I don't know how we are going to get there ,but wallahi , we are going to have to .
Wallahi and I firmly believe it , somalidu waa dad cajiib ah , dad laga yaabay .
Haddaba anigu waalahi run baan idin sheegaya caawo.
My cousins , my point is , qaar baa jira markey soo yara takhsiin galiyaan gabay iyo qabyaalad ay ugu baxdo .
Aniga se " serial killer" bay inagu sheegaan ba dadkaasi , waa is ogyahay habar wagaagey .
Calaa ii xaal , waxa wanaagsan in runta la isku sheego dhallinyaro .
Halkan waxaynu ku wada joogna waa wada SOMALI . Anigeygan idin la hadlaya waxaan u soo gala , si aan Voltage ama Udun ama mid kaloo darood ah aan ku dacaayadeeyo , waa ba intaas
Famine iyo ciyaal somali gaajo disha , wallahi waxaan amiinsanahay , anaga ugu wacan .
Nin walbow isku noqo , somaalinimo qimoo ayay lahayd e , aynu isku noqono .



