

Ciidaamada badda ee gobolka Sanaag ee Somaliland ayaa maanta ka soo qabtay xeebaha deegaanka Maydh ee degmada Ceerigaabo seddex qof oo ay ku eedeeyeen in ay ka tirsanaayeen burcad badeedda Soomaalida ee wax ka qafaasha badaha ku xeeran Soomaaliya.
http://www.togdheernews.com/v2/?p=5069