Madax-dhameedka Deegaanka Gaashaamo Oo Ku Hawlan Sidii Hubka Looga Dhigi Lahaa Dhalinyaro Hubaysan Oo Qorshaynaya Dagaal Ay La Galaan Ciidamada New Booliska ETHIOPIA.
Gaashaamo (Ramaas) Jan. 9, 2011- Wararka ka imanaya deegaanka Gaashaamo ee dalka ETHIOPIA, ayaa sheegaya in ay cirka isku shareertay xiisada ka dhalatay dilkii ay ciidamada dawlada deegaanka Soomaalida ETHIOPIA ee New booliska u gaysteen maalintii shalay dad rayid ah oo ku safrayay gaadhi nooca qaadka qaade ah, iyada oo hal qof oo raiyd ahi dhintay, saddex kalen dhaawacyo ka soo gaadheen,waxaana xaalada soo farageliyay odayaasha dhaqanka ee beesha ay ka soo jeedaan dhibanayaashu.
Hogaamiye dhaqameedyadu waxa ay xalay ilaa maanta wadaan dadaalo ay dhalinyaro hubaysan kaga dhaadhicinayaan in aanay qaadin wax weerar ah oo ay kaga aargudanayaan ciidamada New booliska ee dilka gaystay, ilaa inta ay jawaab waaqiciya ka helayaan xukuumada Jig-jiga,laakiin dadka ay ehelada yihiin dadkii dhibaatadu soo gaadhay ayaa wacad ku maray ay ka aargoosan doonaan kuwii sida badheedhka u laalay dadkooda.
Shir ay maanta odayaasha iyo dhalinyaradu ku yeesheen Magaalada Gaashaamo, ayaa la isku afgartay in aan la bixin jawaab celin, maadaama oo ay odayaasha xidhiidh la sameeyeen maamulka Jig-jiga oo ay weli ka war sugayaan.
Xukuumada deegaanka Soomaalida ayaan ka hadal dilkii ay gaysteen ciidamdeed, inkastoo aan la ogayn jawaabta ay ka bixin doono arrintaas,iyada oo ay xiisaduna kacsadan tahay.
Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Moderator: Moderators
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
What is your take on this situation? in my opinion we should defend ourselfs from the Liyuu Boolis also if Ethiopia continues it's aggression against Beesha we should ambush all Ethiopian/Ogaden trucks leaving from Berbera to Hargeysa since it goes through our territory.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Isaaqs should protect their land and people in the hawd region from those filthy liyo police
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Horta what is liyuu?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
HaragWafi85 wrote:What is your take on this situation? in my opinion we should defend ourselfs from the Liyuu Boolis also if Ethiopia continues it's aggression against Beesha we should ambush all Ethiopian/Ogaden trucks leaving from Berbera to Hargeysa since it goes through our territory.
Madax-dhameedka Deegaanka Gaashaamo Oo Ku Hawlan Sidii Hubka Looga Dhigi Lahaa Dhalinyaro Hubaysan Oo Qorshaynaya Dagaal Ay La Galaan Ciidamada New Booliska ETHIOPIA.
Gaashaamo (Ramaas) Jan. 9, 2011- Wararka ka imanaya deegaanka Gaashaamo ee dalka ETHIOPIA, ayaa sheegaya in ay cirka isku shareertay xiisada ka dhalatay dilkii ay ciidamada dawlada deegaanka Soomaalida ETHIOPIA ee New booliska u gaysteen maalintii shalay dad rayid ah oo ku safrayay gaadhi nooca qaadka qaade ah, iyada oo hal qof oo raiyd ahi dhintay, saddex kalen dhaawacyo ka soo gaadheen,waxaana xaalada soo farageliyay odayaasha dhaqanka ee beesha ay ka soo jeedaan dhibanayaashu.
Hogaamiye dhaqameedyadu waxa ay xalay ilaa maanta wadaan dadaalo ay dhalinyaro hubaysan kaga dhaadhicinayaan in aanay qaadin wax weerar ah oo ay kaga aargudanayaan ciidamada New booliska ee dilka gaystay, ilaa inta ay jawaab waaqiciya ka helayaan xukuumada Jig-jiga,laakiin dadka ay ehelada yihiin dadkii dhibaatadu soo gaadhay ayaa wacad ku maray ay ka aargoosan doonaan kuwii sida badheedhka u laalay dadkooda.
Shir ay maanta odayaasha iyo dhalinyaradu ku yeesheen Magaalada Gaashaamo, ayaa la isku afgartay in aan la bixin jawaab celin, maadaama oo ay odayaasha xidhiidh la sameeyeen maamulka Jig-jiga oo ay weli ka war sugayaan.
Xukuumada deegaanka Soomaalida ayaan ka hadal dilkii ay gaysteen ciidamdeed, inkastoo aan la ogayn jawaabta ay ka bixin doono arrintaas,iyada oo ay xiisaduna kacsadan tahay.
WHO ARE YOU HURTING THERE? Ambushing people within your own country will only hurt your creditability
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
abdi.ismail it's a name for this militia.
Dhaga Bacayl » sometimes you have to take extra measures to protect your people. I am not saying innocent people should be targeted, but Ethiopians/Ogadens with Liyuu Boolis connections should be targeted and show them that if they threaten our people in Hawdka we will threaten their interests in Somaliland & Hawdka whether it is business or politics.

The_Emperior5 wrote:Isaaqs should protect their land and people in the hawd region from those filthy liyo police

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
HaragWafi85 wrote:abdi.ismail it's a name for this militia.
Dhaga Bacayl » sometimes you have to take extra measures to protect your people. I am not saying innocent people should be targeted, but Ethiopians/Ogadens with Liyuu Boolis connections should be targeted and show them that if they threaten our people in Hawdka we will threaten their interests in Somaliland & Hawdka whether it is business or politics.
The_Emperior5 wrote:Isaaqs should protect their land and people in the hawd region from those filthy liyo police
War martida lama layo dagalkana halkiisaa loogu tagaa. I see where you're coming from though.
- KingMJ
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4191
- Joined: Sun Dec 05, 2010 1:04 pm
- Location: Back frm the Dead
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Peace shirs/conferences will settle this leave it to the London community sxb 

- BankiiTuuyo
- SomaliNetizen
- Posts: 838
- Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
- Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Liyuu Police waa ogadeen injir gashay o tangi ethiopian saaran marna waxay leeyin habashi ba dhul naga haysata marna isaaq I aint mad at cha ogaden mercenary soldier ur mom gets raped while somalilanders are living in peace and u want to jeopardize that some how in a gunimo way typical stupid cagdheer timirti horeba dab lo wa

- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Sxb we're not savage ...we are not known for what your suggesting.HaragWafi85 wrote:What is your take on this situation? in my opinion we should defend ourselfs from the Liyuu Boolis also if Ethiopia continues it's aggression against Beesha we should ambush all Ethiopian/Ogaden trucks leaving from Berbera to Hargeysa since it goes through our territory.
Madax-dhameedka Deegaanka Gaashaamo Oo Ku Hawlan Sidii Hubka Looga Dhigi Lahaa Dhalinyaro Hubaysan Oo Qorshaynaya Dagaal Ay La Galaan Ciidamada New Booliska ETHIOPIA.
Gaashaamo (Ramaas) Jan. 9, 2011- Wararka ka imanaya deegaanka Gaashaamo ee dalka ETHIOPIA, ayaa sheegaya in ay cirka isku shareertay xiisada ka dhalatay dilkii ay ciidamada dawlada deegaanka Soomaalida ETHIOPIA ee New booliska u gaysteen maalintii shalay dad rayid ah oo ku safrayay gaadhi nooca qaadka qaade ah, iyada oo hal qof oo raiyd ahi dhintay, saddex kalen dhaawacyo ka soo gaadheen,waxaana xaalada soo farageliyay odayaasha dhaqanka ee beesha ay ka soo jeedaan dhibanayaashu.
Hogaamiye dhaqameedyadu waxa ay xalay ilaa maanta wadaan dadaalo ay dhalinyaro hubaysan kaga dhaadhicinayaan in aanay qaadin wax weerar ah oo ay kaga aargudanayaan ciidamada New booliska ee dilka gaystay, ilaa inta ay jawaab waaqiciya ka helayaan xukuumada Jig-jiga,laakiin dadka ay ehelada yihiin dadkii dhibaatadu soo gaadhay ayaa wacad ku maray ay ka aargoosan doonaan kuwii sida badheedhka u laalay dadkooda.
Shir ay maanta odayaasha iyo dhalinyaradu ku yeesheen Magaalada Gaashaamo, ayaa la isku afgartay in aan la bixin jawaab celin, maadaama oo ay odayaasha xidhiidh la sameeyeen maamulka Jig-jiga oo ay weli ka war sugayaan.
Xukuumada deegaanka Soomaalida ayaan ka hadal dilkii ay gaysteen ciidamdeed, inkastoo aan la ogayn jawaabta ay ka bixin doono arrintaas,iyada oo ay xiisaduna kacsadan tahay.
Remember ...if we are on the side of xaq, everything will go our way eventually.
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
waan qoslaa markay estv ka yidhaahdaan dalkayaga ethiopia
cag dheer fooqal cagdheer
cag dheer fooqal cagdheer
- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Now Siilanyo will stop the youth & tell them that Ethiopia is their best friend & this is nonsense

- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Armed HY youths threaten to attack Liyuu Boolis
Good on them
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 3949 Views
-
Last post by zidane88
-
- 134 Replies
- 11739 Views
-
Last post by original dervish
-
- 21 Replies
- 2528 Views
-
Last post by Nubis
-
- 7 Replies
- 1390 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 3 Replies
- 835 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 83 Replies
- 9246 Views
-
Last post by Sahibzada
-
- 23 Replies
- 3565 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 31 Replies
- 3894 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 30 Replies
- 2822 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 9 Replies
- 1622 Views
-
Last post by BestP