hirkan oo ka dhacay Degmada Yube ee Gobolka Sanaag ayaa Waxaa ka soo
qaybgalay Culumaa,udiin,Waxgarad aqoonyahan,Dhalinyaro,Haween iyo
Qaybaha kale ee Bulshada bahwadaagta Cali iyo cabdiraxmaan ee
Beelwaynta Nuux Cumar ee Warsangeli.
Waxaana Ujeedad shirkani ay ahayd Shir lugu Cadaynayo inaan waxba ka
Jirin Doorashadii Siciid Faarax oo si aan loo dhamayn oo been Abuur ah
u Sheegtay inuu yahay caaqilka beesha lakiin arrintaasi si wadda ay u
beeniyeen Bahwaynta beesha Nuux Cumar ee Warsangeli oo aan wax qilaaf
ah ka dhex Jirin.
Wwaxaana ka mid ahaa Odayaashii beeniyey Shii Cabdilaahi Faarax Cali
,Oday Maxamed Cumar Jaamac ,Oday Xasan Maxamed Xasan,Iyadoo guud ahaan
beelaha Nuux Cumar ee Cali Cabdiraxmaan ay u balansanyihiin bisha 6 ee
Sanadkan Inay si rasmi ah ugu Caana Shubidoonaan Caaqilka Guud ee
Beesha Nuux Cumar.
Sikastaba ha ahatee Shirkan oo Hadalo badan ay ka soo Jeediyeen
Guurtida iyo Waxgaradka beesha Nuux Cumar ayaa ah Mid lugu diidanyahay
kala qayb sanaanta iyo Caaqil aan loo dhamayn in cidla laga
dhoodhooba,Waxaana arrintani ay timid ka dib markii uu Dhowaan
Geeriyoodey Alla Ha u nariistee Caaqilkii guud ee beesha iyadoona Rajo
fiican laga qabo Inay Caaqil dooranayaan sida ay iclaamiyeen Kalsooni
buuxda Laga wadda qabo.
http://hadaaftimo.com/index.php?option= ... :wararkale
Nux Cumar: SHIR BEELEED KA DHACAY MAGAALADA YUBEE SANAAG
Moderator: Junior Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 685
- Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
- Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 375 Views
-
Last post by FaraxZeroIncome
-
- 17 Replies
- 1343 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 0 Replies
- 215 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 22 Replies
- 2025 Views
-
Last post by Oba
-
- 4 Replies
- 584 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 699 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 843 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 16 Replies
- 993 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 398 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 3 Replies
- 537 Views
-
Last post by The_Emperior5