S-Land & SSC (short story)
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
S-Land & SSC (short story)
Yaa arkay? Yaa maqlay? Yaase urshay?Suaalahaas waxaa iswaydiinayay hogaamiye ka midah muadiniinta Soomaaliyeed sida caanka ahaydba ee lagu yaqaanay kuwii asaga ka horreyay. In mudo ahna suaalahaas cid ka hadasho ama jawaab ka bixisay ma'aysan jirin oo afka ayaa laga wada xirtay. Sida caadada ah markuu sanad soo wareegoba ayuu hogaamiyaha qudbo dheer qabtaa oo uu ku shaaciyaa inay u muuqato, oo sharqanteeda maqlo, udgoonkeeduna soo carfayo.
Sanadkii sii dhamaadaba ee sadexda suaal laga jawaabin shacabka ayaa niyad jab kala kulmo. Sanadku markuu ahaa 2011 ayaa marqura la dareemay muadiniin wada istaagay oo si wada jir ah uga jawaabay suaalaha laga wada af gaabsaday. Mar qura ayay ku dhawaaqeen oo ay jawaab kaga dhigeen sadexda suaal ee sanad walba soo taagan. Waxayse yiraahdeen ( aragnay khayaanadaadi, maqalnay beentaadi, urinay kamkamkeedi)
Hogaamiyaha filinwaa bay ku noqotay jawaabaha kasoo yeeray muadiniinta qaar. Wuxuu rumaysan waayay kalmadaha afkooda
soo maray oo wuxuu isugu yeeray mudanayaal hogaamaha sarsare
wax ka hayo. Wuxuu ku amray in sida ugu dhakhsiyaha badan arinta
wax looga qabto intaysan arini faraha ka bixin. Gunaanadkii shirka ayaa
laisku raacay qorshe ku salaysan (caga jugleen iyo dilal qorsheesan). Habeenkii shirka xigay, goor ay ahayd saqdii dhexe, ayaa laga war helay rag ku labisan dharka ciidanka hubka sida ee guryo qaar galaya oo ay ka gaysanayeen falal isugu jira, jir dil, afduubid, iyo dilka dadka qaarkood.
Maalintii xigtay ayaa magaalada gilgilatay oo laga dareemay xiisad colaadeed ee ka dhan ah kuwa hogaanka haya.
To be continued:

- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: S-Land & SSC (short story)
wuxu sheeko xumaa, waxa la moodaa qoti shalayto af somaliga la baray.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: S-Land & SSC (short story)
Muhiimada waa inaad fahamtay nuxurka sheekada.
Maadaama aanan ku qorin lahjada waqooyi oo aanan
isticmaalin kalmadaha aadka looga isticmaalo kortaas
iyo waqooyi sida (dee, gaw, naw, jaw), micnaheedu ma'ahan
in qoraalka wax ka qaldanyihiin.
Maadaama aanan ku qorin lahjada waqooyi oo aanan
isticmaalin kalmadaha aadka looga isticmaalo kortaas
iyo waqooyi sida (dee, gaw, naw, jaw), micnaheedu ma'ahan
in qoraalka wax ka qaldanyihiin.
Re: S-Land & SSC (short story)
Keyse_0208 wrote:wuxu sheeko xumaa, waxa la moodaa qoti shalayto af somaliga la baray.
I think you mean the SSC political party of which Sahangalbeed is the PR spokesperson.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: S-Land & SSC (short story)
Arrimaha Waqooyina waad Doonaysa Inaad Ka Hadashid Af Reer Waqooyina Garan Maysid, Bal Maad Sheekadaas Kaga Sheekaysid Dhibaatada iyo Nolola Xumada Haysata Degaankaaga?
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: S-Land & SSC (short story)
Keyse_0208 wrote:wuxu sheeko xumaa, waxa la moodaa qoti shalayto af somaliga la baray.
malaha afar jeer ayaan akhriyey wan fahmi waayey xagey ka socoto iyo meshey u socoto.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: S-Land & SSC (short story)
Sidii Damiinta in far wayn wax laidinku qoro ayaa rabtaan baan u gartay. 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: S-Land & SSC (short story)
Aan idiin yara jilciyo sadexda suaal meesha ay ka turjumayaan.
Ninkii riyada badnaa ee riyaale la oran jiray iyo kan ka dambeeyay ee siilaanyo la yiraah baa suaalahan waydiiya (their inner cirle).
Yaa arka?
Yaa Maqlay?
Yaa urshay?
Ictiraafkii baa noqday mid aan (la arag, la maqlin, lana urin).
Ninkii riyada badnaa ee riyaale la oran jiray iyo kan ka dambeeyay ee siilaanyo la yiraah baa suaalahan waydiiya (their inner cirle).
Yaa arka?
Yaa Maqlay?
Yaa urshay?
Ictiraafkii baa noqday mid aan (la arag, la maqlin, lana urin).
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: S-Land & SSC (short story)
okie waxad ka hadleysey o dhan ma ictiraafki bu noqdey.....................okie SSC maxa mesha keeneyzingii wrote:Aan idiin yara jilciyo sadexda suaal meesha ay ka turjumayaan.
Ninkii riyada badnaa ee riyaale la oran jiray iyo kan ka dambeeyay ee siilaanyo la yiraah baa suaalahan waydiiya (their inner cirle).
Yaa arka?
Yaa Maqlay?
Yaa urshay?
Ictiraafkii baa noqday mid aan (la arag, la maqlin, lana urin).
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: S-Land & SSC (short story)
Mr.Alfaas:
did u even read the story?
Sadexda suaal ee kala ahaa:
yaa arkay?
Yaa maqlay?
Yaa urshay?
waxaa ka jawaabay shacabka SSC sanadka markuu ahaa 2011 oo hal laqabsigoodu ahaa (aragnay khayaanadaadi, maqalnay beentaadi, urinay kamkamkeeda).
sadexdaas suaal waxaa jawaab loo raadinayay 20-sano, oo cid ka jawaab bixiso la la'aa. Mudadaas shacabka waxaa loogu sheekeen jiray in uu ictiraafku muuqdo oo soo dhawyahay, in sharqantiisa la maqlo oo uu soo dhawyahay, iyo in uu soo carfayo oo udgoonkiisa soo badanayo.
balse 20 sano kadib SSC sheekada way u cuntami waysay oo sadex suaal waa kuwa jawaabta ka baxshay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1553 Views
-
Last post by Basra-
-
- 6 Replies
- 1681 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 31 Replies
- 4169 Views
-
Last post by Basra-
-
- 13 Replies
- 2287 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 875 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 9 Replies
- 1037 Views
-
Last post by 0sman
-
- 0 Replies
- 745 Views
-
Last post by Basra-
-
- 4 Replies
- 1199 Views
-
Last post by kambuli