New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Executive »

M/weynaha Puntland Iyo Isimada Puntland Oo Halkii Ugu Xumayd Kalamaraya

{Garoowe}4-7-08Isimada Puntland oo Qaban qaabinaya Shirweyne Qaran oo lagu Dhiso Dowlad ka duwan mida uu Madaxweynaha ka yahay Gen. Cadde Muuse iyo Generaalka oo diidmo xoogan ka muujiyay..................................

Isimada oo intooda badan ku sugan yihiin Magaalada Garoowe ayaa hadana waxa laga dareemayaa Gobolada kale oo dhan diyaar garowga shirweynahaasi gaar ahaan waxa ku sii qul qulaya Caasumada ergooyinka doonaya inay ka qaybgalaan shirkaasii.

Ugaas Cali Faarax oo warbaahinta u sharaxayay ujaadadooda ayaa sheegay inay go'aan ku gadheen in la dhiso Dowlad ay madax ka yihiin shakhsiyaad xaalada Dalka wax ka bedeli kara islamarkaasna soo celin kara dalka ka maqan Gobolada Puntland sida uu yidhi ugaasku.

Shirarka iyo isbedel doonka ay wadaan Isimada Puntland oo aan la ogeyn cida dabada ka riixeysa ayaa waxa diidmo xoog leh ka muujiyay Dowlada Madaxweyne Cade Muse Xirsi oo ku tilmaantay shirarkaasi kuwo aan sharciga waafaqsaneyn.

Inta badan Beelaha ku dhaqan Puntland ayaa u hanqal taagaya isbedelka ay wadaan Isimada tasoo dhalin karta in gacan ka hadal dhex maro Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyo Beeled taabacsan Isimada.

2001 ayay hayd markii sidan oo kale Isimada Puntland ay shir ku qabteen Garoowe kadibna ay ku doorteen Jaamac Cali Jaamac Madaxweynaha Puntland balse diidmo keentay gacan ka hadl markii danbe dhexmartay C/laahi Yuusuf oo xiligaasi Madaxweyne ka ahaa Puntland.
Madd_Scientist_
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4745
Joined: Mon Feb 04, 2008 12:27 pm

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Madd_Scientist_ »

Viva Puntland :up:

didn't understand a word......
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Executive »

Basically the clan leader/Elders of Puntland wants to replace the current Puntland administration with a new one.


They are having a conference soon, But the President is not allowing them but they are going ahead with it anyway cause the current leadership is useless.
User avatar
C O S T A
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 455
Joined: Sun Jun 08, 2008 2:02 am

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by C O S T A »

Puntland is Mahamud Saleman land the rest should make their own states

thats why i bought little bit land in Sukatra

Zinjibari Muuse :down:
Madd_Scientist_
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4745
Joined: Mon Feb 04, 2008 12:27 pm

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Madd_Scientist_ »

Oh, ok......


Viva Puntland :mrgreen: :up:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Executive »

COSTA


my uncle is there, He lives in Stockholm but spends most of his time in Somalia do you know him? Garad Abshir Salaax?? 3rd person on the list


Signed by

Garaad Abshir Saalax Maxamed :mrgreen:

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... land.shtml
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by AbdiWahab252 »

The Gorilla needs to do it Abdullahi Yusuf style and kill/arrest his opponents.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Shirib »

I like Cadde, he's funny and has a souther accent :up:
User avatar
C O S T A
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 455
Joined: Sun Jun 08, 2008 2:02 am

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by C O S T A »

Was he somaliland foreign minister during Cigaal

most Dhulos in Stockholm live in Fittja i Botkyrka and i live north of the town

but i know hot dhulos chicks om du vill ge kan ge dig deras nummer
canood
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 405
Joined: Sun Jun 29, 2008 11:17 am

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by canood »

since muse cade came to power we lost sool , and dhulbahante became the kurdish of somaliland
User avatar
Awe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Wed Jun 04, 2008 11:50 am

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Awe »

The conference will succeed insha'Allah, and we will bring Las Anod into our fold.

Costa,

You drunken bastard, every clan is represented just look at how many Dhullos are attending. :mrgreen:
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by MJ-Pride »

Cadde Muse wil be gone by dec 2009. I hope DARWIISH Comes along :up:
al ghazi
Posts: 62
Joined: Sat May 31, 2008 6:33 pm

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by al ghazi »

Awe wrote:The conference will succeed insha'Allah, and we will bring Las Anod into our fold.

Costa,

You drunken bastard, every clan is represented just look at how many Dhullos are attending. :mrgreen:
:up: :up: :up: :up: :up:
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by siren »

Executive wrote:COSTA


my uncle is there, He lives in Stockholm but spends most of his time in Somalia do you know him? Garad Abshir Salaax?? 3rd person on the list


Signed by

Garaad Abshir Saalax Maxamed :mrgreen:

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... land.shtml

You're Barkad miya?
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: New Puntland govt - Cadde Muse Vs Isimada Puntland

Post by Mr_Alfaas »

:-@ :-@
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”