More Info
http://radiomuqdisho.net/dowladda-oo-sh ... gaaljecel/
Moderators: Moderators, Junior Moderators



Don't curse meCali_Gaab wrote:AUN, should have been you instead.

Ina lilah wa ina ilayhi rajicuun.Waxaa xalay oo ay taariikhdu aheyd November 01.2011 ku geeriyooday tuulada Buq-aqable oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe Ugaaska beesha Gaaljecel Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muumin Ugaas Jiirow.



