Odaygan suldanka ah , mar u joogay Abaarso wuxu yidhi
Anigu waxaan soo jeedin lahaa intan Hargeysa Galbeedkeeda ilaa Gabiley dagan Ilaahay wuu faro badaniyey oo Dawladda-na way ku badan yihiin Ilaahay ha ugu wadee, xaga maalkana way ku badan yihiine Ilaahay ha ugu wadee Carabku wuu dhib badan yahaye dambiga yareeya oo Alle ha laga baqo oo is qabta oo nabada dalka ha la ilaaliyo, waxaanan leeyahay reerkan Gabooyuhu dumar qurux badan iyo rag woxogaa iska haystaba way leeyihiin