Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Ciidamada DKMG iyo
Ethiopia oo la wareegay
Baladweyne
Baladweyne:
(Sh. M.
Network)
Ciidamada
dowladda
KMG
Soomaaliya
iyo
kuwa
Ethiopia
ayaa waxaa la sheegay in ay la
wareegeen magaalada Baladweyne ee
gobolka Hiiraan kadib dagaal culus oo
halkaasi ay kula galeen ciidamada Al
Shabaab.
War goordhow soo gaaray Idaacadda
Shabelle ayaa waxa uu sheegayaa in
magaalada Baladweyne ee gobolka
Hiiraan oo saaka uu ka dhacay dagaalo
iyo duqeymo u dhaxeeya ciidamada
dowladda KMG iyo kuwa Ethiopia oo
isgarabsanaya iyo Xarakada Al Shabaab
ay la wareegtay dowladda Soomaaliya.
Dad goobjoogayaal ah ayaa ku
waramaya in magaalada oo ay isaga
baxeen Al Shabaab ay hada gacanta ku
hayaan ciidamada dowladda Ethiopia
iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya,
iyadoo dagaalka la sheegay in uu ka
dhashay qasaaro kaasi oo aan la ogeyn
inta uu la egyahay.
Xaaladda ayaa ah mid kacsan dadka ku
dhaqan magaaladana waxa ay
muujinayaan cabsi kuwaasi oo
qaarkood isaga cararay magaalada si
dagaalka uusan saameyn ugu yeelan.
Ethiopia oo la wareegay
Baladweyne
Baladweyne:
(Sh. M.
Network)
Ciidamada
dowladda
KMG
Soomaaliya
iyo
kuwa
Ethiopia
ayaa waxaa la sheegay in ay la
wareegeen magaalada Baladweyne ee
gobolka Hiiraan kadib dagaal culus oo
halkaasi ay kula galeen ciidamada Al
Shabaab.
War goordhow soo gaaray Idaacadda
Shabelle ayaa waxa uu sheegayaa in
magaalada Baladweyne ee gobolka
Hiiraan oo saaka uu ka dhacay dagaalo
iyo duqeymo u dhaxeeya ciidamada
dowladda KMG iyo kuwa Ethiopia oo
isgarabsanaya iyo Xarakada Al Shabaab
ay la wareegtay dowladda Soomaaliya.
Dad goobjoogayaal ah ayaa ku
waramaya in magaalada oo ay isaga
baxeen Al Shabaab ay hada gacanta ku
hayaan ciidamada dowladda Ethiopia
iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya,
iyadoo dagaalka la sheegay in uu ka
dhashay qasaaro kaasi oo aan la ogeyn
inta uu la egyahay.
Xaaladda ayaa ah mid kacsan dadka ku
dhaqan magaaladana waxa ay
muujinayaan cabsi kuwaasi oo
qaarkood isaga cararay magaalada si
dagaalka uusan saameyn ugu yeelan.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Even though I don't like xabashida qashinka invading beledweyne and violating the somalia border and country. I am glad the shadaadin al shabaaab are removed from beledweyne 
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
^To behonest i dont really care who rules beledweyne. Hate them both
Let them continue the fighting.
Let them continue the fighting.
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
this shows you how Al shabab are full of shit... they kill somlai muslims in the name of islam and the minute they sight ethiopian uniforms they flee.
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Something is wrong with this piece: Close to six combatants from both sides (could be four or five fighters with no civilian casualty) died after six hours of heavy fighting. Another story said 12 Ethiopian tanks and dozens or other armored vehicles were involved. It is like less than 1 person dead per hour with all that firefight!
http://shabelle.net/article.php?id=14008 How can you have 4 -5 deaths after 6 hours of heavy fight?
Let's see how the Somalis hold the city after the Ethiopians vacate it.
http://shabelle.net/article.php?id=14008 How can you have 4 -5 deaths after 6 hours of heavy fight?
Let's see how the Somalis hold the city after the Ethiopians vacate it.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Ethiopians are better equipped than al Shabab, but the shaban and tfg are equally equipped.Mondey wrote:this shows you how Al shabab are full of shit... they kill somlai muslims in the name of islam and the minute they sight ethiopian uniforms they flee.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
alshabaab have done more for beledweyne than any other entity in the last two decades. dont expect anything good to come from this invasion
-
Aliyyi Oromada
- SomaliNetizen

- Posts: 541
- Joined: Tue Oct 21, 2008 10:18 pm
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Shabaab “fleed”. Shabaab were “crushed” etc. only because they’re not your clan militia. If they were your clan militia then it would be “Shabaab make strategic withdrawal after inflicting heavy damage on Ethiopian invaders”.
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
Mondey wrote:this shows you how Al shabab are full of shit... they kill somlai muslims in the name of islam and the minute they sight ethiopian uniforms they flee.
That's why I admire the Taliban. They make the west bleed everyday they're in Afghanistan. While these al-kilaab pussies only prey on innocent somalis.
-
barakaboy10
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1543
- Joined: Mon Oct 25, 2010 11:46 pm
- Location: Mwingi, Kenya
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
both sides are evil and so it doesn't make any difference for me who's in town.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Saliibiga ethiopia &, dabadhilfs crushes shabab
When the maxaakiim and habaar were attacked the population defended them.
Now shabaab made shacab their enemy, so this time no one will hide them.
In Beledweyne many civilians snitched on them thats the reason why 10 commanders were arrested today.
Now shabaab made shacab their enemy, so this time no one will hide them.
In Beledweyne many civilians snitched on them thats the reason why 10 commanders were arrested today.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 221 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 12 Replies
- 2154 Views
-
Last post by xamarLady
-
- 29 Replies
- 2142 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 522 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 16 Replies
- 1383 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 11 Replies
- 1191 Views
-
Last post by zulaika
-
- 11 Replies
- 1093 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 19 Replies
- 3521 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 3 Replies
- 619 Views
-
Last post by ^MAXAMED^
-
- 21 Replies
- 4291 Views
-
Last post by Saraxnow