War deg dega Duqi magalada lascanod oo caawa Baxsaday isuna dhiibay khaatumo Iyo Wasiiro uu ku jiro Xaabsade oo Caawa ku Dhuumaalaysanaya Hotelada Magalada
Posted to the web on Jan 19
War Deg dega waxa sacado uun yar kadib Magalada Lascanod ka Huleelay Mayarki Magalada lascanod (kayse maxamed xaajii xuseen) isago u goostay dhinaca Maamulka Khaatumo State of Somalia
Ka xuubsibashada maayarka Xilkiisa ayaa kuso beegantay wakhti ay caawa ku sugan yahiin magalada lascanod raxan wasiiro ah oo si dhuumaalaysiya hotel ku yaala magalada hoosta isaga soo xidhay sida wasiirka Warfaafinta Xaabsade wasiirka ganacsiga Abdirisaaq Khaliif Wasiirka cadaalada somaliland iyo xubno kale oo ku weheliya safarkooda.
Hase ahaate mayarka ayaa arintan kaga dhabeeyay caawa isago la sheegay safarkiisa in ay ku wehelinayeen ku xigeenkiisi laba ilaaladiisa ah darawalkiisi iyo waliba gaadhigi mayarka dagmadu laha oo uu la goostay sida ilo xog ogaal ahi u sheegen shabakada calamiga ah ee holhol.net.
Ilow wareedyo xogta warkaasi si hubaal ah ula socda ayaa sheegay in hada uu ku sugan magalada dharkayn geenyo ugna sii anbabixi dono magalada boocame oo malinta bari ah xaflad heersare ah loogu samayn doono madaxwaynayasha maamulka khaatumo iyo dowlada cusub halkaasna ay isku arki donan masuuliyiinta maamulka
Maaha masuulki u horeeyay ee isagu maalmahan ka goosta maamulka somaliland waxse horay uga goostay maamulka somaliland ciidamo iyo gadiid iyadoo mayarkuna noqonayo masuulki ugu sareeyay ee isagu ka goosta maamulka siilaanyo.
Waxase iswaydiin mudan sababta keentay in uu baxsado mayarku xili waliba uu magalada yimid isagon ku nasan sacadona mr xaabsade oo isagu xilkan dusha uga riday kadib marki mayarki hore axmed xaaji xasan uu xilka amar jeebkiisa ah uu xilki kaga xayuubiyay marku lagu so eedeeyay musuqmaasaq ka jiray dowlada hoose in uu mayarku cagaha wax kadayo ?
Wixii faahfaahina iyo wixii kuso kordha warararkan dib ayan si faah faahsan idinka so sheegi dona
The Police units and it's head surrendered yesterday in Buuhoodle & Taleex...
And the Militia will surrender soon...
Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatumo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatumo
Last edited by Babygirl- on Thu Jan 19, 2012 8:31 pm, edited 2 times in total.
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
- SheikhExecutive
- SomaliNetizen

- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
-
ProudFather
- SomaliNetizen

- Posts: 448
- Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm
Re: Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatu
Somethings never change. In other news, Xaglatoosiye is not happy
Yesterday you were calling him 'president', today you wont even remember him
Bilaa principle modafokaz
- SheikhExecutive
- SomaliNetizen

- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
Re: Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatu
ProudFather
Xaaglatosiye handed over his position a week ago, and now there is a new mamul. That what we support
Khaatumo State of Somalia
the Irony. yesterday you were from Somalia today you are from Somaliland. Our principle has always remained the same.

Xaaglatosiye handed over his position a week ago, and now there is a new mamul. That what we support
ProudFather wrote:Bilaa principle modafokaz
the Irony. yesterday you were from Somalia today you are from Somaliland. Our principle has always remained the same.
-
ProudFather
- SomaliNetizen

- Posts: 448
- Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm
Re: Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatu
That doesn't even make sense, i've been holding up my stance for 21 years. My clan doesn't have 4 presidents unlike others. You don't see us switching sides constantly
The only people running in circles is you lot

The only people running in circles is you lot

- SheikhExecutive
- SomaliNetizen

- Posts: 509
- Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
- Location: Khaatumo State of Somalia
Re: Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatu
lol 21 years
You can go back 100 years if you want, we have always had the same stance. The funny thing about you is that you beat everyone in everything you accuse other of
Its focking ridiculous 
You can go back 100 years if you want, we have always had the same stance. The funny thing about you is that you beat everyone in everything you accuse other of
Re: Lasanod Mayor, Deputy & Police Cheif Surrender to khaatu
been weeyaan. source link?Babygirl- wrote:War deg dega Duqi magalada lascanod oo caawa Baxsaday isuna dhiibay khaatumo Iyo Wasiiro uu ku jiro Xaabsade oo Caawa ku Dhuumaalaysanaya Hotelada Magalada
Posted to the web on Jan 19
War Deg dega waxa sacado uun yar kadib Magalada Lascanod ka Huleelay Mayarki Magalada lascanod (kayse maxamed xaajii xuseen) isago u goostay dhinaca Maamulka Khaatumo State of Somalia
Ka xuubsibashada maayarka Xilkiisa ayaa kuso beegantay wakhti ay caawa ku sugan yahiin magalada lascanod raxan wasiiro ah oo si dhuumaalaysiya hotel ku yaala magalada hoosta isaga soo xidhay sida wasiirka Warfaafinta Xaabsade wasiirka ganacsiga Abdirisaaq Khaliif Wasiirka cadaalada somaliland iyo xubno kale oo ku weheliya safarkooda.
Hase ahaate mayarka ayaa arintan kaga dhabeeyay caawa isago la sheegay safarkiisa in ay ku wehelinayeen ku xigeenkiisi laba ilaaladiisa ah darawalkiisi iyo waliba gaadhigi mayarka dagmadu laha oo uu la goostay sida ilo xog ogaal ahi u sheegen shabakada calamiga ah ee holhol.net.
Ilow wareedyo xogta warkaasi si hubaal ah ula socda ayaa sheegay in hada uu ku sugan magalada dharkayn geenyo ugna sii anbabixi dono magalada boocame oo malinta bari ah xaflad heersare ah loogu samayn doono madaxwaynayasha maamulka khaatumo iyo dowlada cusub halkaasna ay isku arki donan masuuliyiinta maamulka
Maaha masuulki u horeeyay ee isagu maalmahan ka goosta maamulka somaliland waxse horay uga goostay maamulka somaliland ciidamo iyo gadiid iyadoo mayarkuna noqonayo masuulki ugu sareeyay ee isagu ka goosta maamulka siilaanyo.
Waxase iswaydiin mudan sababta keentay in uu baxsado mayarku xili waliba uu magalada yimid isagon ku nasan sacadona mr xaabsade oo isagu xilkan dusha uga riday kadib marki mayarki hore axmed xaaji xasan uu xilka amar jeebkiisa ah uu xilki kaga xayuubiyay marku lagu so eedeeyay musuqmaasaq ka jiray dowlada hoose in uu mayarku cagaha wax kadayo ?
Wixii faahfaahina iyo wixii kuso kordha warararkan dib ayan si faah faahsan idinka so sheegi dona
The Police units and it's head surrendered yesterday in Buuhoodle & Taleex...
And the Militia will surrender soon...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 2523 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 1032 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 22 Replies
- 2084 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 28 Replies
- 3781 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 952 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 0 Replies
- 11 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 16 Replies
- 1897 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 53 Replies
- 2510 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 46 Replies
- 6000 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1550 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist