Qandala gets a new local council

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Qandala gets a new local council

Post by damu »

Wefdi uu horkacayo gudoomiyaha gobolka Bari oo ay qayb ka ahayeen wasiir ku-xigeenka arimaha gudaha, wasiir ku-xigeenka wasaarada howlaha guud iyo gaadiidka, wasiir ku-xigeenka haweenka iyo arimah qoyska ayaa kasoo laabtay booqasho ay ku tageen degmada Qandala ee gobolka Bari.

Booqashada wefdigan oo qaadatay mudo 3-maalmood ah ayaa ahayd mid ku aadan sidii gole deegaan loogu soo sameyn lahaa degmada Qandala oo kamid ah degmooyinka ugu qadiimsan gobolka Bari islamarkaana aan in mudo ah lahayn gole deegaan oo si fiican u shaqeeya.

Mas’uuliyiintan dowlada Puntland ka tirsan oo markii ay Qandala tageen si diiran loo soo dhoweeyey ayaa ku guuleystey sameynta gole deegaan oo ay degmadaasi yeelato kaas oo ka kooban 21-xubnood.

Doorashada duqa oo si habsami leh u dhacday ayaa waxaa isu soo taagey labo musharax waxaana ku guuleystey Jaamac Maxamed Yuusuf oo isagu horay degmada Qandalah duq ugu ahaa kadib markii uu helay codadka 17-kamid ah xubnaha golaha.

Sidoo kale waxaa isna ku-xigeenka duqa degmada Qandala loo doortay Cali Siciid Jaamac oo isagu ahaa musharaxii 2-aad ee isu soo taagey jagada gudoomiyaha golaha deegaanka iyo Duqa degmada Qandala.

Si kastaba ha ahaatee bulshada Qandala iyo deegaanada kale ee hostaga ayaa si weyn usoo dhoweeyey tallaabada uu maamulka gobolku qaaday, waxaana sida degmada Qandala dhowaan gole deegaan oo cusub loo sameyn doonaa degmada Isku-shuban.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qandala gets a new local council

Post by damu »

Image

Governour of Bari

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qandala gets a new local council

Post by damu »

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qandala gets a new local council

Post by damu »

The governour of Bari and his regional admin is doing a great job building new local councils and kicking out the old ones that have not helped in developing their districts.Qandala is just the first step Iskushuban Xabo Caluula Baargaal and the rest of the towns in eastern Bari going to get new local councils for the first time or change the ones that have not contributed and developed their districts :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qandala gets a new local council

Post by damu »

where are all the haters that claimed there was a "raascaseyr state" in Bari??
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Qandala gets a new local council

Post by abdisamad3 »

good. :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Qandala gets a new local council

Post by quark »

mashallah, good job to the governor :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qandala gets a new local council

Post by damu »

Image

mashallah Qandala is beautiful it's mind blowing that PLers have not invested into the area :shock:
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Qandala gets a new local council

Post by Chinaman »

A few minutes from Qandala waxa ku yaala the highest peak in puntland and the second highest in Somalia, Mount Baxaya which is over 2000 meters above sea level 8-)
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Qandala gets a new local council

Post by tightrope »

damu wrote:Image

mashallah Qandala is beautiful it's mind blowing that PLers have not invested into the area :shock:
THERE IS NO ROAD CONNECTING BOSASO AND QANDALA. THE ONLY WAY TO TRAVEL TO QANDALA IS BY BOAT.
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: Qandala gets a new local council

Post by ManD333q »

^wow that's beautiful place ..but where are the people the place looks kinda empty ?
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Qandala gets a new local council

Post by Amilla »

Mashallah!

:clap: :clap:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Qandala gets a new local council

Post by FBISOMALIA »

qandala will always be our home land no matter if we went to bossaso before 100 years 8-) :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”