300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Taleex

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Taleex

Post by Babygirl- »

In kabad 300 oo Haweenka u dhashay gobolada SSC ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey degmada Taleex


(Taleex, Ceegaag Online)

Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey xaruunta taariikhiga ah ee Taleex haween wayne aad u tiro badan kuwaasi oo ka soo kicitimay Goboladda SSC, haweenka ayaa waxaa ay socdaal kala gedisan ku soo mareen magaalooyion ay kamid ahaayeen degmada Tukaraq iyo tuuladda Higlada kuwaas oo dhamantood si diiran loogu soo dhaweeyey.

Sidoo kale waxa ay haweenkani soo dhawyn aad u balaadhan kala kulmeen shacabka ku dhaqan degmada taariikhiga ah ee Taleex, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey, waxaa duleedka magaalada Taleex kaga soo hor baxay Haweenka dadwaynaha ku dhaqan degmada Taleex iyo koox kamid ah Ciidamadda Sugidda Amaanka Shirka Khaatumo.oo ka kala kooban kooxaha fardo fuulka iyo kuwa sugidda amaanka shirka Khaatumo iyo amaanka Taleex.

Waxaa goob fagaare ah kala hadlay haweenkan masuuliyiinta qaban qaabinaysa shirka Khaatumo 2 kuwaasi oo dhamaantood sheegay sida ay ugu faraxsanyihiin Haweenka deeganadda SSC oo intooda badani midaysantahay isla markaana garab taagan shirka wada tashiga beelaha Dhulbahante .

Soo dhawayn diiran dababdeed waxaa haweenkan loo soo galbiyey Guryaha martida iyo ergooyinka shirka khaatumo 2 ee looga diyaariyey gudaha taleex. Haweenkan ayaa geestooda waxaa u hadashay gudoomiyahooda oo sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay in ay ka haween ahaan yimaadaan gudaha taleex iyadoo ay haweenka deeganadda ssc noqonayaan wufiidii ugu horeysey ee sida diiran loogu soo dhaweeyo taleex tan iyo intii shaaca laga qaaday xiliga ergadda shirka laga rabo in ay ku soo xaadiraan taleex

Daawo Sawiirada.

http://ceegaag.com/2011/Dec%202011/in_k ... _dhash.htm
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Faant »

I am so proud of reer Sool, real nationalists always ready to work for the motherland :som: :rose: I Pray to Allah may this metting be the repetition of the grand meeting in which reer Sool dicided to support the Darwish struggle in seach of a somali nationhood over 100 years ago now this time starting the struggle to return our lost nationhood :som: :som: :som: :som: :som: :clap: :clap: :clap: Guul!
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by samadoon-waaxid »

300 :shock: and the delegates didnt arrive there yet.man,i bet u there will be at least 2000 in Taleex by the opening day.1000 for delegates and 1000 volunteers and logistics.its times likes these that I wanna go.Khaatumo is poping wallle :up:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Faant »

I get tears in my eyes by looking at the pictures of the patriotic Somali mothers may Allah indeed bless them :som:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Faant »

samadoon-waaxid wrote:300 :shock: and the delegates didnt arrive there yet.man,i bet u there will be at least 2000 in Taleex by the opening day.1000 for delegates and 1000 volunteers and logistics.its times likes these that I wanna go.Khaatumo is poping wallle :up:

Indeed my fellow countrymen :up: :D
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Babygirl- »

most of my relatives are leaving Lasanod, Godale & Higlada to head to Taleex, not just the adults even the young ones. :lol:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by samadoon-waaxid »

horto self invited oo dhan waa in meesha laga qabtaa.I would suggest building a wall around the town and only people with badge get in :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Babygirl- »

I think the town is gonna be over crowed by this week. :lol:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Faant »

Babygirl- wrote:most of my relatives are leaving Lasanod, Godale & Higlada to head to Taleex, not just the adults even the young ones. :lol:
Great to hear, unity all the way :som: :som: Reer sool has to support a united Somalia those who refuses to believe in that idea will get what they derserve even if it is our own oncels, Somalia is the most important thing 8-) :up: :som:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Babygirl- »

The whole family of Saciid are waiting for the outcome, on the news, or in person by plane, car or walk to taleex. :up:
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Mondey »

wow women seem to be ready already :up:

i hope the security will be tight bcoz outsiders may try to create tension..

we're all waiting the out come

ssc :up: :som:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Babygirl- »

Ergooyinkii Shirka Khatumo2 oo si xawli ah ugu soo bilowday Gogosha Taleex.
December 13, 2011

Waxaa Magaalada Taleex Kusoo Qulqulaya Ergooyin kala duwan kuwaasi oo ka kala imaanaya goboladda ssc, waxaa maanta soo gaadhay xaruunta taarikhaga ah ee Taleex garaado ay kamid yihiin Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,Garaad C/Salaan Xasan,Garaad Maxamuud CismaanMashqare iyo cuqaal Dhawr ah.

Waftidan garaaddada iyo Cuqaasha ah ayaa kasoo kala kicitimay deegano kala gedisan kuwaasi oo si rasmi ah u soo gaadhay xaruunta ay gogoasha wada tashiga beelaha dhulbahante taal ee Taleex ayaa noqonaya waftigii labaad halka kii ka soo horeeyayna uu ahaa waftidii ahaa Hablaha Reer SSc ee kasoo kicitimay Laascaanood iyo Buuhoodle ,

waxaana waftigan kala gedisan ee garaadada Cuqaasha iyo odayaasha la socda ayaa soo dhoweyn diiran kadib loo gelbiyay Guryaha loogu talo galay ergooyinka kasoo qayb galaya shirka khaatumo2.

Ugu danbayntii guud ahaan degmada Taleex oo ay taalo gogoshu ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada Shirka Khaatumo2 oo xiligii loogu talagalay fooda inagu soo hayo.

waxaan saacadaha soo socda idiin soo gudbin doonaa sawiro iyo video hadii ilaahay idmo.

Realtaleex News desk.

Taleex, Somalia.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by udun »

300 oo gabdhood oo kelogood socda? :shock: Oo ma rag la'aan baa haysa? Oo xaggaa iyo Taleex baa rag lagu sheegay? :lol: :lol:

Waar dadkani may beenta iska daayaan miyaan aakhiro ka danbeyn? :shock:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Faant »

udun wrote:300 oo gabdhood oo kelogood socda? :shock: Oo ma rag la'aan baa haysa? Oo xaggaa iyo Taleex baa rag lagu sheegay? :lol: :lol:

Waar dadkani may beenta iska daayaan miyaan aakhiro ka danbeyn? :shock:
and you are? :?
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: 300 oo Haweenka Gobalada SSC ah o lagu soo dhaweyey Tale

Post by Babygirl- »

Waa Daaba Dhilif naafta kaa dhacaay, internet gabdhaha Dhulbahante caaydoda & madaxda Dhulbahante ceeydoda loo xilsaaray.

Haa ujawabiin Dhulos decided in waaxan Damiirka laheeyn loo jawabiin.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”