ummadii iidoorka aheyd ma sidan bay ku dambeysay, "Kaalaya, qasab nagu barta"...
Waryaadhaheen, iidoor waa qabiil soomaaliyeed, sharaf iyo xumaanba laga heli, idinku magac xumada iska ilaaliya, iyo inaad ubuktaan in la idin barto ood attention raadineysaan.
Wixii aad tihiin ee wanaagsan waanu naqaanaa, wixiina xuna waanu naqaana, Anagaba la mid...
Marka inoo deejiya sxbyaaal, Forumku siyaasad buu kagaga wanaagsanaan lahaa sidaaan.
ASC
IIDOOR
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: IIDOOR
Faarax Ugaas duriyada ino daa, wa dariska xalasha ah



- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: IIDOOR
war kagan farax caytamey la soo baxay meeshan ma xafaadadi baad mooday meesha ma waxad mooday xeradi aad ku dhaanteyn jirtay intad laba daasadood qaadatid oo madhan midba dacaskaga aad la dhacdiid ta kalana aad dabka ku shidatid war sheeko weye meeshu cidina kuma odhan iidoor kala baro ama kala xafid ama ha baran ama baro wa mid ku taala adiga meesha hadal ba lugu haya school iidoor na meesha kuma aragno cashar iidoor lugu dhigayo lama sheegin waxano dhani wa wax adigu ku gaar ah kagan Farax caytamay la soo baxayow.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: IIDOOR
Hadaladeydii ma dareen-taabad bay yeesheen sxb? wixii dareen-taab ah waad ka raali ahaan, wixii aad ka faa'idi kartana, ka faa'ideyso waa hadal nin weyne, ascThe_Emperior5 wrote:war kagan farax caytamey la soo baxay meeshan ma xafaadadi baad mooday meesha ma waxad mooday xeradi aad ku dhaanteyn jirtay intad laba daasadood qaadatid oo madhan midba dacaskaga aad la dhacdiid ta kalana aad dabka ku shidatid war sheeko weye meeshu cidina kuma odhan iidoor kala baro ama kala xafid ama ha baran ama baro wa mid ku taala adiga meesha hadal ba lugu haya school iidoor na meesha kuma aragno cashar iidoor lugu dhigayo lama sheegin waxano dhani wa wax adigu ku gaar ah kagan Farax caytamay la soo baxayow.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: IIDOOR
Ma wax iyaga ku gaar ah baa, mise qabiilada kale soomaaliyeedna way ku feegaaraan meesha?..Queen_Arawello wrote:Faarax Ugaas duriyada ino daa, wa dariska xalasha ah![]()
waanba shakiyaye, Queen masoo feegarataa forumyada kale?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1828 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 31 Replies
- 1715 Views
-
Last post by BARIIS&BASTOO_BOY
-
- 5 Replies
- 670 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 2231 Views
-
Last post by Erigavo_Gal
-
- 41 Replies
- 6384 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 605 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 628 Views
-
Last post by XKeyse_