Are Kenyans losing North Eastern Province?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by AhlulbaytSoldier »

Every day there is attack against kenyan miliary in that province.
Its becoming the new waziristan of africa:
Gobolka Waqooyi Bari Kenya oo laga yaabo in uu noqdo Wazaristaanta Cusub ee Bariga Afrika (Warbixin)..
Written by Administrator on 12 December 2011.
Duulaanka ay Dowladda Kirishtanka Kenya kusoo qaaday Soomaaliya ma aheyn mid hore loosii qorsheeyay ee waxaa Kenya ku qasbay Dowlado Reer galbeed ah oo lacago ku faraqay madaxda Kenya.

Shaki kuma jiro in shacabka Kenya aysan raali ka aheyn in wiilashooda lagu laayo dhulka Cizziga iyo sharafta leh ee Soomaaliya balse Adoonsinimada ayaa wax walba oo kulul lugta u gelisay wiilasha Kirishtaanka Kenya.

16-kii October ayay ciidanka Kenya markii ugu horeysay kasoo talaabeen deegaanka Dhoobleey oo ay horay u joogeen, Kenya waxay lugta gelisay dhiiqo sida ay uga baxdo ay adagtahay.

Iyadoo shacabka wadanka Kenya ay u dabaal dagayaan 48 guuradii kasoo wareegtay markii madaxbanaadinada ay heleen hadane waxaa shacabka iyo dowlada ay wajahayaan mowjado dhibaato leh oo dhan waliba iska biirsaday taasi waa amaan darada baahsan ee dalka kajirta.

Madaxda iyo shacabka ayaa farta ku fiiqaya dhanka amaanka oo ah midda ugu badan oo ay shacabka hadal hayaan maadaama Bishii lasoo dhaafay ay u aheyd Bil qaraxyo ruxeen wadanka intiisa badan.

Shalay Maxaa Kenya ka dhacay.

Xaalada amaan darida oo ka hadal keeda mudan waxaa sii xaqiijinaya jiritaankeeda qaar ka mida madaxda dalkaasi sida Gudoomiyamaha gobolka Waqooyi Bari oo la hadlay warbaahinta ayaa muujiyay cabsida ka jirta degmadaasi xilli qaybo fara badan oo wadankaasi ay ka dhacayaan dabaal dagyo lagu xusayo sanad guurada xiligii ay xoriyada ka qaateen boqortooyada ingiriiska.

Marka lagaaro waxa loo yaqaan Kirismiska oo ay umadaha gaalad gaalada u dabaal degaan waxaa lafilayaa in silsilado qaraxyo ah dhacaan taasi waxay keentay in Kumanaan Reer Kenya ah ay sanadkan ka baaqsadaan Kaniisadaha iyo goobaha lagu caweeyo.

W/Bari Kenya Waziriztaanta cusub ee Geeska Afrika.

Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa shegay in gobolka waqooyi Bari Kenya uu noqon doono goob ay ku loolamaan islaamiyiinta Soomaaliya iyo dowladda Kirishtanka Kenya.

Cabdu Qaadir Dhaqane oo horay uga tirsanaa isbahaysigii Dib Uxoreynta Somaaliya ayaa aaminsan in Kenya qeybo badan oo ay Somaalida ka heysato ay isku bedeli doonaan meel lamid ah gobolka Wazeristan ee dalka Pakistan.

Aqoonyahanka ayaa tusaale usoo qaatay sida qabiilka Bashtuunka ee Pakistan iyo Afghanistan dega u taageersanyahay mujaahidiinta uuna uga dhiidhiyay dabadhilifnimada xukuumadda Pakistan oo Mareykanka ku taageertay duulaanka Afghanistan.

Waxaa lasaadaalinayaan in qabiilka Ogaadeen oo si aad ah udega NFD ama Waqooyi Bari Kenya uu qeyb ka qaato halgan dheer oo lalagalo dowladda Kenya.

Ogaadeenka ayaa hadda garab u ah mujaahidiinta halka kuwa kale oo beesha ka dhashay ay Kenya soo hogaamiyeen sida Xamiidk Karzaay oo Bashtuunka Ansaarta ah gaalada Mareykankana soo hogaamiyay.

Gobolada Kheybar iyo Wazeristaan weligood ma hoostagin Pakistan waxaa maamusha qabaa'ilo Bastuunka iyo xoogaa Tijiig ah labada qabiilna aad bay isku fahmeen oo ay cadawga ula dagaalamaan.

Waxaa lasaadaalin karaa in Shabaabul Mujaahidiin Dhoobley ka gudbaan oo ay Libooye Kenya meesha loo yaqaan degaan kadibna Waqooyi Bari Kenya uu isku bedelo Wazeristan oo kale.

Kenya hadda xoog ayay ku heysataa NFD laakin marka dagaalku dabadheeraado xaalku sidaasi ma noqon doono oo dad badan oo reer NFD ah ayaa fursad u heli doona in ay Kenya ka aarsadaan Xasuuqii Wagala Wajeer.

Vice President Kalonzo Musyoka ayaa isna shaaca kaqaaday in dowlada ay kuguuldaraysatay wax kaqabashada xaaladaha cabashada iyo dhibaatooyinka kale oo shacabku ay ka tabanayaan, mana muuqato talaabo cad oo ay qaadi karto dowlada marka laga tago ilaalinta danaha xukuumada Kenya kaga xiran dadka Shisheeyaha ah oo dalkaasi dalxiiska u jooga.

Faarax Macalin oo ah Soomaali Kenyaati dabadhilif ah ayaa yiri Kismaayo iyo Kulbiyoow mardame lagama maamuli doono magaalada Muqdisho warkaas ayay dad badan u qaateen in uu bilaawday qorshihii ay Kenya ku qabsan laheyd dalka Soomaaliya.

Dadka ku dhaqan gobolka NFD ee Waqooyi Bari Kenya loo bixiyay ayaa lagu hayaa cadaadis xoogan hantidooda waxaa booba Kenyaatiga Kirishtanka ah, gobolkaasi waa midka ugu faqrisan Kenya oo dhan sababa laxariira boob lagu hayo hantida shacabka.

Gumeystihii Ingiriiska ayaa NFD ka gooyay Soomaaliya sanadkii 1948 wuxuuna gacanta u geliyay Kenya, ciidamada Kenya ayaa dhowr mar xasuuqay dadka Muslimiinta NFD ku dhaqan.

The somalis there should kick all the bantus out. The place belongs not to bantus :up:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by The_Patriot »

Hutu dont worry much there is no Bililiqo happening in NFD.

:up: 8-)

Tell Calasow to concentrate in looking for the cheapest Diana rather than writing bullshit like this in his Bililiqo website.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by AhlulbaytSoldier »

The_Patriot wrote:Hutu dont worry much there is no Bililiqo happening in NFD.

:up: 8-)

Tell Calasow to concentrate in looking for the cheapest Diana rather than writing bullshit like this in his Bililiqo website.
:lol: :lol: :lol:

Hutus will have the biggest share after NFD is liberated :up:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by The_Patriot »

HutuKing01 wrote:

First go liberate Xamar from yourselves.
Then we can take you seriously.

Do you think NFD is celasha biyaha?
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by Colonel »

The_Patriot wrote:
HutuKing01 wrote:
The_Patriot wrote:Hutu dont worry much there is no Bililiqo happening in NFD.

:up: 8-)

Tell Calasow to concentrate in looking for the cheapest Diana rather than writing bullshit like this in his Bililiqo website.
:lol: :lol: :lol:

Hutus will have the biggest share after NFD is liberated :up:
First go liberate Xamar from yourselves?
:lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by AbdiWahab252 »

Patriot,

Wajiir is blooming nowdays. The land is green. I did some daanto, and got drunk on caano geel. Life is good over there, mashallah
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by Lamagoodle »

AbdiWahab252 wrote:Patriot,

Wajiir is blooming nowdays. The land is green. I did some daanto, and got drunk on caano geel. Life is good over there, mashallah
Did you dance to the tune of "Wajeer weynaan degna , warihii kuunyaan cabnaa"? :lol: The only problem with Wajeer is the lack of proper toilets; the use of latrines (the water basin is less than a meter) is a horrible experience
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by abdisamad3 »

Abdi when are you going to deliver the last rations of caano boodhe to the troops and marching to kismayo? some insiders told me the shababs are bored in their trenches. and counting how many more days they have to wait for the kikuyu and the azanian pathfinders, :lol: :down:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by The_Patriot »

AbdiWahab252 wrote:Patriot,

Wajiir is blooming nowdays. The land is green. I did some daanto, and got drunk on caano geel. Life is good over there, mashallah
Abdi have you visited the airport?

Naikisia kuna wakikiyu wengi huko sikuhizi.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by 1moonlight »

Friend what makes you think Kenya will just give up its third largest province without a fight?

This is the land we are talking about...

Image

Wikipedia says...

( 70% of all livestock in Kenya comes from the North Eastern Province and is exported to the Middle East as well as elsewhere in Asia. )

Kenya wants Jubbooyinka so forget about NFD and let's stop Kenya from taking more of our land.

You also have to remember EU, USA, NATO, are great friends of Kenya.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by AbdiWahab252 »

Patriot,

Kaka kwa sababu waSomali wame haribu airport hiyo. Wame anza ku ingize watu na maisha magendo. Ili kuwa sehmu mbovu sana. Tafadali wa Kikuyu !

Lamogodle,

Once we free Wajir from the thieves in Garissa, the city will prosper.

Abdisamad3,

We got that super caanodobhe fresh from Denmark coming soon. Two teaspoons and you will end up being so energized that bullets will bounce off you.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Are Kenyans losing North Eastern Province?

Post by abdisamad3 »

AbdiWahab252 wrote:Patriot,

Kaka kwa sababu waSomali wame haribu airport hiyo. Wame anza ku ingize watu na maisha magendo. Ili kuwa sehmu mbovu sana. Tafadali wa Kikuyu !

Lamogodle,

Once we free Wajir from the thieves in Garissa, the city will prosper.

Abdisamad3,

We got that super caanodobhe fresh from Denmark coming soon. Two teaspoons and you will end up being so energized that bullets will bounce off you.
I gotta try that shit sometime. :lol: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”