-----------------------------------------------------------------------
Qalbi guban sigaar lagu qanciyo qaadow adigaa leh
Hurda qarow ah soojeed qam qama qaadow adigaa leh
Qayil oo cun reerkiina qadi qaadow adigaa leh
Iska qari cidbaa kugu qabsane qaadow adigaa leh
Afku wuxuusan ii qaban karayn qaadow adigaa leh
Qur'aan lagu kaftamo qadaf iyo been qaadow adigaa leh
