Good News for .5 Somalis

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Good News for .5 Somalis

Post by Somalian_Boqor »

mahdi01 wrote:It is 2011 no country in the world has clan based parliamentary system, this is shame Somalis should abolish these clan based 4.5 or 5.0 , they should make political parties where everyone can join regardless of their clan association.

Parliamentary members should be elected by the people they represent, it is unfair to the citizens if the new coming MPs are assuming power without going through some type of election in their jurisdictions.
Take it easy that's exactly the direction we are headed.
The 4.5 political system in place to divide Parliament seats has been rejected in the Garowe Conference being attended by Somali's top Leadership.
Political parties and a more democratic Somalia is in the making. Clan politics has been won now let's move forward in the path of unity. :som: :up:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Good News for .5 Somalis

Post by Somaliman50 »

Somalian_Boqor wrote:Puntland State Proposes That The New Reduced Parliament For The Permanent Somali Federal Government Be Divided Among The 18 Somali Regions.
225mps/18 = 12.5mps For Each Of The 18 Somali Regions.
:som: :up:

Image
war yaa ilaahay yaqaan, nugaal oo ah gobol ciise maxamuud keliya iney helaan 12 xildhibaan oo bay/bakool gobolkii raxanweyn oo dhan la siiyo 7 xildhibaan, ma sidaan baa cadaalad ah :lol: there is no way with these puntland crooks, awlaadu wasakh. :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Good News for .5 Somalis

Post by Khalid Ali »

The 4.5 is still intact the only thing that changed is to Minimize the Parliament back to 250 but the 4.5 stays for another 4 years that's the agreement
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Good News for .5 Somalis

Post by Khalid Ali »

Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo lasoo gabgabeeyay qodobanna laga soo saaray


Sabti, December 24, 2011 (HOL) − Shirkii wadatashiga dhinacyada Soomaalida ee ka socday magaalada Garoowe ee Puntland ayaa lasoo gabgabeeyay goor-dhow, iyadoo madaxdii shirkaas ka qaybgalay ay isku raaceen in nidaamka 4.5-ka lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka soo socda.

Qodobbada ugu muhiimsan ee ay dhinacyadu ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xubnaha baarlamaanka cusub ay noqdaan 225-xildhibaan, waxaana xafladda laga sheegay in baarlamaanka lagu saleynayo nidaamka awood-qaybsiga beeleed uu shaqeynayo muddo afar sano ah, kaddibna lasoo dooranayo mudanayaal cusub oo ku dhisan habka deegaanka.

Gabagabadii xafladda waxaa ka hadlay madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo labaduba sheegay in shirku uu guul ku dhammaaday.

Madaxweynaha Puntand, Dr. C/raxmaan Faroole oo hadal jeediyay ayaa sheegay in isagu uusan ku qanacsanayn nidaamka 4.5-ka tan iyo markii la keenay haddana uusan ogoleyn balse markii la tanaasuli waayay uu isagu go'aansaday inuu tanaasulo.

Maamulka Puntland ayaa waxay soo jeediyeen in lagu soo xulo Sidoo kale, wuxuu sheegay in cadaadisyo badan la saaray, taasna ay keentay inuu ogolaado nidaamkan si muranka uu meesha uga baxo loona soo gabgabeeyo shirka oo ay ahayd in lasoo gabgabeeyo shalay oo Jimco ahayd.

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif oo isaguna xaflada gabgabada ah ka hadlay ayaa sheegay in shirka uu ku dhammaaday guul, waxyaabihii la filayaynaay kasoo baxeen lana gudo-galayo fulintiisa. Sidoo kale Sheekh Shariif wuxuu mahad u celiyay shacabka Puntland.

Sheekh Shariif kama uusan hadlin muranka siyaasadeed ee hareeyay shirka, walow uu mararka qaarkood xusayay in la isku daahay taasna xal laga gaaray, iyadoo lasoo gaabiyay khudbadihii la filyay in laga jeediyo shirka.

Madaxdii shirka ka qaybgalay ayaa isla galabta ka dhoofay Garoowe, iyadoo dib ugu laabtay halkii ay ka yimaadeen, waxaana shirkan uu daba socday shir horay loogu qabtay Muqdisho, kaasoo lagu gaaray heshiiskii khariidadda nabadda.



FAROOLE WAS FORCED TO ACCEPT 4.5
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Good News for .5 Somalis

Post by Somalian_Boqor »

4 Years and It shall be Regional we cool with that. 8-) :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”