Baro English essay writing afsoomaali

Qaybta Dadka Baayacmushtarka ah

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
abuu_dujaana
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm

Baro English essay writing afsoomaali

Post by abuu_dujaana »

Tusaale Hordhac Intoduction:
(1) Nowadays, many men and women work in law, accounting, real estate, and business.
(2) These people are serious about becoming successful, so they work long hours during the week and even on weekends. (3) People who work long hours are called “workaholics.”
(4) Because they work so many hours, workaholics may not spend enough time in leisure activities.
(5)Therefore, workaholics’ lifestyles can affect their families, social lives, and health.
Sharaxaad kooban:
(1) Haddii aan hordhaca sharaxaad kooban ka bixinno, marka ugu horreeysa dhibaatooyinka workaholic uu leeyahay hore kama tilmaamin ee wuxuu horta ku bilaabmay guud ahaan in dadku siyaabo badan iyo hmeelo kala duwan ka shaqeeyaan rag iyo dumarba. Dadkaas qaarkooda waxay ka shaqeeyaan wasaaradda maaliyadda accounting, dalaaleey real estate iyo tijaarooyin kale oo kala duwan.
(2) Oraahda labaad dadkaas meelahaas kala duwan ka shaqeeya waa dad raba in ay ganacsigooda ku faa-iidaan,sidaas darteed saacada dheeraad ah ayeey maalin walba shaqeeyaan.
(3) Oraahda saddexaad dadkaas xad dhaafka u shaqeeya waxaa loo yaqaanaa madaaleyaal (workaholic).
(4) Oraahda afaraad maadaama ay shaqeeyaan habeen iyo maalin si joogta ah waxay keentay in ay iloobaan noloshooda kale, sida ehelkooda, naftooda iyo wixii la xiriira
(5) Ugu danbeeyntiina habkaas shaqo u go’idda ah waxay saameyn ku yeelan kartaa caafimaadkooda iyo ka warheynta ehelkooda.
Ogoow pdf ayaad ubaahantahay si aad u daabacatid casharka oo dhammaystiran.
http://somalitalkradio.com/2011/baro/english3.pdf[/quote]
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Baro English essay writing afsoomaali

Post by anonymousfaarax »

Jazak. Kheyr. This is an example of making a positive contribution to Somalinet :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Careers - Business”