http://www.allgedo.com/2011/10/16/dadka ... uryahooda/Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta shacabka Soomaaliyeed ee reer Gedo aysan kasoo bixin guryahooda, sababtuna waxay tahay ayada oo ay u da’een roobab mahiigaan ah oo lagu diirsaday.
Roobabkaasi ayaa hakiyey isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaanada gobolka Gedo, taasoo sababtay in dadku aanu guryahooda ka soo bixin tan iyo xalay ilaa iyo maantay.
Waxaa la tilmaamay in roobabkaasi mahiiganka ahi ay sababeen burburka in ka badan 30 guri oo ku yaala deegaanada gobolkaasi, iyadoo ay wali si xoog ah ku socdaan roobabkaasi.
30 Houses destroyed by heavy rains in Gedo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
30 Houses destroyed by heavy rains in Gedo
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: 30 Houses destroyed by heavy rains in Gedo
Alle wax ka kheyr badan ha ugu badalo...ameen...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 803 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 16 Replies
- 1302 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 884 Views
-
Last post by sav12600
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 112 Replies
- 8783 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by 1moonlight
-
- 0 Replies
- 378 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 11 Replies
- 1568 Views
-
Last post by Amilla
-
- 16 Replies
- 1157 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 745 Views
-
Last post by udun