
Amin Suleiman Askar Waa ciyaar yahan Caana kana Dheela Naadiga heerka kooowaad ee wadanka Norwey Fredrikstad FK Amin Askar waxa uu yimidwadankan isaga oo 2 jira waxa uu ka soo dheelay naadiyo kala duwan sida MOSS FK 2003 ilaa 2009 kii .Moss oo ah magaalada uu degan yahay sidoo kale waxa uu u dheelijiray xulka Qaranka ee Norway 20 jirada Amin Askar waa khadka Dhexe iyo dufaacaba waxa uu ka dheelaa positiono kala duwan
Amin waxa waxa uu ciyaartiisi ugu dambeysay u dhaliyay gool quruxbadan oo shot ah kooxdiisa Fredrikstad FK
iyada oo ay kabadiyeen kooxda Horyaalka ugu saraysa ee Molde amin waxa uu u qaataa funaada 18 ee kooxda Fredrikstad FK xiliyadii
[youtube]_uaM5QkuO8U&feature[/youtube]
[youtube]d75hsHFp5cA&feature[/youtube]

