C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) Geeriyooday

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) Geeriyooday

Post by FBISOMALIA »

Waxa Caawa Magaalada Buuhoodle ku Geeriyooday ilaahay ha u naxariisteen C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) oo ahaa Taliyihii Ciidamada SSC ee aaga Degmada Widh Widh.

Marxuunka ayaana Caawa ku Ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle isagoona u Dhinta Mas oo ay ku timid Geeridii Xaqa ahayd ee ilaahay, Dadwayne farabadan ayaana Caawa aaskiisa ka Qayb Galay Marxuunkaasi.

Hadaanu nahay Bahda shabakada Wararka Widh Widh Online Waxaanu tacsi u Diraynaa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Marxuunkaasi gaar ahaa Qoyska Reer Maxamed Dheeg oo Geeriyo ku timid.
Halkan Hoose ka Daawo Video

Cali Dhagjar

Widh Widh Online

Buuhoodle
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) Geeriyooday

Post by FBISOMALIA »

AUN
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) Geeriyooday

Post by Babygirl- »

AUN.. :rose:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: C/risaaq Maxamed Dheeg( Khurushoof) Geeriyooday

Post by ina aadan »

AUN.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”