Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Burundi
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
Ahmed Godane is a joke
His latest picture found inside a dungeon in Marka Cadeey:

He is a very shy girl

His latest picture found inside a dungeon in Marka Cadeey:

He is a very shy girl
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
May allah protect the blessed Amiir 
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
The so-called Godane needs to show his face like Sheekh Hassan Daahir Aweys, Sheekh Mukhtaar Roobow, Sheekh Fu'aad Mohamed Shangoole, and Sheekh Cali Dheere. The guy is hiding his face and wants people to believe him while he is hiding his face. How it is possible that other leaders can show their face but he is nowhere to be seen? If you read the Somali websites, you would notice that other leaders visiting Gedo, Shabeelaha Hoose, and other places while this guy hides his face

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
Hogaamiyaha ugu sareeya Shabaab oo fariin u diray Burundi
Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa fariin u diray shacabka reer Burundi isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa dalka Soomaaliya.
Sheekh Mutqaar C/raxmaan abuu Zubeyr oo ah hogaamiyaha guud ee Xarakada AL Shabaab oo fariin maqal ah soo saaray ayaa waxaa uu digniin ugu diray fariintiisa shacabka reer Burundi isagoo kula taliyay in ay ciidamadooda kala baxaan gudaha Magaalada Muqdisho.
Waxaa uu sheegay in ay hayaan maxaabiis farabadan oo u dhalatay Burundi kuwaasi oo uu tilmaamay in qaarkood dhaawacyo ay qabaan waxaana uu ugu baaqay shacabka Burundi in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa Soomaaliya inta aysan Shabaab sameyn talaabo aargudasho ah sida uu hadalka u dhigay.
“Hadalkaan waxaa uu ku socdaa shacabka Burundi, waxa muuqata in ciidamadiina la soo qalday oo wax badan aysan ka fahansaneyn xaqiiqda taala Soomaaliya, waxaad ogaataan in Muqdisho ay ku fashilmeen dowlado idinka xoog badan idinkana jabkiina waa uu bilowday waxaana astaan u ah meydadka ciidankiina ee lagu jiidayo Muqdisho” ayuu yiri Abuu Zubeyr.
Hogaamiyaha sare ee xarakada Al Shabaab Sheekh Mutqaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa sheegayb in ciidamada Burundi ay ku qasbanyihiin in ay isaga baxaan gudaha dalka Soomaaliya maadaama sida uu tilmaamay ay ku fashilmeen dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab.
“Waxaa hubaan ah in aad qasab dalka uga bixi doontaan kala doorta maanta in aad baxdaan in wali uu qasaarihiinu yaryahay iyo in aad baxdaan mar ciidankiinu baaba’ay qasaare ba’ana uu idin soo gaaray” ayuu hadalkiisa intaasi ku sii daray Amiirka Al Shabaab.
Hanjabaadaan cusub ee Shacabka Burundi uu u jeedinayo hogaamiyaha sare ee AL Shabaab ayaa imaaneysa xili askar ka tirsan ciidamada Burundi la sheegay in ay ku dhinteen dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
he doesnt exist like mulah umar doesnt exist .
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
ilaahiyo amiirkeena noo xafido, cadowgeen jab
allahu akbar allahu akbar allahu akbar
allahu akbar allahu akbar allahu akbar
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
May your Amir Godane burn in the very bottom pits of hell. Aamiin.The_Emperior5 wrote:May allah protect the blessed Amiir
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Amiir Axmed Cabdi godane sends a strong message to Buru
The blue i don't even think he exist

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 120 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 30 Replies
- 3840 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 30 Replies
- 2321 Views
-
Last post by mahdi01
-
- 62 Replies
- 4751 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 5 Replies
- 906 Views
-
Last post by kambuli
-
- 5 Replies
- 669 Views
-
Last post by Kukri
-
- 3 Replies
- 906 Views
-
Last post by samatar133
-
- 16 Replies
- 2519 Views
-
Last post by AbrahamXirsi
-
- 9 Replies
- 1615 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 48 Replies
- 3832 Views
-
Last post by The Nomad