iyo baxar is helaan iney is "cancel" gareeyaan
Gawaadhidi laga wada laha Hargeysa oo Jabuti ka soo baxayay ayaa maalinti ku xigtay , anaga oo gadhigayagi na dooxa dhex yaal , waxooga -gi hawadayga inoo soo hadhay na iska raamsanayna baa halki inagu helay .
Walle yaakhigu caadi ma'aha bu yidhi will makaahil oo ina yiqiin , maxaa idin waalay miyaad iska yara sugtaan.
Allah ha u naxariisto intaa halkan ku go'day .
2 secs inagu ma ba qaadan , sidii wax aynu dooni sarnayn oo kale ayay biyihi intey gaadhigi taayaradiisi dhulka kaa qaaden , halka iyo bari la inoo la kacay . Daqaadihii baynu ka boodnay .Allah maxa kolba dhagax kugu dhacaya . Ilaah ba inaga saaray .
Anigii na Ina Baxar la i yidhi , meel baa'stan cidlo cad ku taal na Qabri Baxar noqotay ... adigu waxan u maleeya in marka Baxar iyo baxar is helaan iney is "cancel" gareeyaan
Gawaadhidi laga wada laha Hargeysa oo Jabuti ka soo baxayay ayaa maalinti ku xigtay , anaga oo gadhigayagi na dooxa dhex yaal , waxooga -gi hawadayga inoo soo hadhay na iska raamsanayna baa halki inagu helay .
Walle yaakhigu caadi ma'aha bu yidhi will makaahil oo ina yiqiin , maxaa idin waalay miyaad iska yara sugtaan.
Allah ha u naxariisto intaa halkan ku go'day .
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
oodweyne news waxay sheegtay in meeshu tahay dooxa agabar
http://oodweynenews.com/news/109285-13- ... iro-2.html

AUN
http://oodweynenews.com/news/109285-13- ... iro-2.html

AUN
-
AYUUB Isaaq
- Posts: 37
- Joined: Thu Aug 09, 2007 5:17 am
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Allah Yarxam marxuuminta
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
I was on this road last year, 2006 and many times in the late 90s.
The amount of stories of death, usually by drowning.....
AUN to all the dead
The amount of stories of death, usually by drowning.....
AUN to all the dead
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Man , war shalay ma' baan eegin sawirada . wallahi waa dooxi Agabar
If the driver has survived he should be prosecuted and imprisonned . Some of these are just reckless .
Anigu waxan odhan laha dawladda , ha "regulate" gareeyaan inta qof u gaadhi walba qaadi karo , ha na loo sheego dirawalada {ilayn insurance ma laha e } qofkii gaadhiga-ga saaran e shil ku dhinta , dirawal-ka ayaa xabsi u galaya
Haddi aan laga cabsin waxba is ma badalayaan , waxan gawaadhida wada waa wada S-tii hore .

- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: TRAGEDY IN SOMALILAND TODAY!!!
Inalilahi, this really sad news, alaha unaxriisto inti dhimatay, ehelkoodan samir alaha siiyo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 4162 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 420 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 20 Replies
- 1196 Views
-
Last post by halfoshalfom-614
-
- 9 Replies
- 2445 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 1693 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 28 Replies
- 15331 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 18 Replies
- 9750 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 0 Replies
- 1507 Views
-
Last post by Marques
-
- 6 Replies
- 1036 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 8 Replies
- 1104 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul