AMOUD UNI IS NOW TRAINING OTHER UNI FROM PUTLAND AND MOG

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

AMOUD UNI IS NOW TRAINING OTHER UNI FROM PUTLAND AND MOG

Post by djibsomali »

Amoud uni is not only a beast, a monster in somalia university landscape but it is also a leading example of self reliance.

after the introduction of MSC and PHD in health now it is training other uni in sciences

Awdalpress(Borama)09 Oct.11–Afartan xubnood oo ka kala socda Jaamacadda Muqdisho, Burco, Hargeysa, Camuud, Golis iyo Nugaal ayaa maanta tababar soconaya toban cisho uga furmay xarunta Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, kaas oo lagu baranayo kobcinta xirfadaha ee maadooyinka Seyniska, mashruucaan ayaa maal gelisay Midowga Yurub, iyadoo ay fulinayaan hay’adaha Care, SCF iyo wasaaradda waxbarashada ee maamulka Somaliland.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa ka hadlay guddoomiyaha Jaamacadda Camuud Professor Suleymaan Axmed Guuleed oo sheegay in waxbarashadu aanay laheyn xuduud iyo siyaasad.

Guddoomiye ku-xigeenka madaxa tababarka mashruucaan ee hay’adda SCF Axmed Abukar oo isna ka hadlay kulanka ayaa sheegay in tababarkaan uu socon doono illaa laga tababarayo guud ahaan macallimiinta dhiga Jaamacadahan iyo kuwa la qori doono, wuxuuna intaasi raaciyay in ay habboon tahay in loo mahadceliyo Midowga Yurub oo 95% bixiyay qarashaadka ku baxaya tababarka.

Madaxa tababarka ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Maxamed Xuseen Goomeey ayaa kula dardaarmay ka qeybgalayaasha in ay ka faa’ideystaan tababarka.

Bar-kulan



video in here as well

http://lughaya.com/2011/10/09/6-jaamaca ... da-camuud/
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: AMOUD UNI IS NOW TRAINING OTHER UNI FROM PUTLAND AND MOG

Post by The_Emperior5 »

:up: :up: :up: :up: Camuud university is doing a great job Knowledge is the key to success
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”