Xildhibaano sheegay iney gudoonka Baarlamanka Somalia u gudbiyeen mowshino ka dhan ah ra’isul wasaare Gaas iyo xukuumada Kenya
Ugu yaraan 50 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa la sheegay inay guddoonka Baarlamaanka ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah ciidamada Kenya ee gudaha u soo galay dalka Soomaaliya, kaas oo ay kaga dalbanayaan in arintaas la horkeeno baarlamanka si uga doodaan ugu dambeyntiina ug codeeyaan.
Mudane ka tirsan Baarlamaanka KMG Somalia oo magaciisa in la xuso ka gaabsaday ayaa sheegay in ilaa 50-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka KMG ay u gudbiyeen Guddoonka sare ee Baarlamaanka KMG mooshin ay ku dalbanayaan in laga hadlo soo gelitaanka ciidamada Kenya ee gudaha dalka Soomaaliya oo uu muran weyn ka taagan yahay sida ay sharci ku tahay soo gelitaankooda, kala aragti duwanaanshana ka dhex dhaliyey masuuliyinta dowlada KMG Somalia.
Waxa uu sheegay xildhibaanku in mooshinkaasi aan weli la horkeenin Baarlamaanka, uusanna ogeyn halka uu ku dambeeyay iyo sababta loo horkeeni la’yahay Baarlamaanka hortiisa, wuxuuna intaasi ku daray inuu jiro warar sheegaya inuu jiro mooshin kale oo ka dhan ah Ra’isul wasaaraha Xukuumadda KMG oo gacanta laga geliyey Guddoonka Baarlamaanka, inkastoo heshiiskii kambala oo Baarlamankun uu horey u ansixiyey uu dhigayo masuuliyiinta dowlada ee xilka heyneysa halka sano ee la kordhiyey aan wax mowshin ah laga keeni Karin.
Sida warku sheegayo Xildhibaanada gudbiyey ka dhanka ah mooshinka Ra’isul wasaaraha ayaa ku doodaya in Ra’isul wasaaruhu uu ku kacay wax ay ku tilmamaeen fal khiyaano qaran ah ka dib markii uu sheegay in Kenya ay rabitaanka dowladda KMG ay ku joogto gudaha dalka Soomaaliya iyada uusan Baarlamaanka ogolaan, taasoo ay sheegeen iney tahay qalad weyn maadaama raisul wasaaraha keligiis uusan ku hadli Karin codka dowlada KMG Somalia.
Madaxweynaha dowlada KMG Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ayaa ku cecelliyey in dowlada iyo shacabka Soomaaliyed aysan ogolaan doonin fara gelinta milateri ee ciidamada dowlada Kenya ku soo galeen ciida Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Kenya iney ilaaliso qaranimada iyo madax banaanida Soomaaliya.
Hase ahaatee war kaas ka horjeeda ayaa waxaa uu ka soo yeeray Raisul wasaaraha xukuumada KMG Somalia Dr. C/weli Maxamed Cali oo si cad oo aan mugdi ku jirin u sheegay in ciidamada Kenya ee soo galay qeybo ka mid ah gobolada dalka ay soo dhoweynayaan, isagoo xusay iney dalka ku soo galeen rabitaanka dowlada Somalia.
http://dayniilecom.com/October2011/29October6.htm
Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwali
Moderator: Moderators
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwali
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
Madaxweyne Sheikh Shariif oo baadi goob ugu jira cidaaow xilka wasiirka koowaad ee Soomaaliya u magacaabi lahaa kadib xilka markoow ka xayuubiyo Ra'isul wasaare C/weli
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa dadaal ugu jira inuu xilka ka xayuubiyo Ra'isul wasaare C/weli oo xiligaan qilaaf kala dhaxeeyo madaxweynaha iyadoona qilaafka ka bilawday soo galida dowlada Kenya oo amar laan iskasoogashay dhulka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa aad ugu carooday kadib markii shir jaraaid si wada jir ah u wada qabteen halkaana ku canbareyeen faragalinta ciidamada Kenya iyagoona xiligaan siwada jir ah ugu baqeen in ciidamadaasi deg deg uga baxaan.
yadoo taa jirta ayaa wax yar kadib shir kale oo saxaafada u qabtay Ra'isul wasaare C/weli kaa oo ku amaanay dadaalka dowalada Kenya ku qabsaneysa dhulka Soomaliya isagoona sheegay in xaq u leedahay dowlada Kenya in ay soo gasho dhulka Soomaaliya.
Xiligaa waxii ka danbeeyey ayaa waxaa sii xoogyesanayey qilaafka labada Masuul taana waxay keentay madaxweyne Sheikh Shariif uu bilaabo dadaal uu xilka ka xayuubinaayo Ra'isul wasaare C/weli.
Durbaba Sheikh Shariif waxuu bilaabay in uu xiiriir la sameeyo cida badali laheyd isagoona durbaba la xariiray dhowr qof oo ka soo jeedo deegaan ahaan gobolka Gedo oo isagu xiligaan u arko xulufada siweyn u diidan soo galida ciidamada Kenya.
Si kastaba ahaatee waxaa jira xiligaan qilaaf is diidan oo u dhaxeeyo labadaas masuul kaa oo keeni karo in mar kale madaxtooyada ka bilaabato muran iyo isdiid keeni karo in ay cuuryamaan howlaha weyn ee hor yaalo dowlada taagta daran ee ku tiirsan quwadaha Shisheeyey.
http://dayniilecom.com/Ogtoobat11/1Ogtoobar1019.htm
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
The question is what does Musevini/AMISOM think of this
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
I hope they kick him out like farmajo..and ina sharmarke..I wonder which new condom is waiting to take over after him,
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
According to the articles, Sharif is turning back to the "Gedo" community.abdisamad3 wrote:I hope they kick him out like farmajo..and ina sharmarke..I wonder which new condom is waiting to take over after him,
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
voltage I hope they tell him to fuck off,
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
You Guys are severely overestimating Shariif's power. At the end of the day, the people supplying the checks (EU, US) and the Manpower (AMISOM) call the shots. If they tell Gaas leave, He will be gone in a NY minute. If they tell Him stay He isn't going anywhere. This isn't the 1990's Somalia anymore its not about how much muscle Your clan has. Its about who has the bigger/stronger 'big brother' protector to protect Your interests. Take Shariif for example Here is a 'President' Who has said loud and clear Kenya leave we don't want You here, and Kenya basically told Him fock off.
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
Somalinet's new format is crazy. I thought this was the generals.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
Well Dayniile is not exactly the most the trusthworthy website so I don't think Abdiwali has much to worry aboutabdisamad3 wrote:voltage I hope they tell him to fuck off,
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
This has to be a joke, I refused to believe the TFG is this reer baadiye, I know sharif is a simple dugsi teacher but he cannot be replacing prime ministers just because of disagreements. Like waryaa suggested they need to hire a PR group or something that collective speaks for the government insteads of having 10 different opinions from the same people.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
I hope they are speaking the truth this time,Voltage wrote:Well Dayniile is not exactly the most the trusthworthy website so I don't think Abdiwali has much to worry aboutabdisamad3 wrote:voltage I hope they tell him to fuck off,
- D-Runner
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1293
- Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
- Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
- Contact:
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
Section 4(k) of the Kampala Accord refrain both the president and parliament of any motions against PM Abdiwali's government unless that motion has been justified and substantiated with strong evidence of a breach of the TFC.Murax wrote:The question is what does Musevini/AMISOM think of this
And to be clear on where PM Abdiwali's stands on the Kenyan military operations, he has always maintained:
This is also exactly what the Joint Communique signed on 18th October 2011 in Villa Somalia by both countries echoes.In order to "evolve a common security strategy, we agreed with our brothers" in the Kenyan government to cooperate in "coordinated security and military operations" spearheaded by Somali soldiers trained by Kenya.
Walaahi if it's true my prayers of seeing the clown in Villa Somalia end humiliated has been answered. We will see if what Dayniile.com headlines are true in the coming days.
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
this guy is smart and he has his back up from his region. they've something to negotiate unlike previous one.
rer pl case is wah badse , they never loose,
rer pl case is wah badse , they never loose,
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Somalia MPs prepare no confidence vote against PM Abdiwa
PM Abdiweli gaas 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2356 Views
-
Last post by Halmog
-
- 0 Replies
- 518 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 8 Replies
- 1682 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 7 Replies
- 695 Views
-
Last post by dynamic
-
- 6 Replies
- 1017 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 742 Views
-
Last post by Classiq
-
- 18 Replies
- 1644 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 1 Replies
- 605 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 532 Views
-
Last post by Berke