Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Faarax-Caytame »

Sheekh Shariif oo dalalka gobolka u sheegay in Kenya ay qabiilka Ogadeenka gacanta u galineyso Soomaaliya

Nairobi, 29-Nov-2011 - Sida ay sheegayaan faallooyin ka soo baxaya kulamadi uu Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, la yeeshay masuuliyiinta gobolka, wuxuu ka walaacsan yahay in Kenya ay qabiilka Ogadeenka ay gacanta u galineyso Soomaaliya.

Sida uu boggiisa hore ku qoray wargeyska The East African, "marki laga tago soo bandhigidda diplomacy-yadda taxadarka badan iyo ballanqaadyada iskaashi ee u dhaxeeya Kenya iyo Dowladda Federalka Kumeelgaadhka ah ee Soomaaliya, shaki qoto-dheer ayey Muqdisho ka qabtaa in howlgallada Kenya ay u weeciyaan isu-dheeli-tirnaanta awoodda Soomaaliya dhanka qabiilka tirada badan ee Ogadeen."

Wargeysku wuxuu tibaaxay in maamulka Muqdisho ay walaac ku heyso sida weyn ee xubnaha ka soo jeeda qabiilka Ogadeen ay uga dhex-muuqdaan howlgallada ciidanka Kenya.

Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa dhawaan kulanki uu Kampala kula yeeshay Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, wuxuu si cad u sheegay in walaaca ugu weyn ee heysta maanta uu yahay qabiilka Ogadeen iyo saameynta uu qabiilkan ku yeelan karo guud ahaan siyaasadda gobolka Geeska Afrika.

Sida uu qoray wargeyskan, ajendaha hormoodka u ahaa kulanka Sheekh Shariif iyo Museveni wuxuu ku saabsanaa saameynta qabiilka Ogadeen, iyo walaaca ay Muqdisho ka qabto in Kenya ay koonfurta Soomaaliya ka hirgaliso maamul gobolleed ay majaraha u hayaan siyaasiyiin u dhashay qabiilka Ogadeen, kaasoo marka danbana ka go'a inta kale Soomaaliya.

Kulankan kadib ayey aheyd markii uu Museveni ogolaaday inuu abaabullo kulan dhexmara Sheekh Shariif iyo Madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki. Sidaas oo kale, Museveni wuxuu arrinta qabiilka Ogadeen kala hadlay Ra'isulwasaaraha Kenya, Raila Odinga, mar ay dhawaan labada masuul ku kulmeen magaalada Tel Aviv ee dalka Israel, halkaasoo ay booqasho ku kala marayeen, waa sida ku qoran wargeyskan.

"Inkasta oo ay Uganda qeyb weyn ku leedahay ciidanka nabad illaalinta ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya, AMISOM, danaha Kampala ee Soomaaliya, haddii ay noqon laheyd dhaqaale ama dhul-siyaasaddeed, way xadidan tahay marki loo eego [danaha Soomaaliya] ay ka leeyihiin Itoobiya iyo Kenya," ayuu yiri wargeyskan.

Wargeyskan ayaa tibaaxay in Madaxweyne Museveni uu u muuqdo inuu jecelyahay inuu cayaaro doorka dhexdhexaadiyaha Kenya iyo Itoobiya oo wadajira iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo kaligeed ah si uu meel sare u gaadhsiiyo magaciisa oo uu u noqdo qof miisaan ku leh siyaasadda gobolka.

Sheekh Shariif ayaa dhawaan safarkiisi Addis Ababa wuxuu isku-dayey inuu Ra'isulwasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, kala hadlo arrinta qabiilka Ogadeen, isagoo sheegay in tirada badan ee qabiilka Ogadeen marki la eego ay suurogal noqon karto inay qabiilkan gacanta u gasho guud ahaan siyaasadda Geeska Afrika haddii loo ogolaado inay Ismaamulka Azania ama Jubbaland ka hirgaliyaan gobollada ay ka dagaan Soomaaliya.

Ra'isulwasaare Meles ayaa xiligaa Sheekh Shariif u sheegay inuunan isku daalinin ka hadalka iyo dacwadda qabiilka Ogadeen ee uu wakhti galiyo sidi uu Muqdisho u xasilin lahaa, islamarkaana uu beeshiisa uga soo saari lahaa kooxda al-Shabaab oo gacansaar la leh shabakadda argagixisada caalamiga ah ee al-Qaida.

Sheekh Shariif ayaa dhawaan wuxuu Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ka codsaday inuu gobollada Jubbooyinka u soo diro ciidan nabad illaalin haddii ay ciidanka Kenya ku guuleystaan qabsashada Kismaayo, taasoo uu sheegay inuu kaga hortagayo ismaamul ay madax u yihiin siyaasiyiin u dhashay qabiilka Ogadeen oo ka hirgala Jubbooyinka iyo Gedo.

Waxgaradka gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa kal hore ku dhawaaqay Ismaamulka Azania, kaasoo la mid noqon doona Ismaamullada ka jira gobollada waqooyiga iyo bariga Soomaaliya, sida Somaliland iyo Puntland.

Sida uu qoray wargeyskan, kulanka aas-aaska ismaamulkan ayaa waxaa la islaqaatay dastuur ka koobnaa 81 qodob, kaasoo gacan ka geysan doona maareynta arrimaha ismaamulka gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana madaxweynaha ismaamulkan loo doortay Prof. Maxamed Cabdi Gandhi, waa sida ku cad qoraalka wargeyskan.

"Waxaanu diyaar u nahay inaan saddexda gobol ka xoreyno al-Shabaab," sidaas waxaa yiri Madaxweyne Prof Gaandi, isagoo intaa raaciyey inuu qorshahoodu socday muddo labo sano ah.

Wargeysa ayaa wuxuu tilmaamay in qabiilka Ogadeen yahay qabiilka ugu badan Soomaalida degta dalka Kenya, islamarkaana ay xubnaha qabiilkan yihiin kuwo sanado badan hayey boosaska ugu sarsareeya dowladda Kenya iyo ciidanka militariga ee dalka Kenya.

Wasiiradda ugu awoodda badan, xilidhibaannada ugu tunka weyn, saraakiisha ugu muhiimsan ee dhanka sirdoonka, militariga, ciidanka cirka iyo kuwa badda ee dalka Kenya ayaa ka soo jeeda qabiilka Ogadeen, arrintaas oo uu wargeysku sheegay inay madax-xanuun ba'an ku heyso Sheekh Shariif.

Ma cadda meesha ay ka imaneyso colaadda xooggan ee gaamurtay ee uu Sheekh Shariif Sheekh Axmed u hayo qabiilka Ogadeen.
http://www.wabishabeele.com
Teeri
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 703
Joined: Wed Mar 17, 2010 5:45 am

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Teeri »

I hope this dameer spends his energy where its actually needed. Absame iyo Adherkood have no need for Somalia, even if Somalia was given to us on a plate we have no taste for it, we have enough lands. AIA aim is to liberate the two jubbas, and its our unalienable right to fight for our land. like i said, the donkey could actually put his energy to use by helping the country and acting like a president of the nation rather then the destructive policy of spear heading his ilks unobtainable ambitions on other folks lands. The lion of east Africa is back to set records straight and take what belongs to him and is rightfully his.
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Faarax-Caytame »

Waryaa teeri ina adeer, where u been? 'vnt heard from u in ages.... Agaah
Teeri
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 703
Joined: Wed Mar 17, 2010 5:45 am

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Teeri »

Faarax-Caytame wrote:Waryaa teeri ina adeer, where u been? 'vnt heard from u in ages.... Agaah
Ugaas Faraax, my bosses posted me to Spain for a few months, they have recently posted me back to cold London so i am forced to get politically. iska waran adika?
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by abgaalKING »

Teeri wrote:I hope this dameer spends his energy where its actually needed. Absame iyo Adherkood have no need for Somalia, even if Somalia was given to us on a plate we have no taste for it, we have enough lands. AIA aim is to liberate the two jubbas, and its our unalienable right to fight for our land. like i said, the donkey could actually put his energy to use by helping the country and acting like a president of the nation rather then the destructive policy of spear heading his ilks unobtainable ambitions on other folks lands. The lion of east Africa is back to set records straight and take what belongs to him and is rightfully his.

Are you denying the legimate claim of hawiye as members of the clans of live in jubbaland?
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by shiniile9 »

Let Shariif lipstick die in vain.
Teeri
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 703
Joined: Wed Mar 17, 2010 5:45 am

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Teeri »

abgaalKING wrote:
Teeri wrote:I hope this dameer spends his energy where its actually needed. Absame iyo Adherkood have no need for Somalia, even if Somalia was given to us on a plate we have no taste for it, we have enough lands. AIA aim is to liberate the two jubbas, and its our unalienable right to fight for our land. like i said, the donkey could actually put his energy to use by helping the country and acting like a president of the nation rather then the destructive policy of spear heading his ilks unobtainable ambitions on other folks lands. The lion of east Africa is back to set records straight and take what belongs to him and is rightfully his.

Are you denying the legimate claim of hawiye as members of the clans of live in jubbaland?
:lost: , this is Absame section firstly, you can ask me your silly Qs in other sections. No black ass Nigger lives in Jubbaland, for that matter, you haven't even lived in bay, bakool or shabeel hoose, let alone jubbaland that is Raxanwyen land sxb. go and fix your sewage named Mogadishu first.

horta bal name one degaan hutus actually live in in the 2 jubbas. the few hutus who came with Huuraale in 99 have been cleaned out by Turki, the few that are with alshabab now are also being cleaned out inch by inch. if you called this ''live'' then your are more desperate then your tactless donkey riding uncle. Barraxa :lost:
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by abgaalKING »

Teeri

Relax ninyahow,dont deny other peoples who live in the two jubbas,because that is unfair.hawiye live in jilib,jamaame and kismaayo.sh.hoose is a shared b.w rahanweyn and harti abgaal and cayr.
Teeri
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 703
Joined: Wed Mar 17, 2010 5:45 am

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by Teeri »

abgaalKING wrote:Teeri

Relax ninyahow,dont deny other peoples who live in the two jubbas,because that is unfair.hawiye live in jilib,jamaame and kismaayo.sh.hoose is a shared b.w rahanweyn and harti abgaal and cayr.
you keep saying Haweeye. which haweeye? if yourr thinking sheekhaal, sxb, we dont consider them haweeye. shekhaal came to us as a young man a couple hundred years ago, we gave him a wife, then we gave his children a wife, then so etc. then we taught him the quraan, they read it to our children, then he came with us to Jubbas and some moved to central somalia. the fact that their are not bleak proves this. I dont consider shekhaal haweeyes, for they are not related by blood.

but beside the point, is one allowed to claim Mogadishu because they have lived there since the 1960s? in my opinion no, for it belongs to abgaals. so in your logic, abgaal doesnt actually own Xamamer, its actually owned by daroods, who ruled it longer than you, far longer then you actually have. jareer, barwaanis, ashraf etc also have a right.

well that is the same logic your applying, and in this case qaashin that arrived in 1999 for the jubbas.

So should we look at who arrived yesterday or who was there for 400 years? because that is how long absame has been there, where as others u mention have been there for a few years and still are minority anyways.

if we use haweeye logic, Moqdishu belongs to Darood, jareer, raxanweyn, ashraf, if you use my logic, Moqdishu is abgaal land natively, just how JUbba is ours natively.

and for your info, Shabeel Hoose is Raxanweyn territory natively, you arrived yesterday. wouldn't it be wise if abgal just defended Mareeg region from incursions by HG? rather then salivating for other peoples lands which you will never lay your hands on because the east African lion is back to set the reecords straight!
User avatar
abgaalKING
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.

Re: Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay awooda Ogaadeenka

Post by abgaalKING »

you keep saying Haweeye. which haweeye? if yourr thinking sheekhaal, sxb, we dont consider them haweeye. shekhaal came to us as a young man a couple hundred years ago, we gave him a wife, then we gave his children a wife, then so etc. then we taught him the quraan, they read it to our children, then he came with us to Jubbas and some moved to central somalia. the fact that their are not bleak proves this. I dont consider shekhaal haweeyes, for they are not related by blood.
You dont tell people what they are but rather what they consider themselves to be.Stop patronizing sheekhaal because even those in raaso are complaining about you.there is no single clan in the south which can claim to own one region because that is not the case,it rather shared.even your pseudo-professor ghandi acknowledges it,as for the hawiye ,let alone other subclans,do you my ancestral land abgaal end in jamaame (waax)?. :lol: i am not denying the absame degaans but dont deny others who share it with you wether they are hawiye,rahanweyn ,marexaan or jareer.
and for your info, Shabeel Hoose is Raxanweyn territory natively, you arrived yesterday. wouldn't it be wise if abgal just defended Mareeg region from incursions by HG? rather then salivating for other peoples lands which you will never lay your hands on because the east African lion is back to set the reecords straight!
You can ask any rahanweyn person and they will tell you that it is shared region and even circa 1532 ,ibn said arab traveller described marka city as hawiye degaan which is today majority cayr,biyamaal ,abgaal,murusade ,reer xamar.

HG Incursions? HG dont have the balls to lay fingers on abgaal terrority,our beef has always been about us saying" HG somalida dhibka ka daaya" and nothing more.as for you info,we dont need to take some one else land but dont try to deny others who live in jubbaland.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”