Who does he describe as ´Curadka darood´?Ragga Cayn u kacayow war uun, Cali ha loo geeyo;
Calaankii la guubaabin jiray, ciiradiis bogay dheh!
Cidda Arab ah iyo Ciidagale, cuurka Habar Yoonis,
Awalkaa ciriiriga u jira, ceelka Madarweyne
Cabdi Bariga, Guuleed Suldaan, coodki laga qaad dheh!
Cadale oo dhan Ciid iyo intaa, Ceelo uga taallo,
Isaxaaqa kebed ciirayoo, Caliyo Haaruun ah,
Cabdulliyo Makaahiil, Bah-Geri, callan Mareexaan ah,
Hartigaa cadceed idil degoo, curadka Daarood ah

Beesha Darood shouldn´t be bickering during an caleemo saar of a new suldaan
