maanta ilaa saaka Gadabuursi ayaad hadal wadaa ee aan kuu saxo erayga... dadka Isaaqa Gabiley is guursadaan ee ay iskhilaafaan waa Maxamuud Nuur qolo laydhaa oo kasoo jeeda Dila iyo Baki.SahanGalbeed wrote:Qalad kale e aan anigu halkan ku arko waxa weeye , inaad Habar Awal , let me remind you , inaad tidhahdo ma'ba ahayn.
Habar Awal , Berbera iyo Bulaxaar ila iyo Jigjiga ayay is daba taxan-tahay.
Reer Nuurkan aad hadal hayso , anigeyga jibriil abokor e reer Arabsiyo ah , baanan Snet horteed ogayn waxay ahaayeen .
Reer dalal ka iyo reer xareed ka yaga ayuun ba oga iney gadabursiga isla degaan . Iyagey na weligood is dagaali jireen iyaga na weligood is gursaan jireen .
Gadabusri Jibrill Abokor loo ma soo dhaafo ba .
Intu Cigaal joogay , intu Riyaale joogay waa la iska wada oga .
Qabyaaladu nidaam bay leedahay , xoogga, iyo tiro badnida na Ilaah ba kala siiya abuurtiisa, halkey isku qabsadaan na isaguun baa kala saara .
Anagu wax inoogu so dara ina ma lihin , faraha inaga qaada uun weeye taan idin leenahay !
HA let me remind you!
Moderator: Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: HA let me remind you!
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
waayahay , waad ku mahad -santahay intaas naMondey wrote:maanta ilaa saaka Gadabuursi ayaad hadal wadaa ee aan kuu saxo erayga... dadka Isaaqa Gabiley is guursadaan ee ay iskhilaafaan waa Maxamuud Nuur qolo laydhaa oo kasoo jeeda Dila iyo Baki.SahanGalbeed wrote:Qalad kale e aan anigu halkan ku arko waxa weeye , inaad Habar Awal , let me remind you , inaad tidhahdo ma'ba ahayn.
Habar Awal , Berbera iyo Bulaxaar ila iyo Jigjiga ayay is daba taxan-tahay.
Reer Nuurkan aad hadal hayso , anigeyga jibriil abokor e reer Arabsiyo ah , baanan Snet horteed ogayn waxay ahaayeen .
Reer dalal ka iyo reer xareed ka yaga ayuun ba oga iney gadabursiga isla degaan . Iyagey na weligood is dagaali jireen iyaga na weligood is gursaan jireen .
Gadabusri Jibrill Abokor loo ma soo dhaafo ba .
Intu Cigaal joogay , intu Riyaale joogay waa la iska wada oga .
Qabyaaladu nidaam bay leedahay , xoogga, iyo tiro badnida na Ilaah ba kala siiya abuurtiisa, halkey isku qabsadaan na isaguun baa kala saara .
Anagu wax inoogu so dara ina ma lihin , faraha inaga qaada uun weeye taan idin leenahay !
Mondey , maanta ilaa saaka , ayaad il gaar ah igu soo fiirinaysa sow maha ? waa sax !
Gadabursiga in la kala barto qudhadiisa , waxba ka ma qabo anigu .
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: HA let me remind you!
maya il gaar ah kugu ma hayn ee ishayda waxa soo jiidata meesha ay ku qorantahay Gadabuursi, Suldaan Saleebaan ama AwdalState.
haa in la isbartaa ma xuma.
haa in la isbartaa ma xuma.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Professor Sahan,
Keep in mind the fundamental principles are equality, fraternity, justice and liberty!
Le justicier
RW
Keep in mind the fundamental principles are equality, fraternity, justice and liberty!
Le justicier
RW
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
Read this .
http://harowo.com/2011/12/14/%E2%80%9Cg ... %E2%80%9D/

Now , how can anyfuckinbody tell in Somaliland what cartridge came from what weapon , yacni whether it belongs to a civilan or a military personnel? I would really love to hear it .
http://harowo.com/2011/12/14/%E2%80%9Cg ... %E2%80%9D/
now this is what they're refering toAccording to a second witness who did not identify himself said that, it can verify that the Army commander of Somaliland, General Nuux Ismaaciil Taani organized this clan militia to kill these men. His statement was based on the fact that the shells of the bullets used in the killings came from the Somaliland armory.

Now , how can anyfuckinbody tell in Somaliland what cartridge came from what weapon , yacni whether it belongs to a civilan or a military personnel? I would really love to hear it .
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Waan arkay qoraalkaas, waa runtaa waa adagtahay in rasaasta la garto halkay ka timid, Laakiinse waxaa jira tuhun in ay jiraan ciidamo halkaas dhooban oo wada JB ah oo nuux taani sameeyey. Waxaa kalooo jira in dadka wax laayey ay ka yimaadeen ciidamadaas.
Reer xareed ayaa loo haystaa arintan iyo tii hore ee lagu laayey dadka socotada ah. Malaha reer xareed waxay islahaayeen sidii markii hore ayaad intaad dad gumaadaan cidina idinkala xisaabtamayn
. Iminka reer xareed way soo qaxeen iyagaana hada cabaadaya! ma is tidhi haday dareemeen kulaylkii?.
Whatever, ka danbeeyey arintan, waxay doonayeen inay somaliland burburyaan, insha allah justice will prevail. AAAMIIN
LE JUSTICIER
RW
Reer xareed ayaa loo haystaa arintan iyo tii hore ee lagu laayey dadka socotada ah. Malaha reer xareed waxay islahaayeen sidii markii hore ayaad intaad dad gumaadaan cidina idinkala xisaabtamayn
Whatever, ka danbeeyey arintan, waxay doonayeen inay somaliland burburyaan, insha allah justice will prevail. AAAMIIN
LE JUSTICIER
RW
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
Nonesense
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: HA let me remind you!
RW, right now there are 2 questions that are not answered;Rightwing wrote:Waan arkay qoraalkaas, waa runtaa waa adagtahay in rasaasta la garto halkay ka timid, Laakiinse waxaa jira tuhun in ay jiraan ciidamo halkaas dhooban oo wada JB ah oo nuux taani sameeyey. Waxaa kalooo jira in dadka wax laayey ay ka yimaadeen ciidamadaas.
Reer xareed ayaa loo haystaa arintan iyo tii hore ee lagu laayey dadka socotada ah. Malaha reer xareed waxay islahaayeen sidii markii hore ayaad intaad dad gumaadaan cidina idinkala xisaabtamayn. Iminka reer xareed way soo qaxeen iyagaana hada cabaadaya! ma is tidhi haday dareemeen kulaylkii?.
Whatever, ka danbeeyey arintan, waxay doonayeen inay somaliland burburyaan, insha allah justice will prevail. AAAMIIN
LE JUSTICIER
RW
1- Why were the Isaaq people residing in Seemaal and its surrounding all left the area a day before the killing took place? furthermore why did the killers took their cousins with them from the house where they killed those men and how did they even know their clans? there is no way it was a random murder.
2- Two of the killers were identified by the victims relatives (magacooga sadixan) and their sub-sub-sub clans how is it even possible that no one knows where they are upto now? SL is not China, cid kasta way istaqaana specially when they know your full complete name and ur town. its obvious that their kinsman are hiding them thats the only explanation.
Gabiley waxa maanta ka dhacaya runtii anu waxaan u arkaa indho gardaran oo ooyaya.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Bro. Scores of residents in Sameel fled to safer areas after the civilians were killed not before the civilians where killed. However, The real theories will come to light yet, we all know It was cruel, calculated, cold-blooded killing.Mondey wrote: 1- Why were the Isaaq people residing in Seemaal and its surrounding all left the area a day before the killing took place? furthermore why did the killers took their cousins with them from the house where they killed those men and how did they even know their clans? there is no way it was a random murder.
2- Two of the killers were identified by the victims relatives (magacooga sadixan) and their sub-sub-sub clans how is it even possible that no one knows where they are upto now? SL is not China, cid kasta way istaqaana specially when they know your full complete name and ur town. its obvious that their kinsman are hiding them thats the only explanation.
Gabiley waxa maanta ka dhacaya runtii anu waxaan u arkaa indho gardaran oo ooyaya.
WHY? I am sure the true will come to light ASAP.
le justicier
rw
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Righwting don't worry habar awal tribal Family love Somaliland and till do everything to protect it
Waxanu gacmahayga ku dhisnay wax ku burburin mayaan beesha Suberiyadu.

Waxanu gacmahayga ku dhisnay wax ku burburin mayaan beesha Suberiyadu.

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: HA let me remind you!
^ take that filthy fantasy map out off my sight.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HA let me remind you!
^^ awdal is part of Somaliland the past 20 years nothing has changed

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1243 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 603 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 7 Replies
- 1094 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 16 Replies
- 1400 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 7 Replies
- 830 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 2 Replies
- 602 Views
-
Last post by siren
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 3 Replies
- 609 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by ciyaal_warta