sidaas waxaa yiri Cumar Faaruq oo ay ka muuqato in uu afkiisa ka qirtay In uu sheekh u yahay gacan ku dhiiglayaasha shabaabka oo lawada ogyahay in ay yihiin khawaarij qatiliin ah oo xalaalaysatay dhiigga Muslimiinta .
Hadalkan ka soo yeeray Cunmar faaruq ma aha mid ay la yabayaan ama filan waa ku noqon karta dadka aqoonta u leh xaqiqada wadaaddada Wahaabiayda iyo caqiidadoda Takfiirka ku dhisan.
Wadaadada wahaabiayda ee fikradaha shabaabka faafiya, dhalinyaradana bara waxaa ka mid ah.

Sh. Cumar Faaruq
Sh. Dirir ( Hargaysa)

sh. Umul ( Nayroobi )

Shariif Cabdi Nuur ( Sacuudiga )

Sh. Cabdul-Qaadir Gacameey ( Garoowe)

Sh Daahir Indhabuur ( Boosaaso )

Sh. Cali Warsame ( Burco )

Xasan Daahir Aweys ( Qab qable dagaal oo soo saaray khawaarij badan )

Walaalkiis Sh. Axmad Daahir Uweys ( London )

Maxammed Sh Cusmaan ( Kenya)
Faarax Mucallim ( Baarlamaanka Kenya )

Axmad Nuur Cali Jimcaale ( Al-Barakaat )

Abuukar Cumar Caddaan ( Hotel Ramadaan )

Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( Qaahira )

Shariif sh. Axmad ( TFG )
Axmad siilaanyo ( Soomaaliland ) taageere wahaabiyo

Cabadu Raxmaan Faroole ( Buntland ) taageere Waahabiyo
Axmad Cabdi Salaam ( taagere wahaabiyo )
Kooxahan iyo kuwa la midka ah waxay ka mid yihiin shakhsiyaadka gacanta weyn ka geystey in Soomaaliya ay ku faafaan khawarijta Wahaabiayda, waxayna kooxahani isugu jira kuwa wahaabiyada ku faafiya wadaadnimo kuwa dhaqaale ku faafiya iyo kuwa siyaasad ku taageera.