Dilkii Suldaan Siciid oo Laga Murugooday iyo Maydkii oo Dhabad Lakeenay.
January 19, 2012 | Filed under: Latest News | Posted by: Editor
Dhabad:(GMN) Nabadoon Siciid Cismaan Faarax (Siciid Shoobare) oo Saakay Lagu Dilay Magaaladda Gaalkacyo Ayaa dhamaan Bulshadda Kasoo jeeda Deegaanadda.Caabudwaq,Dhabad iyo Balanbal Ayaa Cambaareeyay Dilkii Saaka loo gaystay nabadoonka.
Siciid Shoobare oo Deegaanadda Galgaduud iyo Mudug looga yaqaanay Suldaan Siciid ayaa la xaqiijiyay in loo dilay aano qabiil ayadoo la cadeeyay in dilkaasina aay ka dambeeyeen beel kamid ah beelaha ku abtirsatta maamul Goboleedka Puntland.
Ilaa iyo hadda Wali gacanta laguma soo dhigin dablaydii ka dambaysay dilka Suldaanka ayadoo la xaqiijiyay inaay ku labisnaayeen darayska Ciidamadda Maamulka Puntland.
Sikastaba ha ahaatee Waxaa Goor dhawayd Magaaladda Dhabad la keenay Maydka Marxuunka oo Aaay Galbinayaan Baabuur badan ayadoo dhanka kalena Usku soo bax murogo Watta laga dareemayo Deegaanka dhabad oo haatan uu ka socdo Aaska Suldaanka.
Wagardhac Nabadoon killed in Northern Gaalkacyo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Wagardhac Nabadoon killed in Northern Gaalkacyo
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Wagardhac Nabadoon killed in Northern Gaalkacyo
He was a Suldaan not a nabadoon. AUN to him
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Wagardhac Nabadoon killed in Northern Gaalkacyo
Gaalkacyo is the assassination capital of Somalia. Reer Gaalkacyo sending their condolence
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =12498&z=2
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =12498&z=2
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Wagardhac Nabadoon killed in Northern Gaalkacyo
Dad culus baa tacsi soo diray. Cali Baadiye is the brother of Col. Cirro AUNTacsidan waxaa diraya Siyaasiyiinta & Aqoonyahanada kala ah:-
Dr.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) Madaxweyne xigeenkii hore ee dawlada Puntland.
Jen.Cali Cabdirisaaq Sheekh Cismaan (Cali Baadiye)
Cilmi Cali Guuleed
Maxamed Abshir Dhoo-Dhoole
Cali Maxamed Daahir Afqarshe
Dr.Bashiir Cali Biixi
Faarax Cabdi Doorshe
Eng.Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud (Fiyoore)
Cismaan Barre Khalaf
Eng.Yuusuf Cali Xirsi Iyo Dad kale oo aad u farabada.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1012 Views
-
Last post by daba_gaale
-
- 11 Replies
- 582 Views
-
Last post by Dudaaye
-
- 17 Replies
- 1342 Views
-
Last post by subeir123
-
- 50 Replies
- 2381 Views
-
Last post by kambuli
-
- 25 Replies
- 3031 Views
-
Last post by Murax
-
- 5 Replies
- 356 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 7 Replies
- 771 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 436 Views
-
Last post by daba_gaale
-
- 2 Replies
- 667 Views
-
Last post by xiimaaya