This is realy bad news for emperior
lol Biciide just made history! New coalition with JB
Moderator: Moderators
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
lol Biciide just made history! New coalition with JB
First was Wadajir lead by Ciidagale man joined and united with Rays lead by Farah Biciide man. Today Jamhuurya lead by JB man joined with Rays.
This is realy bad news for emperior

This is realy bad news for emperior
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
ha na kala qaadin waryaan ina jaamac sane. 
-
Ceelafweyn
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
It is interesting coalition. Mind you the Biciide partnership with Jibril Abokor (JB) did not begin this year , it has been flourishing since 1993. You would notice the marriages and friendship with Biciide and Sacad Muse particularly JB in Hargeisa.
With respect to this JAMHUURIGA - we do not know the nitty gritty of this deal. But it is ever wonderful to see the parties merging for thier future strength.
Rightwing: ka kala dhin dagaalka JB!
With respect to this JAMHUURIGA - we do not know the nitty gritty of this deal. But it is ever wonderful to see the parties merging for thier future strength.
Rightwing: ka kala dhin dagaalka JB!
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Iska dah xalkaa ha kaga haye koley waa HJ intoxicated by the sitCeelafweyn wrote:It is interesting coalition. Mind you the Biciide partnership with Jibril Abokor (JB) did not begin this year , it has been flourishing since 1993. You would notice the marriages and friendship with Biciide and Sacad Muse particularly JB in Hargeisa.
With respect to this JAMHUURIGA - we do not know the nitty gritty of this deal. But it is ever wonderful to see the parties merging for thier future strength.
Rightwing: ka kala dhin dagaalka JB!
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
qabiil baa qabiil kale coalition la samaystay iyo qashin aan loo baahnayn baa kuwana lagu falay
. wax kale oo dhaama wakhtigiina u isticmaala 
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Ceelka and Kurki
Dee hadaan anigu iska aamuso, yaa aamusinaaya Somalilwebsiteska?
serial killer at large
Shacabka ku nool Magaalada Wajaale oo ka Walwalsan dhowr qof oo xilli habeen ah lagu dilay Magaaladaas
Khamiis, Feberaayo 02, 2012 (HOL) − Habeen hore ayaa magaalo xuduudeedka Somaliland iyo Itoobiya u dhexeysa ee Tog-wajaale lagu dilay nin Itoobiyaan ah, kaas oo la soo dhigay daanta soke ee Somaliland.
Shalay aroortii ayuun baa la arkay qof mayd ah oo yaala magaaladda Tog-wajaale, taas oo markii la aqoonsaday uu noqday nin Itoobiyaan ah ka dibna ay madaxda heer gobol iyo Degmo ee gobolka Gabiley oo ay hoos timaado Magaaladda Tog-Wajaale ku wareejiyeen maamulka Itoobiya ee magaaladda Wajaale.
Haseyeeshee ilaa hadda lama garan cida dishay iyo halka lagu dilay, waxaanay dadka magaaladdu arkeen mayd la dhigay qaybta Somaliland, taas oo keentay inay dadku is waydiiyaan cida dishay iyo cida halkan keentay.
Maamulka Tog-Wajaale ee qaybta Itoobiya ayaa iyaduna madaxda degmada Wajaale ee Somaliland ka codsatay in la helo cidii dishay, isla markaana magtii ninka la dilay ay bixiso Somaliland sida ay noo sheegeen dadka magaaladda ku nooli, waxayna wada galeen shir saacado badan qaatay.
Guddoomiyaha Gobolka Gabiley iyo Taliyaha degmada Tog-Wajaale oo aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhay ayaa ka gaabsaday arrintan, isla markaana aan ka hadal dilkan.
Dad ku dhaqan magaalada Tog-Wajaale ayaa noo xaqiijiyey jiritaanka arrintan oo sheegay in habeen hore la keenay qof la soo dilay, iyadoo horena ay jireen laba qof oo deegaanka ah oo Somaliland ah oo lagu dilay magaaladda Tog-Wajaale.
" Haa way jiraan in habeen hore la keenay qof mayd ah oo dhalashadiisu ka soo jeeddo Itoobiyaan, waxaana maydkaasi la kala wareegay maamulka Wajaale ee Somaliland iyo maamulka Wajaale ee Itoobiya"ayuu yidhi muwaadin reer Wajaale ah oo ka gaabsaday inuu magaciisa sheego oo khadka Telefoonka ugu waramayey HOL.
Ninkani waxa uu sheegay inay jireen laba nin oo hore iyana maydkoodda la soo dhigay dhinaca Somaliland ee Tog-Wajaale, kuwaas oo ilaa hadda aan la aqoonsan cida ka dambaysay dilkaasi.
"Bishii hore ayuun baa la arkay nin mayd ah oo aan la garan cid dishay, iyadoo nin kalana ka sii horeeyey oo la dilay" ayuu yidhi, isagoo intaas ku daray " nin yahow lama kala garanayo cid dishay iyo halka lagu dilay, balse waxa loo malaynayaa in dad habeenkii ka soo talaaba dhanka shishe ay dilkan gaystaan, isla markaana maydka la soo dhigo halkan" ayuu yidhi.
Si kastaba ha ahaatee, dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba dilalka soo noqnoqday ee magaaladooda laga sheegayo , isla markaana ilaa hadda aan la garan cida dadkan laynaysa iyo halka ay ka yimaadaan, wallow dadku ku eedeeynayaan dhinaca shishe ee Itoobiya.
Magaaladan Tog-Wajaale ayaa ah magaalo ganacsi ku taalla xuduudda ay Somaliland iyo Itoobiya kala qaybisa, waana magaalo ay labada maamul oo Somaliland iyo Itoobiya ka wada shaqeeyaan, mid kastana ay maamulkeedda iyo nidaamkeedda ka shaqeeyo, isla markaana waxa kala qaybiya Doox biyo mareen ah, waxaana loo kala yaqaan Qarka shishe iyo qarka soke, iyadoo loo kala jeeddo qaybta Somaliland xukunto iyo qaybta Itoobiya maamusho.
Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
fock you man
serial killer kulaha
serial killer kulaha
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
samatar133 wrote:qabiil baa qabiil kale coalition la samaystay iyo qashin aan loo baahnayn baa kuwana lagu falay. wax kale oo dhaama wakhtigiina u isticmaala
Exactly.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Kukri wrote:fock you man![]()
serial killer kulaha
The contents of Hiiraan.com represent Hiiraan online, so this article do not necessarily reflect the opinion of RW ...
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Rightwing wuxu raba inay baanka Saraar Jibril Abokarka geeyo oo khudrad kaa soo saraan, Biicide meesha gaajo baa kuu laysa ujeedadiisa fahma akhyarta 
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
garad13 wrote:Rightwing wuxu raba inay baanka Saraar Jibril Abokarka geeyo oo khudrad kaa soo saraan, Biicide meesha gaajo baa kuu laysa ujeedadiisa fahma akhyarta
I don't want my family to be slaughtered in the middle of the night
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Rightwing wrote:garad13 wrote:Rightwing wuxu raba inay baanka Saraar Jibril Abokarka geeyo oo khudrad kaa soo saraan, Biicide meesha gaajo baa kuu laysa ujeedadiisa fahma akhyarta
I don't want my family to be slaughtered in the middle of the night
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: lol Biciide just made history! New coalition with JB
Sahan iyo Kurki ayaan xitaa aniga nightmare iigu yimaada marmar 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1511 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 4 Replies
- 434 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 2 Replies
- 374 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by afisoone
-
- 11 Replies
- 1459 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 12 Replies
- 2850 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 8 Replies
- 675 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 30 Replies
- 5730 Views
-
Last post by Waachis
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 27 Replies
- 3292 Views
-
Last post by Siciid85