Waxyaabaha ay sameeyaan....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by 1nemansquad »

:lol: hadaa umaleysid inaa qaldaan ahe, sug intaa kala kulmesid kuwa runrumeyda qaldaaminta ah; ..waa runta waan ahay qaldaan by blood laakin by birth I'm probably more banadiri than you are
User avatar
BanadirBeauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1315
Joined: Sun Aug 21, 2011 12:35 am

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by BanadirBeauty »

Why are you writing like ciyalka xafada all of the sudden, cajiib.

Lol rurumeyda afkey waxa ila fahmin dhan waa ii qaldaan ani.
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by 1nemansquad »

BanadirBeauty wrote:Why are you writing like ciyalka xafada all of the sudden, cajiib.

Lol rurumeyda afkey waxa ila fahmin dhan waa ii qaldaan ani.
Why? to show you that I can, that is how I naturally talk, its just that I'm ashamed of it therefore I use my borrowed qaldaan lingo instead :lol:

ever heard of qaldaan by blood but reer-banadir by birth? well there are a lot of people who are like that

your af-Somali is poor, it has nothing to do with being xamari...
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by ina aadan »

seemeyer wrote:Nothing whatsoever
:up:
Nin dadkiisa ku kalsoon.
User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by abuu_dujaana »

Saddex  arrimood ayaan somalida kala yaabay :

1 qabiil ayaa lafaha ka galay.

2 Waa dad aan badankooda aduunkan wax cusub  kusoo kordhin. Nasiib daro, kooda ugu roon  kitaab horey loo alifay ayuuu fasiraa. Akbar caamo ayaa tahay!

3 waqtigooda ma nidaamsana,ragga badankooda maqaayad, dumarkii badankooda war iyo telefoon dhalin yarta mustaqbalka fiican laga sugaayayna talantigooda lagama faa-iidaysan, iyagana Internet iyo Tv waqtigooda qaaliga ahaay ku dhammayeen.

Sidee marka Ummadaan hormar looga sugaa?
Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10831
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by Enlightened~Sista »

Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by ina aadan »

Enlightened~Sista wrote:Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
Walaahi wax somalida ka dhaqan fiican inaan aragba anigu, bal umadaha kale u fiirso waxa aynu kaga duwanahay.
Somalidu waa dad ixtiraama badan oo dulqaad badan oo deeq badan walaahi markaynu runta ka hadlayno.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by ToughGong »

ina aadan wrote:
Enlightened~Sista wrote:Seemeyer and ina adan labadiina runta inaad iska sheegtaan maxaa idiin diiday? Lol
Anyway wey ku dhaafsanyihiin, like quark.
Walaahi wax somalida ka dhaqan fiican inaan aragba anigu, bal umadaha kale u fiirso waxa aynu kaga duwanahay.
Somalidu waa dad ixtiraama badan oo dulqaad badan oo deeq badan walaahi markaynu runta ka hadlayno.
:up: :D
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by Abdihaliim »

Enlightened~Sista wrote:Soomaalidu aad necebtihiin/ka khasoowtaan


I'll start,

1) bastada kacmaha lugu cuno/ hudhmooyinka waa weyn markaa bariiska la cuno

Bilis afkeeyna ku hadla umada internet yey nugu qosline. :lol:
Runtii aniga ma nebci soomaalida? wa ay jirtaa,in mar mar aan arko waxayaabaha ay sameynayaan, in aysan i cajab gelin! laakin qof dhameystiran ayaanba jirin 8-)

Ogow
Dowladnimo waxaa noogu horeysay 1960kii.
Oktobar 1969-1991 dadka afka iyo gacnaha, ayaa lagu dhegenaa! waa nala hagi jiray(tutelage). Noolma carbin, in xuriyaddu u baahan tahay masuuliyad (accountability). Markii gacmaha iyo afka naloo siidaayay,waad aragteen wixii lagu kacay :cry:

Shaqsiga European:ka ah ee imaan jiray Somalia,waxa uu ahaa,mid meherad shaqo leh (aqoon leh).
Laakiin soomaalida timid galbeedka ( western:ka) wax yar baa aqoon lahaa.
Waxaan noqonay sidii malaay biyihii ka caariyeen "lulume, laaskii ga gudhay"!

Haddii aan qofka horay loogu soo sheegin in meelaha babliga marka lajooga ay ceebtahay,in sanka farta la galsho! sidee ayuu ku ogaanayaa :?: :?

Waxaan arkay,kuwa iska daacanaayo meel la buuxo,sanka faraha gashanaayo,marada ay hugsan yihiin,diifka isaga siiminaayo,hadana anigu lama yaabo 8-)


:mrgreen:
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: Waxyaabaha ay sameeyaan....

Post by Niya »

We seem to have poor listening skills. In any conversation, people interupt and talk over each other and end up shouting because no-one hears the other. Not a sterotype, but a fact based on many, many, many observations.

Another issue is rudeness. It seems people are rude for the sake of being rude. People will insult a total stranger because they don't like the person's qabil, or politcal stance etc., etc, etc, what gives?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”