Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
Dadweynaha ku nool Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley, ayaa maanta dhabarka u jeediyay Urur Siyaasadeed uu Watey Wasiirkii hore ee Wasaarada Daakhiliga ee Xilligii Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin. Kaasi, oo lagu xasuusto xayiraadii uu ku soo rogay kalfadhiyadii Golayaasha Deegaanada dalka, oo ay hurmuud ka ahaayeen Degmooyinka Gabiley iyo Berbera.
Ismaaciil Aadan Cusmaan,(Ismaaciil-yare), oo barqadii shaley soo
gaadhay Gudaha Magaalada Gabiley Isaga(Ismaaciil-yare) iyo xubno la socday oo watey sida ay Sheegteen Urur Siyaasadeed cusub oo uu dhawaan ku dhawaaqey oo layidhaa Dalsan.
Ismaaciil yare oo kulankiisan reer Gabiley waajahay dareen xusuuseed soo bidhaamiyay boog hore oo Dadwaynaha Gabiley ka bogsadeen, isla-markaana reer Gabiley Xasuusiyay sooyaalkii Taariikheed ee Ismaaciil-yare maalmihii ay saaxiibka fog ahaayeen Madexweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, oo inta badan loo tiryo khilaafkii Mucaaridnimo ee Rayaale iyo Reer Gabiley in uu bud-dhige ka ahaa Ismaaciil-yare iyo saaxiibadiisii ay wakhtiga dhinaca Siyaasada caadifiga ah rafiiqa ku ahaayeen.
Hadaba, muuqaalkii shaley ayaa ahaa, dareen Ismaaciil yare laf
ahaantiisa dib ugu celiyay, Milicsiga Maalmihii uu Wasaarada
Daakhiliga Wasiirka Ka ahaa, iyo heerarkii kala duduwanaa ee ay isla soo muteen isaga iyo dadweynaha Gabiley ee uu xiligaa u yaqaanay Mucaarid aan hanuunsaneyn.
Waxanay arrintani dhacday kadib markii Ismaaciil yare kala kulmay
goobtii loogu diyaariyay, in uu xaflad ku qabsado gagi cidla ah oo
aanay ka muuqanin habayraatee, inta loo bidayo hal-doorka Gabiley
sheikh iyo shariif, wiil iyo gabadh hooyo iyo aabe midna.
Sidoo kalena, waxa dadku aad ula yaabay hadalheyntii huleelkiisa
kadib, hadaladii ay dhowr qof kasoo wariyeen khudbadiisii taasi, oo
aheyd mid aan ku qotomin mawduuca damac Siyaasdeedkiisa. haseyeeshee, ku koobnayd Guulwadeyntiisii lagu yaqaanay Sabanadii Daahir Rayaale ee uu Wasiirka ka ahaa iyo arrimo aan dhaafsaneyn.
Sikasataba ha ahaatee, waxay dad badan oo Bulshada Reer Somaliland ah iyo dadweynaha Gobolada Gabiley, iyo Awdal oo Siyaasiga Ismaaciil Yare ku raad danbeeyay labadii maalmood ee lasoo dhaafay is weydiinayaan,inaan Shacbigu dhayal ku dhageysanin nin ku sifaysan isabedbedlka
Maalmaha ee Shaley iyo Maanta, oo aan laga yaabin in aanu dhageysan hadaldiisii hore iyo kuwii danbe laakiin, ay la fududahay in Umada maalinba af loola yimaado.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
Anaga siyaasadayadu qabyaalad ku ma salaysana .
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
No wonder wonder with a name like that
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:

daaam adeero ismaaciil got shut down:lol:
this guy used to be my neighbour when he lived here, he used to drive us back from school, fuk reer gabiley 

- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
i just remembered, this guy beat up nobleman one day with a stick at the malcaamad for not remembering his quran, so bad noblemans family went crazy on him
good old days

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL

Midda kale Gabiley inaad ogtahay iyo in kale mooye , ciyaalku school-ka way u lugeeyaan , marka I don't think he'll get any sympathy for taking you all back to and from school

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
Reer gabiley should atleast listen to Mr Ismacil adan cismaan , i know reer gabiley love Mujahid Muusa biixi Cabdi the most but they should have atleast listen to Ismacil adan cismaan and what he had to say
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
sahan markaad soo koreysid qofkii kuu wacan hadhow markaad weynaato u have to pay your dues, regardless, anigu iska qof loyal ah baan ahay, right or wrong. thats my problemSahanGalbeed wrote:@keyse . War de dirawalka ciyaalka "school" ka geeya anagu ku ma haysano dirawalnimadiisa . He 's apparently a safe driver , ilayn waa idinka halkan jooga oo ka waramaya e , laakin de UDUB ba lagu nacay .
Midda kale Gabiley inaad ogtahay iyo in kale mooye , ciyaalku school-ka way u lugeeyaan , marka I don't think he'll get any sympathy for taking you all back to and from school

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
Maye waa runtiin , I agree with Emperior they should have at least listened to him .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
The_Emperior5 wrote:Reer gabiley should atleast listen to Mr Ismacil adan cismaan , i know reer gabiley love Mujahid Muusa biixi Cabdi the most but they should have atleast listen to Ismacil adan cismaan and what he had to say
Walaahi this is my first time seeing his full name.

- Ismail_Boss
- SomaliNetizen
- Posts: 691
- Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
- Location: Burco - Somaliland
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
i know reer gabiley love Mujahid Muusa biixi Cabdi the most

We know that.
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
^ lol do you not like him?
I want to ask Empr if he knows who ina hura weerar is? Not sure if the spelling is right.

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Reer Gabiley Rejects Ismaacil Faqash Political Party LOL
reer Gabiley are angry about the last Husseen Abokor deception ee Kulmiye kaga sareen. While Gabiley was always Kulmiye stronghold next to Burco. Tii ayee Ismail Faqash la dheceen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 804 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 10 Replies
- 705 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 2 Replies
- 312 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 37 Replies
- 1988 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 30 Replies
- 30761 Views
-
Last post by Polus
-
- 11 Replies
- 1129 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 12 Replies
- 1237 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 7 Replies
- 893 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 6 Replies
- 1165 Views
-
Last post by Adali
-
- 6 Replies
- 588 Views
-
Last post by Phd in naago kudis