SIMADA MAAKHIR OO TAAGEERO IYO BAAQ U DIRAY SHIRKA TALEEX KA SOCDA
hirar beelaha Warsangali labadii maalmood uga socday Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa shir saxaafadeed maanta ku qabtey Maka Almukarama ee Boosaaso ku qabtey nabadoonka guud ee beelaha Sanaag/Haylaan/Bari Caaqil Cabdi Faarax Cilmi isagoo sheegey in ay doonayaan in ay saxaafada ka shaaciyaan shirka beelaha Siciid Harti ee ka furmaya magaalada Taleex.
Idaacada Somali Public Radio ee bulshada Soomaaliyeed ayaa shirkaasi kadib su’aalo dhowr ah ku weydiiyey Cabdi Faarax Cilmi u sheegey saxaafada in ay beelaha Sanaag/Haylaan/Bari aad ay usoo dhaweynayaa shirka beesha Siciid Harti ee ka furmaya magaalada Taleex ee gobolka Sool, isla markaana ay beel ahaan ku taageerayaan aaya ka tashigooda.
Caaqil Cabdi Faarax ayaa sheegey in deegaanada beeshaasi ay ka socdeen barakac islamarkaana ay muhiim tahay ay go’aamo iyo talooyin waxtar leh kasoo saaraan, beelaha dariskana ay u noqoto cashar.
SIMADA MAAKHIR OO TAAGEERO IYO BAAQ U DIRAY SHIRKA TALEEX KA
Moderator: Junior Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 685
- Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
- Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 785 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 0 Replies
- 551 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 0 Replies
- 605 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 598 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 657 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 18 Replies
- 1596 Views
-
Last post by Meyle
-
- 2 Replies
- 804 Views
-
Last post by Substance
-
- 21 Replies
- 155 Views
-
Last post by Captain24