timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Moderator: Moderators
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Waa caadi ." Vertically" haddey rabaan iney u dhaqaaqan , dan la'an bay u middowbi doonaan .
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
maan fahmin, yay la midoobayaan?
ninyaw anigu waxaan qabaa in saaxada siyaasada laga mamnuuco urur kasta oo raba inuu isku walaaqo diinta iyo siyaasada sababta oo ah waxaanu nahay dad 100% ilaahay muslim ka dhigay oo boqolaal sananood hab_nololeedkoodu ku salaysnaa islaamka saxda ah. waxaan qabaa inay meel ka dhac iyo gaf tahay in ciyaal yar yar oo Wahaabi soo brainwash gareeyay isku qanciyaan inay diin noo sheegi karaan innana aqbalno inaynu dhagaysano.
ninyaw anigu waxaan qabaa in saaxada siyaasada laga mamnuuco urur kasta oo raba inuu isku walaaqo diinta iyo siyaasada sababta oo ah waxaanu nahay dad 100% ilaahay muslim ka dhigay oo boqolaal sananood hab_nololeedkoodu ku salaysnaa islaamka saxda ah. waxaan qabaa inay meel ka dhac iyo gaf tahay in ciyaal yar yar oo Wahaabi soo brainwash gareeyay isku qanciyaan inay diin noo sheegi karaan innana aqbalno inaynu dhagaysano.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Horta waxaan u jeeda , xisbiyadan haddey mid diineed noqdaan iyo mid kale ba , qasab bay meel wax iskugu darsanayaan , haddey rabaan iney xisbiyada waaween e magaca leh la tartamaan .
Midda kale , raggan aad sheegayso e aad leedahay waa "brainwashed" anigu waxaan aaminsanahay in ay xor u yihin mabda' a u gaarka ah .
Haddi dawladdu ku qasabto oo loo diido waxa loo oglyahay xisbiyada kale , xorriyada u siman ummada o dhan ba meel ka cawirmaysa .
Labo position baynu ka kala hadlayna .
Adigu waxaad aaminsan tahay in maadaama ay "brainwashed" yihin , dadkaas bay "brainwash" gareenayaan
Anigu waxaan aaminsanahay , haddi laga dhex saaro bulshada , inu cabaadkoogu macquul noqonayo . marka dambe .
Wahhabi-gan aad hadal hayso iyo Somalidi xorriyad ku nool is ma qaban karaan . Meel ay nabad iyo xorriyada jirto , dadkaa kale ayuun bay ka mid noqonayaan .
I am not worried by it at all . Qof weliba haddu yeesho "political space" , de waa lagu wada neefsanaya marka . Then , may whomever makes the best argument win .
Wahaabi iyo dimoqraadiyad is ma laha , haddaney iyagu ogayn , anaga og , laakin cidna wax lagu qasbi maayo .
Midda kale , raggan aad sheegayso e aad leedahay waa "brainwashed" anigu waxaan aaminsanahay in ay xor u yihin mabda' a u gaarka ah .
Haddi dawladdu ku qasabto oo loo diido waxa loo oglyahay xisbiyada kale , xorriyada u siman ummada o dhan ba meel ka cawirmaysa .
Labo position baynu ka kala hadlayna .
Adigu waxaad aaminsan tahay in maadaama ay "brainwashed" yihin , dadkaas bay "brainwash" gareenayaan
Anigu waxaan aaminsanahay , haddi laga dhex saaro bulshada , inu cabaadkoogu macquul noqonayo . marka dambe .
Wahhabi-gan aad hadal hayso iyo Somalidi xorriyad ku nool is ma qaban karaan . Meel ay nabad iyo xorriyada jirto , dadkaa kale ayuun bay ka mid noqonayaan .
I am not worried by it at all . Qof weliba haddu yeesho "political space" , de waa lagu wada neefsanaya marka . Then , may whomever makes the best argument win .
Wahaabi iyo dimoqraadiyad is ma laha , haddaney iyagu ogayn , anaga og , laakin cidna wax lagu qasbi maayo .
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
[/quote].

horta taa waad ku saxsantahay waanan kugu raacay 100% in qof walba la siiyo xoriyad dhab ah tiiyoon cabudhini jirin laakiin waxaan rajaynayaa inaad adna igu raaci doontid in xoriyad kastaa ay xad yeelato si loo abuuro bulsho caafimaad qabta. xoriyadaha aan qofna loo ogolaan karin waxa tusaale ahaan ka mid ah in qof yidhaa waxaan u tartamayaa doorashada laakiin marka la i doorto waxaan laalayaa sharcigii iyo distoorkii marka horeba aniga meesha i keenay sababta oo ah aniga oo kaliya ayaa garanaya habka ilaahay SBXT rabo in wax loo maamulo. Ururka ay Idealogy giisu tahay xoriyadu waa xaaraan sidaa darteedna marka ugu horaysa ee aanu fursad helno ayaanu xoriyada shacabka laalaynaa waxa haboon in iyaga xoriyadooda la xayuubiyo si khatar aan la qiyaasi karin looga badbaado.
Last edited by samatar133 on Fri Dec 23, 2011 6:35 pm, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Of course inadeer , de ! Laakin intaaney kursiga ba u dhowaan , waa inu bisayl siyaasadeed ka muuqda , ilayn de xoolo aan waxa kala garanayn ma nihin e .
Marka if they are serious and want to become a player , qasab bay ku soo dabcayaan, sababta oo ah qasab inoogu talin maayan e .
Anigu yaan laga baqin ayuun baan leeyahay .
Marka if they are serious and want to become a player , qasab bay ku soo dabcayaan, sababta oo ah qasab inoogu talin maayan e .
Anigu yaan laga baqin ayuun baan leeyahay .
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
haa waa runtaa oo dee caqli ayaan leenahay wanan hubaa in shacabku aanay dooran doonin dad noocaas u fikira, hadii ay noo dhuuntaana waxaan qabaa in si fudud laysga qaban karo. laakiin my point is to make our priciples clear so that everyone knows that it is unacceptable to threaten taking away the freadom of others.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
samatar133 wrote:haa waa runtaa oo dee caqli ayaan leenahay wanan hubaa in shacabku aanay dooran doonin dad noocaas u fikira, hadii ay noo dhuuntaana waxaan qabaa in si fudud laysga qaban karo. laakiin my point is to make our priciples clear so that everyone knows that it is unacceptable to threaten taking away the freadom of others.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Horta arintii xagay maraysaa wadaadkii iyo gudomiyahii xisbigani Xisbulla la yidhaa oo gudomiyaha caqilkiisa Jigjiga yar loogu yimi oo la xidhay?
Sowkii yidhi xahdigeyga waxaa ka dambaya dalalka reer Galbeedka gaar ahaan, Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanku. 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Anigu waxaan aaminsanahay ninkuba hadduu gadhweyn la baxo, khamiis iyo cimaamad soo qaato, kadibna intuu dadka soo horfadhiisto yidhaahdo diin baan wax ku xukumayaa in isla markiiba xabsiga loo taxaabo. Sababtoo ah cid u baahan mid dugsi quraan dhigi jirey, iyo mid sarrifla ahaa oo u haysta in sucuudigu laydhka cirka iyo dhulkaba siraado, inay nac nacdooda dhagaystaan ma jirto. Xitaa media conference hadday qabtaan mandheera prision hala geeyo ayaan ku talinlahaa, without any due process too lol.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
only Today 2 New Urur Siyaasaded was Announced
Somaliland Ha Isla Waalato
Somaliland Ha Isla Waalato
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
Imisaan laha Liqaaye dawladu maha inay xisbiyadan furto but you loved the idea of more parties 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
ikhalid ali wrote:Imisaan laha Liqaaye dawladu maha inay xisbiyadan furto but you loved the idea of more parties
wallahi im totaly against it now....... its proper crazy..
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: timirtii horeba dab loo w'a: another Urur Diineed in SL?
lol lets just hope doorashada degaanka sii dhakhso ah loo galo dabeedna 3 xisbi qaran halka ka so baxan so that this madness can stop
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 348 Views
-
Last post by vinshom
-
- 0 Replies
- 606 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 3 Replies
- 705 Views
-
Last post by damu
-
- 1 Replies
- 680 Views
-
Last post by abodu
-
- 3 Replies
- 992 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 1 Replies
- 448 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 1 Replies
- 352 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 4 Replies
- 921 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 2 Replies
- 595 Views
-
Last post by samatar133
-
- 8 Replies
- 944 Views
-
Last post by SahanGalbeed