Cabdirashiid Duulane-What a Disgrace to Rafleh Family

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Cabdirashiid Duulane-What a Disgrace to Rafleh Family

Post by Queen_Arawello »

This man is said to hail from the great honourable Rafle family, what a disgrace wallahi,, i hope reer UK assassinate this Kuddaafad..he deserves a bullet btwn his eyes :x :x .


Image


DAREENKA JAALIYADAHA IYO DIYAARGARAWGA QAABILAADA AMBASSADOR CABDIRASHIID DUULANE RAFLE OO SI WAYN LOOGA SUGAYAY CARIGA UNITED KINGDOM





Waxaay halkan dhamaan jaaliyadaha hoos ku xusan si kalsoonileh, kaliyo laaba ugu soo dhawaynayaan safiirka cusub ee loo soo magacaabay wadankan ingriiska mudane Ambassador Cabdirashiid Duulane Rafle iyada oo ay horaba jaaliyadahani si balaadhan oon loo kala hadhin ugu direen hambalyadii qiimaha sare lahayd safiirkan ay dawlada federalka Ethiopia u soo magacawday carigan United Kingdom, waxaana xil culayskii lehe si wayn u rajaynaynaa in uu mudane Ambassador Cabdirashiid dulane ugudan doono si qaayo leh xilkaas loo soo igmaday anagoo kalsooni ka muujinayna inuu masuuliyadaa wayn umaamuli doono sida ugu haboon natiijooyin wax ku oolana abuuridoonta, uuna ka shaqayndoono sii xoojinta midnimada xooga qurbajoogta deegaanka ee ku aadan horumarka iyo nabada.

Hadaba jaaliyadahan oo kala ah Jidwaq Diaspora Community in UK, Somali-Regional Women diaspora Association, and Somali Regional Diaspora Society, dhamaantoodna qayblaxaad leh ka soo qaatay abaabulkii iyo dhiirigalintii bulshada qurba joogta sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen dhinaca horumarka iyo nabada looga gogal xaadhay sida niyadsamida leh gudaha DDS iyo dalka dibadiisaba islamarkaana jaaliyadahan oo ilaa iyo haatan utaagan ka midha dhalinta dadaalka iyo iskaashiga qurba joogta deegaanka udhalatay iyo shacbi waynaha dawlada deegaanka somalida ee ethiopia una taagnaandoonaan marwalba midaas oo ayna marxalado gaara iyo muraado gaaban toona marnaba taa ka manciyaynin ugana tanaasulaynin cidnaba iyo shaqsitoona taageerada ay jaaliyadahani u hayaan horumarka iyo amniga deegaankooda.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Cabdirashiid Duulane-What a Disgrace to Rafleh Family

Post by Babygirl- »

Haadu Xabashi uu Shaqeyo Damiir maleeh. :down:

Most of Reer-Rafle and their relatives fled Ethiopia along time ago, My grandmother & her brother's Land in Wardheer were confiscated this year, the last part of what was left of it, they inherited from their mom (Rafle's Neice).
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Cabdirashiid Duulane-What a Disgrace to Rafleh Family

Post by Queen_Arawello »

Babygirl that is true... Masha Allah Reer Suldaan Dulane have earned respect..Dulane Rafle was engaged in armed struggle against the regime for over 40 yrs,my dad used to say he was the most courageous warrior ever seen, he was imprisoned for 11-12 yrs. It's unfortunate this imbecile was born from that great leader.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”