Shirka Garowe iyo Awood Qeybsiga Cusub ee Labada Shariif iyo Faroole Wada Gaareen (Warbixin)
Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Puntland
Garowe (RBC) Iyadoo maanta oo Jimce ah lagu wado in la soo gabagabeeyo shirkii wadatashiga ee maamulada Soomaalida uga socday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa Shabakada Raxanreeb soo gaarey qaar ka mid ah qodobada heshiis awood qeybsi ah oo dhexmaray Madaxweynaha DKMG Shariif Sheekh Axmed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole.
Shirka oo maanta lagu waday in lasoo afmeero ayaan weli la soo gabagabeyn. Waxaana maanta markii loo diyaargaroobay in xafladii gabagabada la qabto dib u dhac uu ku yimid xaflada ka dib markii shir irdaha loo xirtay oo ay wada yeesheen Labada Shariif iyo Faroole uu dheeraaday.
Warar ku dhow rag ku sugan Garowe ayaa sheegaya in kulanka labada Shariif iyo Faroole uu saameyn ku yeeshay gabagabadii kulanka ee maanta la filayey, sababo la xiriira waxyaabo lagu micneeyey heshiiska meesha looga dhawaaqi lahaa oo la isku afgaran waayey.
Ergooyinkii shirka ka soo qeybgalay ee ka socday Ahlusuna iyo Galmudug ayaa dibadjoog ka ahaa kulanka gaarka ah ee u socday Labada Shariif iyo Faroole, waxayna weli ku sugayaan xarunta shirka ee Jaamacada PSU.
Awood qeybsi cusub oo u dhexeeya labada Shariif & Faroole
Shariif Xasan Sheekh Aadan
Inkastoo weli la sugayo qodobada war murtiyeedka gabagabada ee la rajeynayo in shirka lagu soo afmeero ayaa haddana waxay Shabakada Raxanreeb heshay qeyb hordhac ah oo ku saabsan qodobada heshiis hordhac ah oo ay wada gaareen Labada Shariif iyo Faroole.
- Waxay saddexda nin idku raaceen in bisha August ee 2012 ay qabtaan doorasho ay u codeynayaan xildhibaanada baarlamaanka cusub.
- Baarlamaanka cusub ee DKMG ayaa loo go’aamiyey inuu ka koobnaado 250 xubnood oo ay kala keensanayaan Shariif Xasan, Sheekh Shariif, Faroole, Galmudug iyo Ahlusuna. (Waxaa la carababaay in xubno kooban la siiyo ururrada bulshada rayidka).
- Shariif Xasan (oo hadda xilkii laga qaaday) ayaa lagu taageeray inuu kala ceyriyo mudanayaasha hadda jooga, uuna isaga sii ahaado gudoonka baarlamaanka illaa laga gaaro doorashada bisha August 2012.
- Waxaa Shariif Xasan loo daayey jagada gudoomiyaha baarlamaanka ee dawlada cusub ee la dhisi doono (waa dawlad aan ahayn KMG oo ka dhalaneysa qorshaha roadmapka).
- Madaxweyne Shariif iyo C/raxmaan Faroole ayaa isku afgartay in doorashada bisha August ay kala qaataan MADAXWEYNE iyo RAYSUL WASAARE (inkastoo labada xil ay isku qabsadeen sida loo kala qaadanayo).
- Waxaa heshiiska lagu xusay in xubnaha lagu darayo baarlamaanka cusub iyo wasiirada cusub lagu saleeyo qabiil.
- C/weli Gaas oo hadda ah raysul wasaare ayaa loo gartay inuu qabto xil wasiir iyo raysul wasaare ku xigeen (waa hadduu ku qanco).
- Galmudug iyo Ahlusuna ayaa loo qoondeeyey in la siiyo xubno baarlaamaan iyo min 5 wasiir oo ka tirsan dawlada cusub ee iman doonta August 2012.
Sida wararka xog ogaalka noo sheegeen, qodobadan kuma jiri doonaan war murtiyeedka gabagabada shirka saddexda maalin ka socda magaalada Garowe si loo ilaaliyo xasaasiyada arintan ka dhalan karta, laakiin waxaa lagu wadaa in qodobadan si ficil ah loo fuliyo ka dib marka uu dhamaado shirka Garowe.
If this is going to happen, then zoomalians are doomed for the next 4 years.
Its fair to say that as long punanis and abgaal pass the ball to each other zoomalia will never have peace.
The hijack of somalia leadership by two clans continues
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
A major disagreement occured in the conference that caused all the delegates to leave the discussion room.
Disagreement between what?
A disagreement came up with how (method) to pick the MP's for the new parliament.
One group wants 4.5 to be used in order to pick the new MP's
and the other wants
that MP's will picked through 'deegaan', regional.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
How many political lives does this guy have?
If this happens i will have new found respect for the guy politicaly speaking.Shariif Xasan (oo hadda xilkii laga qaaday) ayaa lagu taageeray inuu kala ceyriyo mudanayaasha hadda jooga, uuna isaga sii ahaado gudoonka baarlamaanka illaa laga gaaro doorashada bisha August 2012.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
barlamaanka ayaa meesha xukuma, dowlad aysan barlamaanka raali ka ahayn meel ma gaadhayso
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
thats fake inadeer, shariff sakiin is gone, he is their as a spectator and in fear.zingii wrote:How many political lives does this guy have?
If this happens i will have new found respect for the guy politicaly speaking.Shariif Xasan (oo hadda xilkii laga qaaday) ayaa lagu taageeray inuu kala ceyriyo mudanayaasha hadda jooga, uuna isaga sii ahaado gudoonka baarlamaanka illaa laga gaaro doorashada bisha August 2012.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
some people really take this TFG serious well you can Milk it for you're projects like the Majerteen does it very well the Abgaal Mudulood will secure all the funds and protect their Kingdom In Mogadsiho.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: The hijack of somalia leadership by two clans continues
It would be interesting if he makes a comeback.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1755 Views
-
Last post by original dervish
-
- -1 Replies
- 0 Views
-
Last post by Baafin
-
- 3 Replies
- 38 Views
-
Last post by KUUSH
-
- 3 Replies
- 444 Views
-
Last post by paperino
-
- 173 Replies
- 2995 Views
-
Last post by Jabuutawi
-
- 13 Replies
- 1240 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 11 Replies
- 68 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 0 Replies
- 30 Views
-
Last post by ModerateMuslim