Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiveness
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiveness
Hadii Uu Yidhi Jaamac Yare Cafis Kumaan Iman Waxaanu Soo Bandhigi Doonaa Waraaqdii Cadaynta Ahayd, Waxaanu Yidhi Waxaan Ka Noqday Wixii Aan Aaminsanaa Ee Somaliwayn”
Agaasimaha guud ee wasaaradda daakhiliga C/laahi Xuseen Cige (Balaaki)
Hargeysa, October 25, 2011 (Haatuf) – Agaasimaha guud ee wasaaradda daakhiliga C/laahi Xuseen Cige (Balaaki) ayaa iska difaacay war uu qoray wargeyska Haatuf, kaas oo sheegayey in Madaxtooyaddu ay sii daysay siyaasiga Cabdala X. Cali, waxaanu tilmaamay in Cabdalle lagu sii daayey damaanad, isla markaana aanay sii dayntiisa wax lug ah ku lahayn Madaxtooyadu.
C/laahi Balaak ayaa waxa uu tibaaxay in Cabdale X. Cali lagu haysto dambi hore oo ka la moodayo ka duwan, kaas oo baadhistiisuna socoto, kaas oo sheegay in ay baadhistu socon doonto inta uu damaanada ku joogo.
C/laahi Xuseen Cige ayaa waxa kale oo uu ka hadlay in hadii uu Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) yidhaahdo cafis kumaan iman dalka inay soo bandhigi doonaan waraaqihii uu ku codsaday, isla markaana uu ku sheegay inuu ka noqday mabda’i uu mudada dheer aaminsanaa ee Somaliwayn-nimada.
Waxaanu sidaas ku sheegay mar uu shalay galab Shirjaraa’id ku qabtay Hutel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, ugu horayna isaga oo arimahaas ka hadlaya, waxa uu yidhi “Waxaan beeninayaa warka shalay ku soo baxay Haatuf, kaas oo sheegaya in Siyaasiga Cabdala X. Cali ay Madaxtooyadu sii daysay iyada oo ay baadhistii socoto, waxaan hortiina ka cadaynayaa in hadalkaasi aanay waxba ka jirin, isla markaana Madaxtooyadu aanay waxna xidhin waxna sii daynin, dalkuna uu leeyahay hay’addo dambi baadhiseed oo hadii uu qofku dambiile yahay oo uu danbigu ku cadaado iyagu xidha oo hadii la sii daynayo-na iyagu markay baadhistooda xaqiiqada ku ogaadaan iyagu sii daaya. Markaa waxaan leeyahay arintaas Madaxtooyada ee aad tidhaahdeen C/laahi baa yidhi waxba kama jiraa, waxaanan mar labaad hortiina ka cadaynayaa in Cabdala dawladdu xidhay oo baadhisi ku socoto imikana lagu sii daayey Damaanad, taas oo uu qofku xaq u leeyahay in damaanad lagu sii daayo, mida kale waa in aad kala ogaataan in damaanada aanay Madaxtooyadu bixinin ee ay hay’addaha dambi baadhista loola tago”.
Agaasimaha Daakhiliga mar la waydiiyey sababta keentay in Cabdalle X. Cali la xidho, isla markaana Jaamac Yare oo ay wada socdeena aan lala hadal, waxa ay ku dhacday, waxa uu yidhi “Jaamac Maxamud Qaalib (Jaamac Yare) dalka waxa uu ku yimid cafis uu Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland u soo qortay, Madaxwaynuhuna markii uu ku qancay cafiskaas uu u soo qortay ayuu cafiskii ka aqbalay, isla markaana uu dalka ku yimid oo Cabdalle Xaaji Cali-na hore loogu fidiyey. Hadii uu yidhi Jaamac Yare cafis kumaan iman dalka iyo hadii aanu odhanba warqadii cadaynta ahayd ee uu ku soo codsaday Cafiska ee uu leeyahay waxaan ka noqday wixii aan aaminsaa ee Somaliwayn-ta waanu haynaa. Jaamac yare cafiskiisaas markii uu Madaxwaynuhu ku qancay ee ay odayaashiisii iyo dadkiisana ay u keeneen inuu ku qanacsan yahay iyaguna ay damaanad ka yihiin ayuu Madaxwaynuhu cafis u fidiyey.
Arinta Cabdale hada lagu haystaana maaha cafis hore loogu fidiyey ee waa dambi hore oo kaa ka gadisan oo kaa ka danbeeyey baadhistiisiina way socotaa, imikana baadhistiisii way socotaa”.

Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
While Cabdalle Xaaji Cali is rotting in some Prison in hargeysa
Can you believe this skinny dude was our neighbor back in hargeysa

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
I think he realized he is growing old and the new era of TFG don't take into consideration the old guard so he is like why die in exile, I am just a man and can't change Somalia by itself. He probably has to do what he has to do to retire in his land.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
i know jaamac personaly the only 2 things that he wont never give up believing in is
1-that there is no allah but allah and muhamed is his massenger the second thing is
2-that somalia is one and dividing it is an evil act
if the interior minister has some kind of papers even if its made up let him put forward
1-that there is no allah but allah and muhamed is his massenger the second thing is
2-that somalia is one and dividing it is an evil act
if the interior minister has some kind of papers even if its made up let him put forward
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
Voltage wrote:I think he realized he is growing old and the new era of TFG don't take into consideration the old guard so he is like why die in exile, I am just a man and can't change Somalia by itself. He probably has to do what he has to do to retire in his land.
He wasted 17 years of his precious life in something that he can't change and he had to return empty handed back to hargeysa
What a waste
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
atleast he was on a mission of noble blessing couse which is uniting 1 race that speaks the same language and have the same religion somalis namely. and he and other notable sland origin politician like cabdale sifir kaluun ina oomar are better then those politicians who have been feeding a big misleading lie (recognition) to 3million people for 20 yearskhalid ali wrote:Voltage wrote:I think he realized he is growing old and the new era of TFG don't take into consideration the old guard so he is like why die in exile, I am just a man and can't change Somalia by itself. He probably has to do what he has to do to retire in his land.
He wasted 17 years of his precious life in something that he can't change and he had to return empty handed back to hargeysa
What a waste
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
I don't think he considers it a waste. A man like Qalib who saw colonial Somalia, post-independence Somalia, revolutionary Somalia, civil war Somalia knows not only to base things on the present. Rather I think he realizes his own limitations as a man and knows even if Somalia does get better, he probably will not be there for it so why continue to be living in exile and die there when you can return to at least some peaceful part of Somalia especially if that part is settled by your clansmen.
Every single person who knows anything about this guy knows Somali unity is more in his heart than any other living Somali.
Every single person who knows anything about this guy knows Somali unity is more in his heart than any other living Somali.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
Hargeysay he came back empty handed returned Humuliated forced to write a letter he asked forgiveness for his treacherous behavior i wonder if he supports the kenyan invasion the Big Genaral Jamac maxammad qaalib if he supports the bantus in Somalia
Cabdalle sifir also asked for forgiveness and said that he supports Somaliland again he now lives in America
Ina omaar the fool said there are better politicians leading Somaliland so thats why he is in Somalia
and with the TFG.
all the dirt woqoyis are all getting desperate and Cabdalle Xaaji is in jail

- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
hey i have only told you what kind of man he is its amazing that voltage who is from deep south knows this man more than youkhalid ali wrote:Hargeysay he came back empty handed returned Humuliated forced to write a letter he asked forgiveness for his treacherous behavior i wonder if he supports the kenyan invasion the Big Genaral Jamac maxammad qaalib if he supports the bantus in SomaliaCabdalle sifir also asked for forgiveness and said that he supports Somaliland again he now lives in America
Ina omaar the fool said there are better politicians leading Somaliland so thats why he is in Somalia
and with the TFG.
all the dirt woqoyis are all desperate and Cabdalle Xaaji is in jail
![]()
he said the only one he will ask forgiveness is god endo story
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
In the Letter he wrote he asked full forgiveness for his treacherous behavior Somaliland goverment and President Siilaanyo accepted his return he is old and lost all his energy wasted for nothing let him live his last few years in Hargeysa where he was born , i know Jamac yare he is an old dirt woqoyi
Hargeysay adna abti hadanad taubad keenin sidisa oo kale baad ku danbayn
Hargeysay adna abti hadanad taubad keenin sidisa oo kale baad ku danbayn
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
horta what strikes me with shock is the terms you are using like tawbad cafis abti ilaahay uun baa intaas la weydiistaakhalid ali wrote:In the Letter he wrote he asked full forgiveness for his treacherous behavior Somaliland goverment and President Siilaanyo accepted his return he is old and lost all his energy wasted for nothing let him live his last few years in Hargeysa where he was born , i know Jamac yare he is an old dirt woqoyi![]()
Hargeysay adna abti hadanad taubad keenin sidisa oo kale baad ku danbayn
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
hargeysay horta where does his son live Cabdiraxmaan jamac maxamad qalib haven't heard of him in years
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
you mean his eldest son right i think he lives in londonkhalid ali wrote:hargeysay horta where does his son live Cabdiraxmaan jamac maxamad qalib haven't heard of him in years
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
Jaamac Qaalib denied publicly on tv and media that he asked anyone for forgiveness. I dont think the guy ever asked for forgiveness. He only said that he was coming to Hargeysa.
-
Ceelafweyn
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: Sl Ministery of interior :Jamac Qalib asked for forgiven
Again this is pure rhetoric. I will digg the letter out for you soon. Jamac sent a letter of forgiveness to the Presidency and Ministry of internal affairs.ChiefAaqil wrote:Jaamac Qaalib denied publicly on tv and media that he asked anyone for forgiveness. I dont think the guy ever asked for forgiveness. He only said that he was coming to Hargeysa.
Why feel embarrased? Abdalla has been released and forgiven after brief incarceration.
Salam
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 2492 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 14 Replies
- 1216 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 553 Views
-
Last post by Voltage
-
- 54 Replies
- 4596 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 2 Replies
- 1349 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 12 Views
-
Last post by galia
-
- 41 Replies
- 12136 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 843 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 3 Replies
- 890 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 44 Replies
- 3353 Views
-
Last post by CoolPoisons