
Mansha Alaah walee sulub Waa mujaahid, ilahayow ogadeniya oo xora tus mujaahidka.
Isaga iyo Sheekh Deeq intay dileen ilaalayaashoodii bay soo baxsadeen, cajiib nimankan sheekoyinkooda filim inaad daawan baad moodi.ina aadan wrote:Sulub 3 jeer buu u galay gacanta cadawga, 3diina wuu kaso baxsaday. walaahi ninka xabashidu gacan bay u taagtay.
Buug inaan ka qoro baa i haysa ninkan iyo mujaahidinta badan si aan lo iloobin waxa ay usoo mareen xoraynta dalkooda.
Shift wrote:Some of these guys shekooyinkooda waa cajiib,straight out rambo movie walaahi.I remember hearing about the guy who got seperated from his platoon,so he ended up hunting the tigree for 7 days straight by himself till he came up on a JWXO camp,he was draging a wounded tigree soldier.