Tacsi Reer- Cali Shire.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Tacsi Reer- Cali Shire.
AUN wixi Dhintaay..
G6 oo tacsi udiraya Reer cali shire , soona jeediyey in dib loodhigo shirka asbuuc
CONDOLENCE AND PROPOSED PERIOD FOR PRAYERS AND REFLECTION
” The preparations for the Congress of the Beesha Dulbahante scheduled for the 19th of December are impacted by the unfortunate loss of life in the environs of the venue – TALEH. We wish to send our heartfelt condolences to the families and friends of those that lost their lives ( RER AW ALI SHIRE around the Globe) and those that were injured. We urge that the community reflect on this development and that those directly culpable face traditional justice.
In these circumstances, we propose that the Beesha Dulbahante secure the venue of the meeting without further delay. We also recommend that the formal start of the Congress be delayed by one week, and that the community use this period, together with Ulimada Beesha, for prayers and “ALLA Bari”.
The Condolence statement follows in Somali:
“Annaga oo ka murugaysan geerida tiiraanyada leh ee ku timid marxuum Jamac Cali Shire iyo marxuum Mubaarak Salax Cali Shire waxan tacsi u’diraynaa dhammaan ree Aw Cali Shire meel kasta oy joogaan annaga oo Ilaahay uga baryeyna in marxuumiinta uu jannaddisa firdowsa ka waraabiyo, qoyska iyo ehelada kale ay ka geeryoodeenna samir iyo iimaan ka siiyo”.
Waxan ku baaqaynaa in isimada, cuqaasha iyo waxgaradka beeshu degdeg arrinta gacanta ugu qabtaan. Isla markaas si gogosha geerida iyo tacsida loogu helo wakhti, waxan talo ku soo jeedinaynaa in furitaanka shirka Khaatumo 2 dib loo dhigo muddo todobaada.”
Gudida Fulinta Khatumo 2

Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
Ciidamo kala duwan ayaa la wareegey amaanka degmada Taleex
Degmada Taleex ayaa markale ku soo noqotay deganaan ka dib markii ay rabshado cabsi keenay ka dhaceen shalay gelinkii danbe iyo fiidkiiba taas oo ay wadeen dad ka cadhaysan dhacdo aad looga xumaaday oo duleedka magaaladaasi lagu laayey koox safar ahayd.
Waxgaradka degmada oo si aad ah uga xumaaday waxa ka dhacay halkaa ayaa u guntadey sidii aanay wax dhib ahi u dhicin iyadoo ay soo gaadheen xalay iyo saakaba ciidamo iyo odayaal ka kala tegey degaano badan.
Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa ciidamo ka amar qaataa ay amar ku bixiyeen in cid la imaan karta magaalada wax hub ahi aanay jirin, iyadoo odayaal ka kala yimi Xudun, Awrboogays, Ceerigaabo iyo Laascaanood ay badan koodu soo gaadheen magaaladda Taleex si ay wax uga qabtaan dhacdadan oo ah mid sida ay sheegeen xanuun badan

Cuqaasha,Culimadda ,Waxgaradka iyo Dhalinyaradda Beesha Maxaed Garaad (Bah-hararsame) Oo Baaq Nabadeed U Direy Xiisada Degmada Taleex Ee Gobolka Sool.
Laascaanood:-Cuqaasha ,Waxgaradka Culimo=-awdiinka iyo Dhalinyarda Beesha B/same ayaa baaq Nabadeed degmada Taleex,waxaana ay ugu baaqeen in ay nabadda ka horeysiyaan wax kasta unna qabsoomaan Tolka samo wadaha ah.,
Waxaana ay dhinaca kale Tacsi u direen Dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyoodeen Dadkuu ku dhinatey Shaqaaqadii shalay ka dhacdey Degmada Taleex,iyagoo ilaahay uga baryey Samir iyo iimaan inuu ka siiyo kuwa dhawaaca ahana uu caafimaad siiyo,Aamin Aamin.
Caaqil Cali Xirsi Cawil
Caaqil Maxamed C/qaadir Ilaaye
Caaqil Cabdi Maxaed Xaashi.
Caaqil Cabdi Xasan Nuur Goob-seer
Shiikh Aadan Wali Cabdi Xuseen
Shiikh Maxamuud Maxamed Xaliike
Shiikh C/Naasir Maxamed Cali
Oday: Cali Nuur Maxamed Ciise
C/laahi Maxed Faarax
Daahir Xaaji Xasan
C/dale Xaaji Warsame
Cabdi Geelle Cismaan
Axmed Maxamed Kaarshe
Xusseen Cabdiu Sheeko
Daahir Xaaji Hiirad
C/fataax Cusmaan Faarax
C/rashiid Maxamed Cabdi
Axmed Cali Xasan
Axmed Cali Isleef
Maxamed Cali Hayaan
Jaamac Aadan Wali Garaad
C/laahi Oorshe
Faraax Cali Maxed
Cabdi Axmed Sacad
C/risaaq C/laahi Qaadi

BUhoodle,(lasanod Online)- Cuqaasha, Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Cayn ayaa tacsi u diray eheladii dadkii shalay ku geeriyooday mashaqadii.
ka dhacday magaalada Taleex.
Cuqaasha gobolka Cayn ayaa ugu baaqay in reer Taleex in la dajiyo xaalada, isla markaasna arrinta nabadda lagu soo dabaallo si aan wax kala oo dhibaato ahi u dhicin..
Waxaana Baaqan iyo tacsida diraya:
1-Caaqil Cumar Cali Qaal
2-Caaqil Cabdilaahi Maxamed Maxamuud
3-Caaqil Maxamed Nuux Maxamed
4-Caaqil Cabdilaahi Yuusuf Kooreeye
5-Caaqil Kayse Ibraahin Diiriye
6-Oday Cali Xasan Cumar
7-Oday Maxamed Cismaan Baxnaan
8-Odayciise Maxamed Aadan
9-Oday Xariir Maxamuud Axmed
10-Caaqil Maxamed Cabdi Jaamac Halac
Waxaa nasoo gaadhsiiyey Afhayeenka golaha cuqaasha Cayn, Caaqil Maxamed Cabdi Jaamac Halac..

Taleex,(Lasanod Online)- Wafti Balaadhan Oo uu horkacayo Xurmaadle Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa maanta gaadhay degmadda Taleex..
Halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdigan Garaadka oo ka kooban Cuqaal iyo odayaal ayaa ka qeyb geli doona dhamaynta shaqaaqo shalay galab ka dhacday degmadda taleex ee gobolka sool, halkaas oo lagu qaban doono shirweynaha khaatumo 2.
Hore waxaa magaaladda taleex soo gaadhay wufuud kala duwan oo ka kala yimid deegaanada Gobolka Sool iyo ciidamo uu hogaaminayay Axmed Karaash, kuwaas oo loogu talagalay dejinta xaaladda degmadda taleex.
Ciidamada degaanka ayaa habeenkii xalay bandow ku soo rogey iyadoo la diiday in dadka shacabka ah ay hub la soo galaan gudaha degmadda taleex, waxaana lagu wadaa in maanta gelinka dambe uu furmo shir looga hadlayo arintii ka dhacday degmada taleex.
Xaaladda Taleex oo dagan Maanta iyo Baaqo Nabad doon ah oo bulshadda ka soo baxaya
xaaladda magaaladda Taleex ayaa dagan maanta ka dib markii shalay halkaas uu ka dhacay iska hor imaad ay dad ku dhinteen iyo kuwo kala ay ku dhaawac waxana la sheegay in ganacsiga magaaladdu uu caadi yahay sidoo kalena dadka shacabka ahi ay is dhex gooshayaan isla markaasna aysan jirin wax dhib ah oo iminka ka taagan magaaladda
guud ahaan beelaha SSC ayaa baaq nabadeed u diraya bulshadda Taleex in aan wax danbe dhicin oo xaajadda la isku soo gaadho isla markasna waxa Odayaal badan oo SSC ah oo la soo xidhiidh Allssc iyo radiossc ay sheegeen in ay ka codsanayaa bulshadda Taleex in ay nabadda ka shaqayso isla markaasna aan dhiig danbe uusan daadan
waxa kale oo la filayaa in isla maanta ay Taleex gaadhaan ciidamo uu wato Axmed Karaash kuwaas oo ilaalinaya nabadda kalana dhex galaya dhalinyaro la sheegay in ay magaladda labao meeleed ka fadhiyaaan oo garoowe laga guubaabinayo si ay bulshadda taleex isku dhacdo shirku uu u burburo
May Peace prevail wixi Dhib, Denbi & QashQashaad wada waa in laso Qabta.

Xaalada Magaalada Taleex Iyo Xiisadi Ka Dhacday
Taleex: Warka aan goor dhawayd ka helay magaalada Taleex aya sheegaya in Cuqaal iyo Waxgarad iyo Ciidamo aad u badani ka kala yimaadeen Xuddun, Awrboogays, Caroolay, God-aalo, Sarmaanyo, Fiqiga, Ceerigaabo ay badi soo gaadheen
qaybana jidka ku soo jiraan.
Ciidamadi ku sugna degmada Xuddun aya isla fiidki soo gaadhay degmada Taleex.
Taleex waxa ka jiray guddi degaanka ka kooban iyo ciidamo degaanka ka kooban oo isku dhaf beelaha degaanka ah, sida warka aan ku hellay waxay si wada jir ah iyadoo ay garab siinayaan ciidamadi Axmed Cilmi Cusmaan huggaaminayay ee Beesha Ugaadhyahan u bilaabeen in hub cid kasta laga urursho.
Isku soo duubis xaalada aya la iigu sheegay mid haddii allaha awooda lihi saamaxo mid rag iyo rabbi iyo talaba loo dhanyahay laguna soo dabaali doono nabad. Inta ku faraxsan ee wararka xumaantooda jecel ama faafiyana rabbi sharkooda ha innaga hayo.
Taleex: Waxa goor dhawayd gaadhay degmada Taleex Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale iyo waxgarad cuqaal iyo ciidamo la socda oo ah beesha Jaamac Siyaad
Arrimaha xaalada Dhibti dhacday ba ah mid ilaa hadda gacanta lagu hayo, laguna rajo weynyahay in lagu guulaysto.
Waxa kale oo la sheegay cuqaal iyo waxgarad ka yimid Boocame iyo Buuhoodle inay iyana jidka ku soo jiraan ayna weheliyaan ciidamo.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
walaal maxaa meesha ka dhacay?
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
Pro-Somaliland militias attacked a truck from Garowe carrying PL VP brother, nephew & Some other ppl in Taleeh District.
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
To also the family of Col-Farah Mahamud who passed away in Toronto. AUN
And Gashaanle Sare Ahmed Faraah Dabshiid in buhoodle. AUN

And Gashaanle Sare Ahmed Faraah Dabshiid in buhoodle. AUN

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
This is new to me. Is it xaabsade's militia? anyway AUNBabygirl- wrote:Pro-Somaliland militias attacked a truck from Garowe carrying PL VP brother, nephew & Some other ppl in Taleeh District.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
AUN.
How on earth did Pro Somaliland soldiers get into Taleex i though there wasn't any there? and why did you leave out the fact Abdisamad Cali Shire also accused the G6 (Khatuumo) of being behind the assassination. Next time tell the whole story instead of cherry picking.
"Dilka Jamac Cali Shire waa mid siyaasadeed Waxaana ka dambeeyay Somaliland iyo Qolyaha wada shirka Khaatumo 2".
http://puntlandi.com/?p=23699
Babygirl- wrote:Pro-Somaliland militias attacked a truck from Garowe carrying PL VP brother, nephew & Some other ppl in Taleeh District.
How on earth did Pro Somaliland soldiers get into Taleex i though there wasn't any there? and why did you leave out the fact Abdisamad Cali Shire also accused the G6 (Khatuumo) of being behind the assassination. Next time tell the whole story instead of cherry picking.

"Dilka Jamac Cali Shire waa mid siyaasadeed Waxaana ka dambeeyay Somaliland iyo Qolyaha wada shirka Khaatumo 2".
http://puntlandi.com/?p=23699
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
SL militias that were arrested are to be blamed.
Caqiil ka Guud ee Taleex., Ismaciil mahamed kooreye..
Saciid stop arguing about waax aad waax ka ogeyn, inta laso qaabto suurka weliba laagi jaari, this is not the Zoomaliland section Nor one of your Daarood this or IDoor are Not Dir topics.

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
Xaabsades militia are in Maroodi Jeex bro, Xukumada ordered him to pull out some time ago.Cumar-Labasuul wrote:This is new to me. Is it xaabsade's militia? anyway AUNBabygirl- wrote:Pro-Somaliland militias attacked a truck from Garowe carrying PL VP brother, nephew & Some other ppl in Taleeh District.
AUN to the dead, allah qaboojiyo.
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
Kalaayilamuran.com
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Tacsi Reer- Cali Shire.
harag and caynaba, walaalayaal inanta iska daaya topigan waa tacsi thread marka topigeeda haka xumeynina. I will defend her as long as she is related to me. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1046 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 21 Replies
- 2551 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 18 Replies
- 1358 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 549 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 2 Replies
- 1371 Views
-
Last post by ABSAME'
-
- 22 Replies
- 1732 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 21 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 1 Replies
- 411 Views
-
Last post by bashe19
-
- 16 Replies
- 1101 Views
-
Last post by The_Emperior5