Sh Abu Muscab: talks about the victory in d/mareeb

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Sh Abu Muscab: talks about the victory in d/mareeb

Post by grandpakhalif »

Afhayeenka Taliska Ciidamada Melliteriga Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ay Shalay Mujaahidiintu ku qaadeen Dhuusamareeb.

Sheekh Abu Muscab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ula jeedada dagaalka ay mujaahidiintu qaadeen uu ahaa in ay kala ceyriyaan Ciidamada Mushrikiinta ah ee ku suganaa gudaha magaalada Dhuusamareeb, kuwaasi oo uu tilmaamay in dhibaato ku hayeen dadka deegaanka.

Sheekh Abu Muscab ayaa sheegay in ay dagaalka ku dileen Saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Mushrikiinta, sidoo kalena ay ku soo Qaniimaysteen hub iyo saanad melliteri.

Dhegayso Sheekhul- Mujahid oo ka hadlayo dagaalka iyo guulka Mujahideenta ay ka qadeen mushrikiinta

http://somalimemo.net/index.php?option= ... d=34:warar
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”