His death will lead to the collapse of the Al-Shabaab of Gedo. The marxuum hailed from Beesha Cali Dheere. Which is one of the clans in Gedo that are heavily present in Al-Shabaab, this incident will make Al-Shabaab weakened as Beesha Cali Dheere might pullout their soldiers from Al-Shabaab.
I hope that all the pro al-shabaab sub-clans will quit becoming al-shabaab and join their fellow other sub-clans in the government. Peace is the only way forward before warGudomiyaha Xarakada Alshabaab ee gobolka gedo Cabaas Cabdullaahi aya waxaa uu si aan gabasho lahayn u Shegtay Dilki lo gaystay Gudomiyihi hore ee Dagmada Baladxaawo Axmed Burkuus.
Waliga Wilayada Islamiga ah ee Gobolka Gedo Sh.Cabaas Cabdilahi aya Goob fagaro ah isku keenay inta badan dadka ku nool Magalada Baardheere waxaa una Shegay in ay ayagu ka danbeyeen Dilki Burkuus ayna si wadi doonan Dilalka qorshaysan ee lala begsanayo masuliyinta Dowlada Kmg ah u qabilsan Gobolka Gedo.
Dilka lo gaystay Axmed Burkuus ayaa waxaa la filaya in uu sumcad daaro weyn u soo hoyo Xarakada Alshabaab Qaybteda Gobolka Gedo waxana Xog Aruris ay samaysay Shabakada Kismaayo24.com lagu ogaday in Beesha uu ka dhashay Marxuum Burkuus oo ahayd beel Misaan ku dhex leh Xarakada Alshabaab ee Gobolka Gedo ay Qorshaynayaan sidi ay Xirirka ugu jari lahayen Xarakada Alshabaab.![]()
![]()
Isku soo wada duubo Dilka Axmed Burkuus iyo Sheegashada Xarakada Alshabaab waxaa la Saadalinaya in dadki ugu danbeyay ee Tagersana Xarakada Alshabaab ay Kalsoonida Kala laabtan.

