has began in nairobi..I hope all you fockers who where labeling each-other terrorist will be happy with the end result of what you've started here, The kenyati bantus don't know the difference who qabiil hebel or who is not they gonna rape your women and loot your bussiness/houses, good luck with your filthy war,
Shacabka ku dhaqan xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii ee magaalada ayaa cabasho ballaaran ka muujiyay tuugo hubeysan oo xilliyada habeenkii ah dhac u geysta goobaha ganacsi ee ay leeyihiin dadka ku dhaqan xaafaddaas oo ka mid ah xaafadaha xarunta dalka Kenya ee Nairobi.
Richard Onyonka oo ay kaaliyaha Wasiirka arimaha dibadda dalka Kenya, ayaa hore ugu tilmaamay xarakada Alshabaab in ay tahay Mas uu madaxiisu yaal xaafadda islii, waxaana uu sheegay in hadii la doonayo in maska la dilo ay tahay in madaxa laga gooyo, taa oo uu ula jeedo in Alshabaab ay taageeroyaal ku leeyihiin xaafadda Islii ee magaalada Nairobi
http://hiiraan.com/news/2011/Oct/warark ... -15542.htm