Yes.metamorphosis wrote:agah! adiga iyo tan yaroo nanees ah luuqada baad kubad ka dhigateen.BlackVelvet wrote:That is a bit better![]()
So what's policewoman?
Policeman - askari
Policewoman - askarto?
Policewoman is askariyad. the mayor of the city is gudoomiyaha magaalada dee mise anaa cabsan?
mayor = duqa magaalada.

