Kulan dhowr malmood uga socday Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo Masuuliyinta Gobolka Gedo Xildhibaanada Barlamanka Somalia ee ka soo Jeeda Gobolka Gedo iyo Hay,adaha Gargaarka iyo hormarinta UN ka iyo Wadamada Calamka aya ku soo gabagaboobay Magalada Dooloow ee Gobolka Gedo.
Kulankaan aya waxaa lagu lafa guraay qabka ugu haboon ee lo hormarin karo Gobolka ugu weyn Konfurta Somalia ee Gedo iyo sidi Sare logu qadi laha Amaanka Dagmoyinka hada Gacanta ugu jira Maamulka Gobolka Gedo.
Kulaankaan aya waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwaan ee bulshada ku nool Gobolka Gedo iyo waliba Hay,adaha Hormarinta Calamka waxaana si weyn uga dhex muuqday Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gedo Siyaasiyiinta Culumada iyo Aqoonyahanka.
Inta uu socday kulaankaas aya waxaa ka hadlay Xildhibaano, Maamulka Gobolka Gedo, Odayaal dhaqameed iyo Xubno ka socda Hay,adaha Hormarinta Calamka waxaana dhamaan dadki ka hadlay kulankaasi ay isku raceen in Gobolka Gedo u bahanyahay in u qayb ka noqdo Hormarka Hay,adaha Calamka ay ka wadaan Qar ka mid ah Gobolada Somalia.
Intaasi ka dib Maamulka Gobolka Gedo aya waxaa uu balanqaday in uu si weyn u sugi doono Amaan ka guud ahaan Dagmoyinka gobolka Gedo ee hada Gacanta ugu jira Maamulka Gobolka Gedo waxaa sido kale ka hadlay Kulankaas Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gedo waxaayna wacad ku marin in ay wax walba ka hormarindoonan Amaanka Gobolka sidi uu u noqon laha mid ay hay,adaha Calamka ay isku haleyn karaan.
Dhagayso
Waxaa sido kale goobta ka hadlay Xubnihii ka socday Hay,adaha Hormarinta Calamiga ah waxaayna balan qadeen in ay si dag dag ah uga howl bilaabidoonan Gobolka Gedo waxaayna shegeen in ay ka qayb qadan doonan Did u dhiska gobolka gar ahaan Xarumaha Caafimadka kuwa Waxbarashada iyo dhiri galinta Beralayda iyo qodoba kale .
Ugu danbeyn waxaa Saxaafada la hadlay Xildhibaan Nuur Mataan waxaa una shegay in kulanki mudada uga socday Magalada Dooloow u ku soo dhamaday Guul manta wixi ka danbeyana waxan wax walba ka hormarin doona Hormarinta Gobolka Gedo oo ah Gobol ilahay qayraad ku manaystay balse Colada iyo Xasiloni la,anta ka jirtay ay ka dhigtay mid ka mid ah Gobolada ugu danbeya Somalia.
Xildhibaan Nuur Mataan aya waxaa uu intaasi ku daray in Xaalada Amaan ee gobolka Gedo hada ay ka so raynayso gar ahaan deeganada ay gacanta ku hayaan Maamulka Gobolka Gedo waxaa una shegay in la isku haleyn karo amanka gobahaasi aan kor ku soo xusnay waxaa una ugu baqay Hay,adaha Calamka in ay si toos ah uga howl gali karaan Dagmoyinka Hoos yimada Maamulka Gobolka Gedo.
TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
if only jalle siyad knew about this
you became Qudhmis 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
bye bye AZANIA.Oxidant wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
Zingii you always call USC , SNM, SSDF tratiros who with help from mengistu destroyed somalia, but now you are okay as long as it is marehan?
are you a qudhmis?
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
One more time.

Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
Oxidant do you support the kenyan invasion?
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
Shambo I see now you are a troll. I saw you claim three cans in two days. And it is "Qurmis".
Excellent conference. Gedo is a free state now and the NGO's and UN should be convinced of the security of the place.
Excellent conference. Gedo is a free state now and the NGO's and UN should be convinced of the security of the place.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: TFG, UN and Ethiopia conference in Doolow ended today
itobiya goes in and out of somaliya as they please sxb, and you are incorrect to say that marehan braught itobiyan to somalia. marehan is liberating its regions on its own (man power wise). Logisticly, itobiyans aide the TFG and the clans they share borders with and thats is in their best interest. apart from the logistical aide what other assosication do they have?Shambo wrote:Zingii you always call USC , SNM, SSDF tratiros who with help from mengistu destroyed somalia, but now you are okay as long as it is marehan?![]()
![]()
![]()
are you a qudhmis?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 680 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 653 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 33 Replies
- 4279 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 491 Views
-
Last post by Substance
-
- 0 Replies
- 522 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 2 Replies
- 733 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 7 Replies
- 1063 Views
-
Last post by Transformer
-
- 1 Replies
- 1063 Views
-
Last post by Adali
-
- 5 Replies
- 951 Views
-
Last post by DaahirMursal
-
- 1 Replies
- 857 Views
-
Last post by LightAtNight
