Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Khalid Ali »

Maxamed Cumar Carte Qalib oo sheeg in Dhawaan uu ku dhawaaqi doono Urur Siyaasadeed Cusub oo la yidhado Damal.

Hargeysa (Waaheen) Siyaasiga Maxamed Cumar Carte (Qalib) ayaa markii ugu horeysay shaaciyey in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Urur Siyaasaded Cusub oo la yidhado Damal. waxa uu sidaasi ku sheegey mar uu maanta u waramayey Waaaheen.
Maxamed Cumar Carte waxa kale oo uu sheegay in Ururkiisu noqon doono mid ay dhammaan dadka reer Somaliland ay u siman yihiin, waxanu sheegay in ururkaasi ay ku jiran siyasiyiin badan oo reer Somaliland ah Waxanu yidhi “Waxaanu dhawaan ku dhawaaqaynaa urur siyaasadeed cusub oo la yidhado Damal, runtii Ururkaasi waxa uu u siman yahay dhammaan shacabka Somaliland, Ururkani waa kii dalkan dhibatada kala duwan ee haysta ka saarilahaa”Ayuu yidhi Cumar.
Maxamed Cumar Carte waxa kale oo uu soo dhaweyey go’aankii ka soo baxay Golaha wakiilada ee ahaa in dhalinyarada da’doodu ka weyn tahay 25 ay ka qaygali karan siyaasada wadanka. Waxanu sheegay in Go,aankasi uu ahaa guul dhaxal gal ah oo u soo hoyatagay Somaliland

:lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Khalid Ali »

Image
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Dhaga Bacayl »

He should call it "UBAX" like his dad in the 60s.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Goljano Lion »

:lol: maanta reer Samatarkii loo yaabaa
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by ToughGong »

Every Tom D1ck and Abdi is gonna start his own paarty miyaa
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Mr_Alfaas »

Goljano Lion wrote::lol: maanta reer Samatarkii loo yaabaa
:lol:

whom do u think suldanka will vote for...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by LiQaaye_TDH »

oo Kaalay Miyaano JB ahayn? Mise waa Reer Samatr?
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by MujahidAishah »

GWAAAN....... :clap: :clap: he should of called it hadaayta (ithink thats how u spell it) :?
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Cumar-Labasuul »

Liqaaye, I don't know what goljano is talking about I'm sure cumar carte was reer axmed

btw, this is getting out of hand, too many parties :down:
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by salool »

Cumar carte wa reer gadiid xoolo yaho mesha isugu yemid,.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Cali_Gaab »

Looks like doorashada dambe Sacad Muuse ayaa isku jabin doona :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Cumar-Labasuul »

Hey popcorn afkaada ilaasho yarey :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Mr_Alfaas »

Cumar-Labasuul wrote:Hey popcorn afkaada ilaasho yarey :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by ChiefAaqil »

HA led party's so far:

Kulmiye
UDHIS
DAMAL
Jamac yare's party
Ahmed Hussein Ciise's party
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Maxamamd Cumar Carte Qaalib to open his own Party

Post by Saraxnow »

:sland: :up: :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”